cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

ERAYO JACEYL

KU SOO DHAWOOW OO NAGA HEL: 💋 ERAYO JACEYL 💋 ERAYO JACEYL 💋 ORAAH JACEYL 💋 XIGMAD JACEYL 💋 SHEEKO JACEYL ❤️ SHUKAANSI KU SOO BIIR ❤️💋❤️ @ERAYOJACEYL1

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
16 415
المشتركون
+4424 ساعات
+1637 أيام
+65630 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Xanaf ku gaartiyo Kaa dhowrey xumaan Kugu sooray nabdigiyo Maanka, xiska xiro kaaga Awdey, Darajadii dunidiyo Maamuus mug weyn Dusha kaaga mariimay Mudanow magacaaga Weyneeyay ❤️🥰
إظهار الكل...
5🥰 3
Photo unavailableShow in Telegram
Igada maqnaasha Naftu ma doonte Igada maraatada Naftu madooonte Igada murugada Naftu madooonte Igada waxyeelada Naftu madoonte Igadaa nabarada Nafeeya wadnaha Naftu maadoonte Igada hadalada nuxusta Naftu maadoonteee Igada nitaqada Naftu madoonte😢🥺🥵
إظهار الكل...
😢 8
Photo unavailableShow in Telegram
Muxibaan kuHaYaa Maamuzka nafTaadiyo Milgan duzhada sudhaY Midigna waad iitaHo Madoono mid kaLe Mana tiro muxibada😳🙇💎💖
إظهار الكل...
5
Photo unavailableShow in Telegram
Markastoo wax jeclaado Maxaa lay qalbi jabiyaa Miyaa aniga lay abuuray. Qalbi jabka.😢💔
إظهار الكل...
1😢 1
Photo unavailableShow in Telegram
Falaadh cishqi baa I gaadho Feedhahay ku faaftoo Fayoobaanba daayo Farba nuuxin kari waayo Fiiro gaaro iila lahoow macan Feejignaan ii fiiriyoo Cishqi fogaadaaa igu qotomee Faalee xaaladaydoo Maaree caashaqeena❣❣
إظهار الكل...
👍 1 1
Photo unavailableShow in Telegram
𝐉𝐚𝐜𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐥 𝐪𝐨𝐟 𝐬𝐢𝐝𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚𝐧𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐮𝐮  𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜𝐨 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐀𝐱 💔😭😢😥😰
إظهار الكل...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Habsiintu waa hadiyad qaaliya hal mar oo hablagu siiyo baa kaa dhigi karo mid kalsoon  balse inta og baa yar.💝💖
إظهار الكل...
3🥰 1
Kadib ayuu yiri shimaal maxaa dhacay abaayo waxay tiri cumar aniga walaalkeey qalad ayuu inaga fahmay waanku baryaa u caddeey in aysan waxba naga dhaxeyn aabe ayuu arintii la wadaagay aabana waxa uu" isiin rabaa nin aniguna diyaar uma ihi cumar dab ayaa jirkiisa ka kacay fadhiga ayuuna ka istaagay kadib ayuu yiri shimaal midaas ma dhaceeyso qaasimna wax walba waan usheegayaa!.. Lasoco part:4 ❤️ love sara asxapey 💋 🕊
إظهار الكل...
4👍 2
Jaceyl baaxad weyn part:3 Shimaal iyo cumar. Cumar cabbaar ayuu aamusay markaas buu yiri shimaal waan lasocdaa inaan jid qaldan qaaday oo" waan ka qoomameeynayaa iyaggoo weli halkii fadhiyo ayuu qaasim ilbaabka kasoo galay shimaal aad beey u naxday iyaddoo ka baqday in uu walaalkeed qalad ka fahmo deg deg ayeey ku istaagtay halkiina isagga tagtay. Qaasim ayaa ka shakiyay saaxiibkiis cumar waxa uuna arkay sagaar agtiisa yaalo qaasim isaggoo la yaaban waxa uu arkay ayuu yiri cumar ma waxaad billaawday inaad sagaarka cabto? Cumar ayaa yiri haa saaxiib! Qaasim intuu carooday buu sidii shimaal kor u qeyliyay isaggoo ugu hanjabay in aanu markale xitaa salaan dhex mari doonin shimaal ayaa maqashay qeeyladda qaasim waxayna dareentay in uu" cumar ku qeylinaayo weey soo baxday fadhigii ayeeyna ugusoo gashay. Markaas ayeey tiri