Fardawsa Fiican1
kusoo dhawaaw channel-kan. ● Waxaad ka heli doontaa: •Qoraallo Dhiiri-galin ah. •Sheekooyin xikmado leh. •Wax kasta Oo faa'ido leh. •NALA JOOG😇 Mahadsanid.♡
إظهار المزيد4 192
المشتركون
+324 ساعات
+637 أيام
+27330 أيام
- المشتركون
- التغطية البريدية
- ER - نسبة المشاركة
جاري تحميل البيانات...
معدل نمو المشترك
جاري تحميل البيانات...
Photo unavailableShow in Telegram
Kii naftiisa ka guulaysta; Waa dagaalyahanka ugu xoogga badan.
👍 3
💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼
Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿
الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا، وَإِلَيْهِ النُّشُورُ 🌷🌸🤲
( لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَريكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفرْ لِي ).💐 🪴
الحمدُ للهِ الَّذِي عَافَانِي فِي جَسَدِي وَرَدّ عَلَيَّ رُوحِي وَأَذِنَ لِي بِذِكْرِهِ 🌸🌱
اللهمَّ صلِ عَلَى مُحَمَّد وَعَلَى آلِ مُحَمَّد، .كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيْمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيْمَ، إنَّكَ حَمِيْدٌ مَجِيْدٌ.
اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنَّك حميدٌ مجيد.☘🌼🌺 💫
اللَّهُمَّ يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ، 🌷🥀🍁
👍 2
Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐
[🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴]
------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------
🌙( Diini )🌙
---------------------
🌻 @machadudarukheyrchanel
🌻 @AMirSHaCraWi
🌻 @WadadaToosan
🌻 @muntkhab
-----------------------
🌷 @quraan103
🌷 @Wanaagmedi
🌷 @FIIRAAN
----------------------------------------------
🌾Sheeko--jacayl🌾
-----------------------------------
🌺 @dareenfahan123
🌺 @qalbi_dhaye1
🌺 @tixjaceyl
🌺 @Manhadal
🌹 @Dareenjacel143
🌹 @hagahanolosha7
🌹 @AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- ---
🌻Xulasho-wcn🌻
----------------------------------
🌸 @OGAANSHO12
🌸 @Dareenka_Guusha
🌸 @DhuuxJaceyl
🌸 @noloshuwaahalgaan
🌸 @Bulshokaabmedia1
🌸 @Sirtanolasham24
🌸 @ruuxdawanaagsan1
🌸 @RibaaxaAcademy
🌸 @hansidechannel
🌸 @Balaashaan
🌸@quraanonline1
🌸 @Naxriis_Badne
🌸 @ONLINE_MARKET_24
🌴xulasho🌴
--------------
🌾 @dhigal
🌾 @zainasharafchannel
🌾 @hoygaxikmada7
🌾 @Kasdareen12
🌾 @Cawayskanolosha
---- -------- ------ ----------
✏Qural--xigmado🔦
------------ ------- ----------- ----
💐 @Q0RM0
💐 @kixkmad100
💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA
💐 @MURTISIDE
---------------------
☔ @islamicdigital
☔ @murtimaal1
☔ @Cajaa_ibta_dunida
☔ @xikmaawimedia
☔ @abditahad
☔ @XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------
📙Books📚
-------------------------------------------
🌴 @xikmadjacayl
🌴 @sompdfbooks
🌴 @BaroEnglish1
🌴 @oldwrite
🌴 @Bulshokaabmedia1
------ ----- ---- -------
🌴 @dhiirigalin100
🌴 @QALBIQOOYE1
🌴 @Besty_photos
🌻 @fududeeye209
🌻 @LAMPTECH
🌻 @MURTI_MADALO1
---------------------------------
🍀Xulasho🍀
---------------------------------
🌹 @KHATARCAAFIMAAD
🌹 @xikmadjacayl
🌹 @hamdimohamed44
🌹 @sahmiyedigital
🌹 @xikmad_channel
🌹 @Dacwah_Channel
---------------------------------
💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay:
(1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay.
(2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay.
(3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko.
