cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Dhiiragelin podcast

Ku soo dhowow dhiiragelin podcast waxa sharaf inoo ah in aad nagu soo biirto mahadsanid

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 044
المشتركون
-224 ساعات
-117 أيام
-4730 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
@dhiiragelin podcast
إظهار الكل...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
@dhiiragelin podcast
إظهار الكل...
Afartaan qodob mid ayuun baad ku sugantahee ogoow: 1: Xidhiidhkii aad Illaahay la lahayd oo aad goysay, Salaadii oo aad ka tagtay, dunuub waawayn oo aad ku dhacday iyo dhammaan khayrkii oo aad ka durugtay. Illaahay ayaa inoo balan qaaday inuu nolol cidhiidhi ah ku noolaanayo qofka ka fogaada xuskiisu, cadaabna mutaysan doono, qofka xuskiisa badiyaana uu nolol rajo iyo raaxo leh ku noolaanayo Aakhirana janada galayo. 2: Xidhiidhkii aad naftaada la lahayd oo yaraaday ama joogsadayba, sida: la faqii iyo la fadhiisigii naftaada taas oo kuu saamaxaysainaad ka war hayso naftaada oo aad ogaato waxay doonayso iyo waxaydiidayso; dood wadaagna yeelataan, taas oo fududaynaysa inaad islajaan qaadaan oo aad waxyaabo badan xallisaan, waydiimo badana warcelin u heshaan; taas oo sababaysa in aanad xisaabin naftaada iyo noloshaadaba. Waxaad daysaaba way ku daayaan. 3: Carqaladaha noloshaada oo aanad xallin: tani waxay kugu keenaysa in aad ku jirto xaalad qasan oo soo noqnoqta iyo guul darrooyin hor leh; kuwaas oo saamayn taban ku yeesha noloshaada 4: Fahan la’aanta noloshaada: In aad fahanto oo aad falanqayso waxna ka barato noloshaadu waxay ku siinaysaa awood fikireed, kalsooni iyo kor u socosho; haddii aad fahmi waydo noloshaada, waxba ka baran maysid, haddii aanad waxba ka barana ka gudbi maysid carqaladahaaga; heerna gaadhi maysid abidkaa.
إظهار الكل...
1
Photo unavailableShow in Telegram
@dhiiragelin podcast
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
@dhiiragelin podcast
إظهار الكل...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
BUSINESS(GANACSADE) ✅ unlimited earrings(dakhli aan xadidnayn). TUSAALE= 801$ilaa 5015$ ma ahan lacag xadidan. ✅make your own schedule(sameynta jadwal adiga kuu gaar ah). TUSAALE= micnaha waxa aadi kartaa shaqada xilliga aad doonto sida subaxii ama galabtii. ❌A lot of risk(khatar badan). TUSAALE= wax kasta oo saameyn ku yeelan kara dhaqaalaha shirkaddaada. Xaalado badan, khataraha maaliyadeed waxay burburin karaan shirkaddaada. JOB(SHAQO/SHAQAALE) ❌ limited earnings(dakhli xadidan). Tusaale= in aad ku ku shaqeyso 500$ bil walb Waa lacag xadidan oo aad ku shaqeyso bil walbo. ❌working on schedule(ku shaqaynta jadwalka). TUSAALE= saacadaha shaqada, wakhtiga shaqada loo qoondeeyay shaqaalaha. Waxay go'aamisaa saacadaha shaqada ee caadiga ah (tusaale, 8 ama 10 saacadood maalintii). ✅ All most no risk( Dhammaan inta badan khatar ma laha). special attention( fiiro gaar ah) Haddii aadan fursad u qaadan (khatarta) markaa weligaa ma heli doontid faa'iidooyinka (abaal-marin). @dhiiragelin podcast
إظهار الكل...
👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
@dhiiragelin podcast
إظهار الكل...
2
00:18
Video unavailableShow in Telegram
@dhiiragelin podcast
إظهار الكل...
8.92 KB
01:21
Video unavailableShow in Telegram
@dhiiragelin podcast
إظهار الكل...
4.16 MB
00:53
Video unavailableShow in Telegram
@dhiiragelin podcast
إظهار الكل...
4.96 MB
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.