qaasin walaal iska daa, anaa hortaa ku qeyliyay cumar runtii waana ka shalaaynayaa iska daa wiilkaan amar baa ku dhacaye! Cumar ayaa yiri shimaal sidaas ha, dhihin aniga waxaan waan iska joojin karaa qaasim ayaa yiri maya qof balwad bartay weey adagtahay inuu ka tago. Cumar isaggoo careeysan ayuu ilbaabka ka baxay shimaal waxay ku qeylisay qaasim waxayna tiri wiilka sidaas ha yeelin iyadda ayaana ka daba baxday isaggoo sii socdo ayeeyna u' yeertay cumar aad ayuu ugu farxay Inay shimaal ka daba timid. Markaas ayuu istaagay shimaal markii ay ag istaagay waxay garan weeyday waxay ku tiraahdo cumar isaguna iyadda ayuu eegayaa qaasim ayaa kasoo daba baxay waxa uuna ka shakiyay shimaal iyo cumar in ay wax ka dhaxeeyaan. Shimaal ayuuna dharbaaxsho dhabanka ugu shubay gacantana soo qabtay cumar intuu carooday ayuu isagguna qaasim dharbaaxay qaasim iyo cumar ayeey ka dhex tolatay shimaalna waxay garan weeyday qaab ay ukala celiso markaas ayeey tiri qaasim aniga waad igu xad gudubtay saxiibkaa hortiisa ayaad gacanta iigu qaaday sidii inaan gabar xun ahay ogoow midaas ma ilaawi doono aniga!! Qaasim aad buu" u naxay cumar ayuuna sii deeyay kadib ayuu yiri shimaal gabar xun ma, aadan ahayn shimaal ayaa lasoo booday oo" hadda miyaan gabar xun noqday iisheeg qaasim? Wuxuu yiri hadda ayaad cagta saartay jidkii aad kulumi laheyd uu" ula jeedo cumar ayaad lajirtaa isagguna waa nin jidkii hagaagsanaa ka leexday!. Cumar ayaa yiri qaasim ogoow aniga iyo walaashaaba inaad noo, gaftay mida kale walaashaa maxaad iigu nabeeysaa oo" aad uga dhigeeysaa sidii in ay wax naga dhaxeeyaaan. Shimaal ayaa iyaduna tiri qaasim aniga wax eeda malihi shalay adigaa cumar na baray maantana ma waxaad u hadleeysaa sidaas kaliya waxaan rabay inaan raali galino cumar waayo labadeenuba waan ku qeylinay. Waxaan rabaa inaan u caqli celino! Qaasim ayaa yiri aan wax kuu sheego gabareey cumar caqli kamaqan maleh ee"yaanu ku duufsan wuuna kasoo dhaqaaqay shimaalna weey kasoo daba dhaqaaqday. Cumar halkii ayuu cabaar taagtaa indhihiisa waxaa buux dhaafisay ilin kama ahan daciif nimo balse xanuun iyo culeys fara badan ayuu gudaha ka dareemay wuxuu ku shalaayay maxaad shimaal u jeclaatay waayo waad ogeyd nafyahay inaadan heleyn shimaal waayo ma,ahan qof aad nolosha heer kawada joogtaan! Haddana waxa, uu is weeydiiyay sababta ay shimaal sidaan oo" dhan ugu naxariisaneyso ugu dambeyn naftiisa wuxuu ku qanciyay in ay walaaltinimo iyo ixtiraam ka tahay!. Markii uu guriga tagay ayuu fakaray cumar waa, uu soo weeysa waatay saliga ayuuna soo qaatay salaad suno ah ayuu tukaday rabbigiis hortiisa ayuu ku ooyay isaggoo kuleh yaa rabbi waan gafay sheeydaan ayaana I duufsaday maanta laga bilaabase waa balan wax aad iga xaaraan tinimeysay ma cuni doono adiguna Allow ii dambi dhaaf oo" qalbiga ii nadiifi oo" isii risiq xalaal ah oo waasic ah. Maalmo kadib ayuu cumar lambarkiisa soo dhacay waa, uu fiiriyay balse lambar uu garanaayo ma, noqon markii uu qabtay ayuu yiri hellow waa qofma kadib ayeey tiri waa shimaal codkeeddana waxa uu" ka dareemay inay ooyneeyso.
إظهار الكل...
3👍 1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
إظهار الكل...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

👍 1 1
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.