(4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖
👇
🌹 https://t.me/AlRaxmachannel
------------------------------------------------
---------------------------
💪Dhiira---Galin💪
------------------ --------- -----------
🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL
🌹 @kabtanhaaraxikmawi
🌹 @Qoraaladii_Qarniga
🌹 @ustadAntonio✍️📚
🌷 @jiiladvert
--------------------------------
🌷 @HAGAHAJIILKA12
🌷 @wayahaadunka
🌷 @fardawsafiican1
🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0
🌷 @noqomufakir
🌹 @Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---
--------------------------------------
❤hoyga--jacelka❤
-------------------------------------------------
💐 @jowharadi1ifeysay
💐 @qalin19
💐 @mirojaceyl
💐 @Jaceylkiilumay
💐 @tareenkanolasha
💐 @Daaruladham122
🌹@aadan123
-------------- -------- --------- ------- -----------
👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈
🌹 @Suhayb52
--------- ------- ----- ----- ----------
🌹@bahjasooyaalka
🌹@Riyooyinkeena56
🌹@xikmado222
🌹@dhiiriye
🌷 @Dadweynha
🌹@XasUus_QoR_JecEYl
🌻Dhamaad-----end🌻
-----------------------------------
Page ka al Raxma jion👇👇
https://www.facebook.com/profile.php?id=100083445638211&mibextid
Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe
🌹 @Gazanewsm25
barnaamish ka baro diin taada
Youtube subscribers
Dheh wll
👇 👇
https://youtube.com/@alraxmachannel1696
🌷Al raxma_____channel🌹
Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁
👍 1❤ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Magacyada alle Micnahooda
Magaca 41aad
اَلْحَسِيْبُ
هو الذي يحفظ أعمال عباده من خير، وشر، ويحاسبهم إن خيراً فخير وإن شراً فشر.
AL-XASIIBU waa: Alle waa mid dhawra(ilaaliya) camallada adoomadiisa kuwooda wanaagsan iyo kuwooda xun ee sharka ahba, wuuna ka xisaabinayaa; haddii camalladu wanaagsanaayeen wuu wanaajinayaa haddii ay xumaayeenna shar buu ku abaalinayaa.
Magaca AL-XASIIBU ( اَلْحَسِيْبُ )
Quraanka kuma jiro isagoo sidan u dhigan balse laba qaab oo kale ayuu ugu soo arooraa
1: حَسِيبًا
Qaabkan isagoo ah magaca ilaahayna macnihiisu yahay waxa uu ku jiraa quraanka 3 jeer, mar kale oo aanu magaca alle ka macno ahaynna wuxuu jiraa aayadda
اقْرَأْ كِتَابَكَ كَفَىٰ بِنَفْسِكَ الْيَوْمَ عَلَيْكَ حَسِيبًا(14) سورة الإسراء
2: الْحَاسِبِينَ
Qaabkan isagoo ahna waxa uu quraanka ku jiraa 2 jeer... isugeynta tiradaasina waa 5
🥰 2
Photo unavailableShow in Telegram
sababaha guusha_
ablakeeshanadan faraha badan ee kuu furan amateedka aad u hayso inaad kolba mid fiiriso
Ka soomi nafsadaada🖐
guul gaadhi maysid ilaa waqtigaaga meel faaiido leh galiso🌸🕊
🥰 2
💫Xikmadu maaha inaa wax walba haysato
Lkn xikmadu waa in hal shay aad u isticmaali karto
10 nooc💦
Xikmadu maa ahan inaa weel kasta soo gadato
Xikmadu waa inaa hal weel 10 hawl ku qabsan karto😊
👍 4
Photo unavailableShow in Telegram
Wakhtiga firaaqadana uga faa'iidayso diintaada iyo aduunyadaba...🍃✍🏻✨
🥰 7❤ 3👍 1
U naxariiso kuwa aad jeceshahay inta aad nooshahay waayo hilowga geerida ka dib waa mid aan loo dulqaadan karin
👍 3
💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼
Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿
الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا، وَإِلَيْهِ النُّشُورُ 🌷🌸🤲
( لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَريكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفرْ لِي ).💐 🪴
الحمدُ للهِ الَّذِي عَافَانِي فِي جَسَدِي وَرَدّ عَلَيَّ رُوحِي وَأَذِنَ لِي بِذِكْرِهِ 🌸🌱
اللهمَّ صلِ عَلَى مُحَمَّد وَعَلَى آلِ مُحَمَّد، .كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيْمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيْمَ، إنَّكَ حَمِيْدٌ مَجِيْدٌ.
اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنَّك حميدٌ مجيد.☘🌼🌺 💫
اللَّهُمَّ يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ، 🌷🥀🍁
👍 1
Adoo 80 sano. Soo noolaa hadaa rabbigaa la kulanto
Ka dibna uu ku dhaho adoonkaygiiyow
80,kii sano eed noolayd waad kusoo khasaartay agtayda waxba kuuma yaalaan😢☝️
👍 6😢 2
اختر خطة مختلفة
تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.