cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022

Geeraar jacayl ♥️ Geeraar amaan Geeraar qalin Jabin Geeraar aroos Geeraar dhiirigalin Erayo jacayl ❤️ Xigmad jacayl ♥️ Oraah jacayl ❤️ Intaba waxaad ka helaysaa @geeraarjacayl . Ku soo biir: geeraarojaceyl .♥️❤️😍✅✅

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
16 458
المشتركون
+1124 ساعات
+617 أيام
+34530 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Muxuu cishqi ruux cadibey Udiidey caweys hurdada Calacal muxu naf baday Cishiyo casir kala go'ay Muxuu caqli ruux lahaa inuu celi waayo baday Muxuu ruux cayillanaa Caateyey asoon ogeyn Ileen wa cudur jaceylku..
إظهار الكل...
👍 3 3🤷 1
Photo unavailableShow in Telegram
Hooyo waa halyey dhala Marna waa haween bila😋🌾 marna waa haraad tira🤗
إظهار الكل...
😍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaa aheed qofka kaliya Marka murugo dareemo Agtiisa farxad kasoo Raadsado.💔 lkn hada Sidaa aan murugo u Dareemin ayaan kaaga Dheeraaday.😢💔
إظهار الكل...
😢 4
Photo unavailableShow in Telegram
Mataankii aan jeclaayaaw Boqrokeegiyaw Ibraahimaw Xidigii aan jeclaaayaaaaaw Key naftuu dooratooooow. Xubi soooodhawaaaaaaw.❤️‍🩹💝 Oo lamaanteydo.💝❤️‍🩹
إظهار الكل...
2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
jannadu waa meesha dadka lagu nimceeyo naartuna waa meesha dadka lagu ciqaabo aduunkuna waa meesha dadka lagu imtixaano 🤎🧸
إظهار الكل...
2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
indhaha waynu xidhanaa marka aynu ilmayno riyoonayono waayo wax walba oo wanaagzan ee nolasheena ku gaadman halka ay aragnaa maaha indhaha ee waa qalbiga 🤎🧸
إظهار الكل...
😍 2 1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
إظهار الكل...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Caawa waa habeen kheyr badan Aan Ku wada Salino Xabiibkeena Mohamed NNKH 💚ﷺ
إظهار الكل...
😍 8
Photo unavailableShow in Telegram
انا ضيعت وقتي وقلبي مع ناس متستاهلش ربع اللي قدمته ليهم 🖤 Waxaan wakhtigayga iyo qalbigayga ku lumiyey dad aan u qalmin rubuc wixii aan siiyey❤️
إظهار الكل...
7😍 1
Photo unavailableShow in Telegram
... • 𝖣𝗁𝗂𝖻𝗍𝗈𝗈𝖽𝖺𝗒 𝗆𝖺𝗋𝗄𝖺𝗇 𝗄𝗎 𝗐𝖺𝖺𝗒𝖾𝗒 • 𝖣𝗁𝖺𝖺𝗐𝖺𝖼 𝗐𝖺𝗒𝗇 𝖻𝖺𝖺 𝗂 𝗀𝖺𝗋𝖺𝗒 • 𝖥𝖺𝗋𝗑𝖺𝖽𝗂𝗂 𝗐𝖺𝖺𝗇 𝗄𝖺𝗅𝖺 𝖽𝗁𝖺𝗊𝖺𝖺𝗊𝗇𝖺𝗒 • 𝖨𝗅𝗆𝖺𝗇𝖺 𝗐𝖺𝖺 𝗂𝗀𝖺 𝖽𝗁𝖺𝗆𝖺𝖺𝗍𝖺𝗒 • 𝖢𝗂𝗂𝗌𝗁𝗈𝗈𝖽𝖺𝗒 𝗆𝖺𝗋𝗄𝖺𝖺 𝗂𝖽𝗁𝖺𝖺𝖿𝖺𝗒 • 𝖣𝗁𝗂𝗌𝗆𝖺𝗁𝖺 𝗋𝖺𝗃𝖺𝖽𝗂𝗂 𝗄𝖺 𝗊𝗎𝗎𝗌𝗍𝖺𝗒 • 𝖣𝗁𝖺𝗆𝖺𝖺𝗇 𝖽𝗎𝗆𝖺𝗋𝗄𝖺 𝗎 𝖼𝖺𝗋𝗈𝗈𝖽𝖺𝗒 • 𝖷𝗂𝗋𝗂𝗂𝗋 𝖽𝖺𝗇𝖻𝖾 𝗐𝖺𝖺 𝗄𝖺 𝖽𝗁𝖺𝖺𝗋𝖺𝗍𝖺𝗒 • 𝖠𝗌𝗑𝖺𝖺𝗉𝗉𝗍𝗂 𝗈𝗀𝖺𝗒𝖽 𝗄𝖺 𝖽𝗁𝗎𝗎𝗇𝗇𝗍𝖺𝗒 • 𝖲𝗂𝖽𝖺𝖺𝗇 𝗎 𝖿𝗂𝗄𝗂𝗋𝖺𝖺𝗒𝖾𝗒 𝖽𝗁𝗎𝗎𝖻𝗍𝖺𝗒 • 𝖶𝖺𝗅𝗈𝗐 𝖺𝖺𝗇 𝖽𝗁𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖺𝖽𝗄𝖺𝗒𝗌𝗈 • 𝖢𝖺𝗅𝖺𝖺𝖼𝖺𝗅 𝗐𝖺𝗑 𝖽𝗁𝖺𝖺𝗆𝗈 𝗐𝖺𝖺𝗒𝖾𝗒😭💔 ..
إظهار الكل...
💔 3👍 2
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.