cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Quluubta

= Madashaan waxa aad ka heli doontaa • Su'aalo iyo jawaabo kala duwan • wax-yaabo ku saabsan quraanka kariimka ah • qisooyin, sheekooyin, suugaan, iyo wixii nafci leh. " Ku mahadsanid soo booqashadaada " Wixii fariina ah noogu reeb @Mr_ahmed_alta

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
12 879
المشتركون
+1024 ساعات
+197 أيام
+1730 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

إظهار الكل...
Bahja sooyaal♡

"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta" Soo dhawaw mudane/marwo.🤍

1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
إظهار الكل...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Magacyada alle Micnahooda Magaca 41aad اَلْحَسِيْبُ هو الذي يحفظ أعمال عباده من خير، وشر، ويحاسبهم إن خيراً فخير وإن شراً فشر. AL-XASIIBU waa: Alle waa mid dhawra(ilaaliya) camallada adoomadiisa kuwooda wanaagsan iyo kuwooda xun ee sharka ahba, wuuna ka xisaabinayaa; haddii camalladu wanaagsanaayeen wuu wanaajinayaa haddii ay xumaayeenna shar buu ku abaalinayaa. Magaca AL-XASIIBU ( اَلْحَسِيْبُ ) Quraanka kuma jiro isagoo sidan u dhigan balse laba qaab oo kale ayuu ugu soo arooraa 1: حَسِيبًا Qaabkan isagoo ah magaca ilaahayna macnihiisu yahay waxa uu ku jiraa quraanka 3 jeer, mar kale oo aanu magaca alle ka macno ahaynna wuxuu jiraa aayadda اقْرَأْ كِتَابَكَ كَفَىٰ بِنَفْسِكَ الْيَوْمَ عَلَيْكَ حَسِيبًا(14) سورة الإسراء 2: الْحَاسِبِينَ Qaabkan isagoo ahna waxa uu quraanka ku jiraa 2 jeer... isugeynta tiradaasina waa 5
إظهار الكل...
6👍 2
Danee xidhiidhka aad la leedahay ilaahay... Oo wanaaji naftaada... Alle waa ku ogyahay e. رَّبُّكُمْ أَعْلَمُ بِمَا فِي نُفُوسِكُمْ ۚ إِن تَكُونُوا صَالِحِينَ فَإِنَّهُ كَانَ لِلْأَوَّابِينَ غَفُورًا (25) سورة الإسراء ( Rabbigiin waa ogyahay nafihiinna haddii aad noqotaan dad wanaagsan, alle waa mid u dambi dhaafa kuwa tawbad keena )
إظهار الكل...
11👍 3
Adoo 80 sano. Soo noolaa hadaa rabbigaa la kulanto Ka dibna uu ku dhaho adoonkaygiiyow 80,kii sano eed noolayd waad kusoo khasaartay agtayda waxba kuuma yaalaan😢☝️
إظهار الكل...
😢 10💔 2🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
BIP MASSAGE , VEDIO CALL Muxu Yahay appkan ?😃 Qaabku u sheqeeya ? Somali ma isticmaasha ? Su alaha Odhan jawabohooda ayaan kugu Falanqayndona Mawduucena maanta Appkan Io maclumaadkiisa EE ila dhamayso Qoralka ❤️👌 MUXU YAHAY APPKAN ? Appkan waa Application Cusub Sona Baxay Wakhti An dhawayn Wana Qaabka whatppka Oo kale dhan walba ay ka samina Yihin Oo Aad Isticmaalo Karto - typing - call Voice - vedio call - Record Voice - Group Public - Create Channel Public Intas aaan Ku Soo sheegnayy wUu Le Yahay Appka QAABKE AYU U SHAQEEYA ? wuxu u sheqeeya sida whatppkaga Dhan walba Ahaato qaybo Badan Balse ka Duwan Hal shay Oo ah " Create Channel Public " sida Telegramka Oo kale Aad samaysan Karto Halka whatpp ka Uusan Lahayn Qaybtaas Wana Point Ugu mihiimsan EE aan kaga Hadlayno Appkan Faaido Badan Leh Runtii.... SOMALI MA ISTICMAASHA ? Maya ma isticmaasho waayo Kumaba Badna somalidu Meel aysan Somali Soo Marin Appkan Markii Layla Soo wadagayay Waxa ila Soo wadaagay wiil America Jooga.....👇
إظهار الكل...
3
Runtii Waxa ii Farxad ah Inaan Kula wadaago Appka Waxyaabo badana kaa Saacidi doona Aad whatpp ka Kawayday Mar dhawaan ahayd Oo aan Soo dhigay Post Kaasi Oo aan Ku sheegay In whatpp channel aan Ku samaysanay Taasina ay noqotay Caqabada ka imanaysa Dhalinyarada Jooga Wadanka somlia Madaba 90% Ay Soomalia joogan Waxay Tilmamaysa I ay Dad badan aysan awoodin in whatppka aysan Gali Karin Hadaba Taasi Badalkeega waxan Helnayy Appka BIP MASSAGE VEDIO CALL ama BIP CHAT la dhoho inad SI fudud Ku isticmaali Karto Lagana ogolyahay Meel walba ❤️👍 Channel ugu Horeyey EE Laga sameyo Appkan wuxu noqon doona Midka aan Hada kula wadaagi doono ❤️👍 MASKAX KAAB 👆👆👆👆👆👆 LINK BIP CHAT KU Soo biir Oo nagu Taager SharaF Io Karaamo Mahadsanid Nagu Soo biir Oo naga baro Aqoon Cusub https://t.me/KAFAALO1 Sido Kalena Waxa samayn Doona Team TEAM KAAB Oo channel kaga Meel FIICAN Ku Mari doona Igala so xidhiidh Telegram ka @DULUFFINO Si Aad ugu biirto Kooxda 👍
إظهار الكل...
2👍 1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
إظهار الكل...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

1
Photo unavailableShow in Telegram
Waannu ka ajiibnay... Alle nasahnaa oo sarreeye ma daalayo ilaa aad ka daashaan, ee ha kala goyniya la faqiddiisa hana ka daalina inaad weydiisataan danihiina sababtoo ah ma garanaysaan goorta la idin dhahi doono
" قَدْ أُوْتِيْتَ سُؤْلَكَ " " Waan ku siiyay waxaad i su'aalatay(iga bariday) "فَاسْتَجَبْنَا لَهُ" " Waa ka ajiibnay(aqbalnay)"
waa jawaabcelinta alle swt, mar un baana sidaas laguugu odhane adigu wax weydiisigiisa ha ka daalin.
إظهار الكل...
🥰 4 3
Photo unavailableShow in Telegram
Alle nimcooyinkiisa waaweyn waxaa ka mida;
"Inuu ku tuso xaqiiqada aduunyada adigoo wali dhallinyaro ah, oo aadan markaa cimrigaaga ku lumin u guclaynta helidda dhal-dhalaalkeeda tegaya"
Alle waxaan ka magangalnay in cimriyadeenu dayacmaan iyo in aan lunno ama la ina lumiyo. Waxaan alle weydiisanaynaa nabadgelyo,cafis iyo caafimaad allow nasii🤲
إظهار الكل...
12👍 3
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.