cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Zainsharaf channel

  ✲‌✩‌🌟⋆ 𝕫𝕒𝕚𝕟𝕤𝕙𝕒𝕣𝕒𝕗 𝕔𝕙𝕒𝕟𝕟𝕖𝕝 ⋆🌟✩‌✲                    ♡ ㅤ    ❍ㅤ            ⌲ ᴋᴜ ꜱᴏᴏ ᴅʜᴏᴡᴏᴡ ᴄʜᴀɴᴀʟᴋᴇɴᴀ, ᴡᴀxᴀᴀɴ ᴋᴜꜱᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪɴɴᴀᴀ xɪɢᴍᴀᴅᴏ, ᴅʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ, ꜱʜᴇᴋᴏʏɪɴᴋᴀ ɢᴜᴜꜱʜᴀ Qᴜꜱᴇʏᴀ ɪʏᴏ ᴇʀᴇʏᴏ ᴊᴀᴄᴀʏʟ.

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 524
المشتركون
+824 ساعات
+567 أيام
+26030 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
إظهار الكل...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @WadadaToosan 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Wanaagmedi 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @tixjaceyl 🌺 @Manhadal 🌹 @Dareenjacel143 🌹 @hagahanolosha7 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 @OGAANSHO12 🌸 @Dareenka_Guusha 🌸 @DhuuxJaceyl 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @ruuxdawanaagsan1 🌸 @RibaaxaAcademy 🌸 @hansidechannel 🌸 @Balaashaan 🌸@quraanonline1 🌸 @Naxriis_Badne 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @dhigal 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @hoygaxikmada7 🌾 @Kasdareen12 🌾 @Cawayskanolosha ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@xikmaawimedia@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @xikmadjacayl 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @dhiirigalin100 🌴 @QALBIQOOYE1 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @LAMPTECH 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @xikmadjacayl 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @xikmad_channel 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @Taloyinkaguusha --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @qalin19 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- Page ka al Raxma jion👇👇 https://www.facebook.com/profile.php?id=100083445638211&mibextid Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
إظهار الكل...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

Photo unavailableShow in Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @Darenjaceyl1 @wadnojacayl @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @Team_Hormuud @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
إظهار الكل...
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Cilmu_nafsi_10 @Dabiibe_Jacayl @Saxiibka_Nolosha @Maskax_maaal @Hagaha_nolosha @qoraal09 @halgnka Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
إظهار الكل...
HALKAAN TAABO 📌
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
إظهار الكل...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

