cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

XIGMAD CHANNEL

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلْحَقِّ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلصَّبْرِ, Nolosho hal ma ehe kaalay arag waxa ay tahay

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
4 076
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
+57 أيام
+2130 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Ma dhici karto qof inuu koro dhabarkaaga ilaa aad u fadhiisato mooyee🌸💮 Mar marka qaar sida laynoola dhaqmo sababteedaba inagaa leh🍁🕳
إظهار الكل...
👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Daacada iyo wanaagu marka la sameeyo Ee la dhamays tiro Farxad ayay leeday🖤🍁💮 Halka macsida iyo xumaantu marka la dhameeyo murugo qoomamo ciil iyo cadho laga dhaxlo🌸🦋
إظهار الكل...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Tilmaan iyo tasfiirin uma baahni Sumadeydu waa caan Caadkaan ku caweeya Cadowgeyga cagtaan la dulmaraa Ciidankeygu waa caan Cadowgey cabsiiyaan Ciideydu waa caraf 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 https://chat.whatsapp.com/D4ofsEBrdzeCU35yPV4uhN🍂nagu soo biir🌸💔
إظهار الكل...
👍 1 1
Photo unavailableShow in Telegram
“QOFNA MA LIITO Balse waxaa jira qof aan aqoon halka uu ku fiican yahay.”💯✨
إظهار الكل...
👍 7
Photo unavailableShow in Telegram
Waligaa Ha U Ogalaan Qofna Inuu Kugu Qiyaaso Qofkii Aad Ahaan Jirtay 🤔😶🤕. Muhiimada Ma aha Meesha Aad Ka Timiday 🤷 Waa Meesha  Aad U socotid 👉🧍.       
إظهار الكل...
👍 6
“ Qofkaan daganaan iyo Raaxo ka helin Salaada iyo Aqrinta Qur'aanka lagama yaabo in uu helo waligiis Raaxada uu raadinayo👍💯 Join🔻 https://chat.whatsapp.com/D4ofsEBrdzeCU35yPV4uhN ━━━━━✧❂✧━
إظهار الكل...
🕊 3
Photo unavailableShow in Telegram
𝗡𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗾𝘂𝗿𝘂𝘅𝗱𝗶𝗶𝘀𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗮𝗳𝗮𝗿 𝗨𝗻 1 𝖣𝗂𝗇𝗍𝗂𝗂𝗌𝖺 🥰 2 𝖪𝖺𝗋𝗍𝗂𝖽𝗂𝗂𝗌𝖺 😌 3 𝖦𝗈'𝖺𝖺𝗇𝗄𝗂𝗂𝗌𝖺 😊 4 𝗄𝖺𝗅𝗌𝗈𝗈𝗇𝗂𝖽𝗂𝗂𝗌𝖺 😎
إظهار الكل...
👍 4
Photo unavailableShow in Telegram
`Si aad u hagaajiso 😞niyaddaada, samey jimicsi🚴‍♂ Si aad u fahanto aduunka, wax akhri📖 Si aad naftaada u fahanto, wax qor📝 Si aad dadka u caawiso, is caawi. Si aad saaxiibo cusub u samaysato, safar🔍 Si aad dhaqso wax u barato, ku raaxayso Si aad wax badan u noolaato, aamus ✨ Habeen wanaagsan✌️🤍 https://chat.whatsapp.com/D4ofsEBrdzeCU35yPV4uhN 👆 join Now👆
إظهار الكل...
👏 3👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Hanka kaabaay hooyo Nafta hagaajay hooyo Hooy lagu hirtaay hooyo Ma huraaneey hooyo Hiilkii noloshaydaay hooyo Midaan isku hubaay hooyo Hanfi igaba dhowrtiyo Nafta ii  huraay hooyo Hubaal aadaan lagu helin Habeen xaqaaga la gudin Naxariistaadaan la helin Hooyo daahiro luuley Adaa horyaala hooyo Haybad rabi ku sii hooyo Sareedo ku waar hooyo Darajana bal hano hooyo Duni wanaag ku joog hooyo Hoyguna Janada Hoooyo Allah ha kuu hibeeyee hooyo https://chat.whatsapp.com/D4ofsEBrdzeCU35yPV4uhN Join Now
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Waxa ugu wanaagsan ee aad hali karto mahan lacag sey doonta ha u badnaatee 👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨👁‍🗨 Saa awgeed ilaahey weydiiso waxa ugu wanagsan inuu kugu arsaaqo
إظهار الكل...
2
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.