cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Motivation Samiir Ismail

✫✫✫ Welcome to my channel ✫✫✫ Kanaalka Samiir Ismail waa kanaal aad Ka heli karto Qoralo maalinle ah Xikmadaha, Geraaro,dhiiragalinta iyo Qisooyinka. 🙏🧠📚📖🌍🖋 Fadlan kusoo biir : ╭┈───────── ╰┈➤ @samiirIsmail https://instagram.com/samiir___ismail

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 721
المشتركون
+2424 ساعات
+997 أيام
+50430 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
إظهار الكل...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka  👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali 👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/7pQ50HvM74Y4YmI8
إظهار الكل...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
“ U adkayso waxa aad neceb tahay, si aad u gaadho waxa aad jeceshahay #Subax_wanaagsan❤️✨ Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈───────────── ╰┈➤ #Samiirismail1 👤🖋   ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
إظهار الكل...
👍 2 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
          ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ ✧━KOOXDA🤝WADAJIR━✧ Best Somali Telegram Channels.📚 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 ━━━━━✧❂✧━━━━━━ Join ➠:@SamiirIsmail motivation ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Bahjasooyaalka 📖 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️🫀 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Maan_Maal1 🧠 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Samiirbook 📚 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@DHIRIGALISO 🗣 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1 ━━━━━✧❂✧━━━━━ ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/UCpEyeNKU5szYmNk ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 🤝 ━━━━@Kooxdawadajir━━━ 🥇 Si aad u Horumariso Channel-kaaga u kaalay Kooxda wadajir Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @cilmooge1 ◎━━━━━✯━━━━━━◎   ⎉_-Dhamaad-_⎉
إظهار الكل...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Xikmado💡📚 ✨Qof uuna waayuhu wax barin , Waqtiguna macalin u noqon , Miyuuba waayo arag Noqdaa. ✨Markii Aad ku kalsoonato Naftaada ,Waxad Ogaan doontaa sida loo noolaado. ✨Qofkii aan ku danayn isaga tag , Jacaylku wuu qurux badanyahy , Lkin Sharafta ayaa kasii qurux badan. ✨Waligaa mudnaanta kowaad Hasiinin , Qof aad kamid tahy mid kamid ah Dooqyadiisa qiyaaliga ah. Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈───────────── ╰┈➤ #Samiirismail1 👤🖋   ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
إظهار الكل...
👍 1 1
#Alxamdulillah
إظهار الكل...
4
Photo unavailableShow in Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @Darenjaceyl1 @wadnojacayl @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @Team_Hormuud @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
إظهار الكل...
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
Photo unavailableShow in Telegram
Akhrisku waa sheeko qoraaga lala yeesho, xitaa hadii uu qarniyo kahor noolaa, Waxaad awood uleedahay inaad dhuuxdo fikradihiisa habdhaqankiisa xitaa mashaariicdiisa"Dooroshooyinkiisii, Ficiladiisii iyo Aragtihiisiiba", Sidoo kale akhrisku waa fursad aad ku daraasayn karto Maskaxdii,Xikmadii, Aqoontii, ¡yo xadaaradihii faca waynaa ee u aadamuhu soo maray!. hadii aynu la falgalno dhigaalada dadkii hore, waxa hubaal in aynu wax kabaran doono guulahoodii yo guul-daradoodii, iyaga oo inaga caawin doona inaan si wax ku ool ah umaarayno caqabadaha hadda jira. Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈───────────── ╰┈➤ #Samiirismail1 👤🖋   ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
إظهار الكل...
👍 3 2
Photo unavailableShow in Telegram
“ Isku day in aad noqotid qof qalbi wanaagsan oo si daacadnimo leh u bixiya jaceyl dhab ah, noloshiisa shakhsiga ahna dhista, oo si ku habboon u fekera. Haddii ay kuu shaqeyn weydo miyaa? Aqbal in aad ku fashilantay nolosha jaceylka, oo qalbiga danso, ka dibna danahaaga raaco. Haddii aad maskaxda dansatid, oo aad si qiime la'aan ah qof u daba orodid, waxa aad waayi kartaa qofkii aad ceyrsatay, farxadaadii, iyo guulihii noloshaada. Haddiise aad qalbiga dansatid, keliya qofkii aad jamatay ayaad waayeysaa, laakiin nolol ahaan waad baraareysaa. Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈───────────── ╰┈➤ #Samiirismail1 👤🖋   ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
إظهار الكل...
2
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
إظهار الكل...
👍 1 1
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.