cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Xafso carap🍁👸

Nagu so biir MHDSANID 🍁❤

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
2 979
المشتركون
-324 ساعات
-87 أيام
-4030 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Imisa mar quraanka lagu sheegay erayga (aljannah)Anonymous voting
  • 60
  • 65
  • 66
  • 67
  • 73
0 votes
2🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
Ma garanaysaa micnaha dhaqanka wanaagsan? Akhlaaqda wanaagsani waa in aad noqoto noqoto 1. Qof xishood badan, aan waxyeello gaysan af iyo adinba, 2. Aad u dabeecad wanaagsan oo daacad ah  carrabkiisuna run sheegid ku caan yahay,. 3. hadl yar balse, wax badan qabta hadal yar iyo hawl badan. 4. simbiriirixadisu yartahay, caadifadna aan ku shaqayn, 5. Baari ah toosan, sharaf leh, oo samirleh. 6. Naxariista, dulqaad leh, wehel u ah dhawrsanaanta iyo naxariista. 7. Ma lacnad tamo , mana caaytamo, mana aha isku dire, waxna ma xanto. 8. Ma degdeg badno, mana caasiyo ixsaan kii u fala, bakhayl maaha mana aha xaasid.. 9. Waa mid qalbi daahir ah oo u jilicsan ku wa ka hooseya, Alle dartiis wax u jecel, una neceb rabbi dartiis. 10. Ilaahay dartii raalli noqda  una  cadhooda .. Ilaahay aniga iyo adinkaba ha inaga dhigo. FAHANKA NOLOSHA 🌎
إظهار الكل...
Subax wngsan
إظهار الكل...
Ha u ogolaan qofna inuu kuula dhaqmo dareen ku meel gaar ah.
إظهار الكل...
Mudda ayey ii ishaareed, Maanku xageeduu ahaa saakay ayaa saxbibkey iyiri nakeen meher baanu tagaynaaye anoo sugaayo heblaaya kale soo tii aan ku tashanaayay nin la leeyahay ma aqbashay hebla hebel, Naxdin waynaa,😖🙊🫢🫢waxaa igasoo fakatay sidow ku aqbali karaa🖤😡😀😆😆😆😆 😀😀😅😂
إظهار الكل...
😁 2
Waqtigaan aan joogno, uma baahnin isbarsha dheeraad ah Hadal badan ، Waxaan u baahanahay ka run sheegidda xagga dareenka, ka fog qayaanada iyo waqti lumiska, Karun sheegida la macaamilka, ee daahirsanaanta quluubta ka fog munaafaqnimada iyo daahirsanaanta nafta xishoodka leh, Jacayl kaliya ha raadina, Ee Jacayl raadi Daacadnimo leh Raadi kalsooni aaney saameyn ku yeelanayn duufaannada noloshu... Iyi ammaan aaney ka dambayn ama la socon cabsi iyo walaac....
إظهار الكل...
4
Photo unavailableShow in Telegram
💙: Fariintada "Ilaah wuxuu leeyahay arin wanaagsan oo uu dib u dhigo, ee ha u malayn in Ilaah ku illoobay." 🥀🌹🌷https://t.me/FAHANKANOLOSHA35
إظهار الكل...
🥰 3👍 2
Repost from TIJAABI MASKAXDAADA
Imisa jeer ayuu ku soo arooray quraanka Erayga. الؤلؤ واللؤلؤAnonymous voting
  • اربع مرات
  • خمس مرات
  • ست مرات
  • مرة واحدة
0 votes
Waxaan marka ay ziyaadaan waa nusqaamaan, halkii larabay iney sii kordhaan,Anonymous voting
  • Mishaarka
  • Bisha
  • Waqtiga
  • Oradka
  • Cumriga
0 votes
2👍 1
Repost from TIJAABI MASKAXDAADA
Waa maxay Shay aadan jeclayn inaad xirato lakin aad halmar xiran doonto kaaga darane aadan arkayn islamarkaa,!??Anonymous voting
  • Maba jiro
  • Kabaha sandalka
  • Suudka
  • Mard cad
  • Karfanta
0 votes
5👍 2🥰 1
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.