Haddii wax ku murug gelinaya uu yahay qof ficilkiisa iyo hadalkiisa waydii naftaada aniga iyo qofkaas mxaa isu keenaya mxayna ii dhaawacan dhaqankiisa marka aad hesho xariirka idin ka dhaxeyo xariir qarabo ama asxaab uu yahay waa inaa ka saartaa qaamuuska noloshada aadana wanaaga badan ka filan adigon xariirka u jarin oo korkaas ka salaamaya Mxaa yelay qofkas asaga ah uma wanaagsana caafimaad kaaga gudeed. Wxaadna ka deysaa wanaagii badnaa aad ka rajenesay Marwalba aad sugto wanaag fara badan wxaa ku dhaawici doona qaladaadka yaryar ee qofka ka dhaca xitaa asagoon u qasdin. Wxaa kalo kalsoonidaada kor u qaadi kara inaad muraayad hortagto aad naftaada la sheekesato xiliga kasta ay kuu suura gasho qaasatan subaxdii markad soo kacdo kadib markaad gudato waajibaadka alle. Habsii naftaada: waan dareemi karnaa habsiinta quruxda ay leedahay marka uu qof qalbigeena aad ugu dhow aan ismoogaano maalmo, bilo amaba sanado habuunka aan u qabno inaa laabta is gelino. Mxuu u maleenesaa inaa naftaada habsiisid dareenka gudeed ee ay ku siin karto. Waa qadob muhiim ku dareensiinya inaada qof dhameestiran tahay. Ereyada qurxoon naftaada ugu ronow: markii uu qof uu ku yiraahdo qof aad kugu wayn erey wanaagsan waxaa is badalaya dareenkaaga wxaadna noqotaa mid xaladiisa sii wanaagsanaata. Wxay kalo kaa caawinesaa inaa laguu sasaban ereyada macan oo qalbigaaga haduu ereyda qurxoon uu ka bahaan yahay wxaa fudud inuu qofkasta oo erey macan ku dhaha aad u furto, oo sidaas qofkaas muhiim kugu noqodo. Lakiin mid ogow ereyda wanaagsan ee dadka kale kaaga imaanya maaha kuwa marwalba ku dareensiiya dhameestirnaan maanta haduu ku amaano beri ayuu ku caanayaa, micno gaar ah kuuma sameneso hadiiba aad ka bahan tahay kaaga. U cudur daar: naftaada u cududr daar markay qaldanto markay wax wanaagsan sameesana ku amaan. Marar badan dadk qaldaadkaaga way kugu dhaleecayn doonaan wxay duugayaan dhamaan wanaagyadaadii aad laheed, haddii dadka ay xumaantaada faafin karaan mxaa diiday adiga inaa wanaagyadaada muujisid oo aad naftaada ku amaanto. Hadda wxaan rajenyaa inaad qoraalkeyga wax ka fahantay ugu yaraana aad naftaada baadi goob ku sameyn doonto. Guulo badan idin rajeenyaa saxiibdeyda qiimaha badan. Self-esteem❤️🩷🌹☝️👍 I love ❤️ @zainsharaf ❤️🌹☝️🩷👍
إظهار الكل...
3
Photo unavailableShow in Telegram
POSTIGII HORE QAYBTIISA 2AAD XALKA MXUU YAHAY HADABA xalka waa inaad naftaada raadisid oo aad soo heshid la faadhiisatid waqtana la qaadatid in ka badan intaad dadka kale la qaadato Wxaad is waydiinesaa nafteyda miyaa iga maqan ?hadaba . Sideen waqti ula qataa? iyo su'aalo kale ayaa maskaxdaada ku degdegay. Aan kuu sheego hadaba Inaad iska yareeso dadka inta badan aad waqti la qaadato agtoodana aad ku dareemeeso qof kale inaad tahay oo aadan ku dhaqmeen dabeecadahaaga saxda ah. Inaa sameesato journaling maalinkasta ah aadna qorto wxaa gudahaaga ka dareemeso Farxad, murug , wxa ku xanuujinya Iyo inaad qorto waxa sababay inaad dareento dareenka noocaas ah. Haddii sheyga ku murug gelinaya uu yahay wax aadan waxba ka qaban karin ma jirto sabab aad uga sii murugooto Una sheeg naftaada inaysan waxba ka bedali karin waxa aboodaada ka baxsan.
إظهار الكل...
2
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Cilmu_nafsi_10 @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
إظهار الكل...
1
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝘂𝘀 𝗻𝗼𝘄 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️
𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛🛎 Asc dhamaan Bahda waxbarashada jacel Gaar ahaan Ardayda jecel barashada graphic design-ka in academiyada Som Graphic ay bixinayso course si heer sare loo soo agaasimay kaas oo aad ku baran doonto xirfada graphic design-ka . 📌Dhamaan Ardayda waxaa la ogaysiinaaya in aan qaadan doono Fadalo Cusub oo ah course-keena Graphic Design-ka  *15* -𝐒𝐞𝐩𝐭𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 2024 . Dhamaan Ardayda Rabaan Fursada waxbarashada ah,Waxaa biloowday Is diwaan galida, hadaba iska diwaan galiya ciwaanka hoose 📝𝗬𝗮𝗮𝗻 𝗟𝗮𝗴𝗮𝗮 𝗕𝘂𝘂𝘅𝗶𝗻 👇👇👇👇👇👇 *Telegram channel:* https://t.me/somgraphicacademy2 *Whatsapp Group:* https://chat.whatsapp.com/FVNeNvytyBODqP8RlDRahj la xiriiir whatsapp numberadaan hoose : +252 683142658 +252 612910104 𝐃𝐔𝐌𝐈 𝐃𝐀𝐑𝐁𝐈𝐆𝐀 𝐉𝐀𝐇𝐋𝐈𝐆𝐀
إظهار الكل...
Som Graphic Academy

Hoyga Rumeynta Riyadaada ..!

🥰 1
Cashirkeena xiga ayaan xalka ku qaadan donaa. La socod wacan❤️🌹 @zainsharaf ❤️🌹🩷☝️👍🌹
إظهار الكل...
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.