cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Engineer Ahmad Arab

Halkaan waxaa ka hilidoontaa Dhiiri gelin muhiim ah ee ka faaideyso Maahmaahyo Oraahyo Qisooyin

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
1 470
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-67 أيام
-3130 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

إظهار الكل...
Hamster Kombat

Just for you, we have developed an unrealistically cool application in the clicker genre, and no hamster was harmed! Perform simple tasks that take very little time and get the opportunity to earn money!

Photo unavailableShow in Telegram
Xikmadihii laga Diiwaan geliyey Alle ha u naxariisto Dulqarneyn: ============ ============ "Gaadhi midigtiina laga wado, wadadiina midigtii ka haysta, adduun ka meel na laguma arag" "In aad wax barataan waxna beerataan ayaad kaga bixi karaysaan fakhrigan" "Gaaladu wax alle wixii halaag ah ee ILaahay looga go'ayo bay innoo keenaan" "Adduun ka meel 4 nin oo waaweyn intay meel fadhiistaan laadhuu ku ciyaaraan ma jirto" "Haddaanad tukanaynin dambigeeday leedahay, laba faral baan mid na ka tagay mid na qaatay macquul maaha" "Xayawaan ku isma guursadaan ilaa Condition( shardi isku xidhaan" "In tarantaaduna ay badato, wax soo saar kaaguna yaraado waa hoog iyo halaag" "Dad waaweyn oo diyaarado iyo Maraakiib samaysan kara oo haddana gidaar soo fadhiya lama arag" Weli ma aragtay 4 midh oo qudhaanjo ah oo meel iska fadhida bilaa micno oo aan dhinac na u socon? Maxaa markaa Soomaalida fadhiisiyey gidaar? "Haddii adduun kii ku nacay, adna aad isku tashan wayday double charge baa kugu dhacaya"
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Xaaskiisa ayuu suuqa keenay, iyadiina adeeg ayay doonatay. gaariga ayuu kusugayay, waxoogaa kadib gabar qurux badan ayaa meesha soomartay. Intuu gaarigii kadegay ayuu gabadhii lahadlay (dabcan telefoonkeeda ayuu kaqoranayay) kadib mashaqadan ayaa dhacday. Xaaskiisii oo naxdin lasoo carartay ayaa weydiisay “Macaan qaabkeed uga badbaaday shilkan?” Jawaabtii uu bixiyay ayuu ilaa hadda isbitaalka lajiifaa.
إظهار الكل...
😁 2
Qiso cajiib ah Hada ka hor ayaa waxaa jiray macalin school dhigahayay ayaa dayn lugu yeeshay. Macalinkiin, ayaa ninkii, daynta ku lahaa dhoorjeer ka codsaday balse markii danbe Maxkamada, ayaa loogayeeray. Macalinkii, marka uu tagay halka dacwadu kataalay waxaa gartay garsoorihii. Ka dib macalinkii dhagta ayaa luugu sheegay lacagtii labaxshay oo iska bax ayaa la dhahay. Macalinkii waxa ka fuqay nabar. Kadib xiligii shaqada laga soobaxay baa macalinkii, wadada ayaa looga dabayimid oo waa la siiqaaday. Maqaayad ayaa la geeyay. Macalinkii, ayaa dhahay maxad saan igu Naxariisatay isku kaysheeg haye buuyiri ee Aan qadayno garsooraha. Qadadii kadib garsoorihii waxa uu bilaabay Hadalka ma xasuusatah arday aad dhihijirtay dadaal waxa aad noqon garsoori Marka macalin waxa aan ahay mirahaaga. Macalinkii, ilinta baa halmar soo dhaaftay Madib arintii waxa ay gaadhay magaalada. Macalinkii, wax kasta firii ayaa loogadhigay guriga, kiradiisa, biyaha, Sheekada macanaheeda waa in laga warqabo macalimiinta.
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
-Munaafaqadda Reer Galbeedka iyo USA oo maalinba maalinta ka dambeysa banaanka u soo baxeysa. -Mr Karim Khan oo ah Xaakimkii maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC ee qaaday dacwaddii ku saabsaneyd xasuuqii ka dhacay GAZA, kadibna xukumay in RW Netanyahu iyo wasiirkiisa A.Dibadda la soo xiro maadaama ay ku cadaatay iney geysteen xasuuq iyo dambiyo kaloo caalamiya, ayaa wuxuu sheegay in madax waaweyn ay u soo hanjabeen, kuna yiraahdeen “Waryaa Maxkamaddan waxaa loo dhisay iney dacwad ku soo oogto Madaxda Africa iyo kuwa Yurubta bari sida Putin oo kale, balse looma dhisin iney dacwad ku soo oogto madaxdeena,” Arintan ayuu xaakimku ku tilmaamay mid dibadda keentay munaafaqada Reer galbeedka iyo Mareykanka, balse wuxuu xaakumku u sheegay madaxda u soo hanjabtay, in maxkamadda caalamiga ah loo dhisay dambiile kasta ayna qaadi doonaan dacwad kasta. ?.🫱
إظهار الكل...
Maalintii uu xukunka la wareegay Khaliifkii Muslimiinta Abuu Jacfar Al Mansuur ayaa waxaa usoo galay wadaadkii caanka ahaa ee Muqaatil Bin Suleymaan. Al Mansuur baa yiri, wadaadoow bal i waani. Ma waxay indhahayga arkeen, baan kugu wacdiyaa? mise waxyaabihii aan maqlay? Ayuu ugu jawaabay. Al Mansuur baa yiri, mayee waxaad aragtay igu wacdi. Wadaadkii sheekadii buu bilaabay, wuxuuna kasoo sheekeeyay qisadan: Cumar Bin Cabdi Casiis wuxuu dhalay 11 wiil, hantina wuxuu ka tagay 18 Diinaar. Karfantii lagu duubay 5 Diinaar bey noqotay, qabrigiina 4 Diinaar buu noqday. Waxaa Dhaxal loo qaybsaday 9 kii Diinaar ee soo haray. Hisham Bin Cabdul Malik oo isna noqday khaliifka Muslimiinta, wuxuu dhalay 11 wiil, mid walbaa wuxuu dhaxal u helay hal Milyan oo Diinaar. Wadaadkii wuxuu hadalkii kusoo gabagabeeyay, Ilaahay amarkiis waxaan u taagnaa iyadoo qaaraan loo uruurinayo jihaad ay Muslimiinta u baxayeen in wiil kamid ah wiilashii Cumar Bin Cabdul Casiis uu boqol faras ku deeqay, halka isla maalintaas ay ishaydu qabatay wiilashii Hishaam Bin Cabdul Malik mid kamid ah oo dawarsi dariiqyada u taagan.
إظهار الكل...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Magaalada Izmir ee dalka Turkey-ga, nin ayaa 12 maqaayadood oo kala duwan ka dalbay cunto, kadibna siiyay Address-ka qoftiisii hore (Ex-Girlfriend), midwalbana waxa uu dhahay qoftaas ka qaata lacagta cuntada. Police-ka ayaa baadi goobaya qofkaas baxarka gelshay qoftiisii hore.! Adigu maxaad samayn lahayd..?
إظهار الكل...
😁 1
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.