cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Baro xadiiskan

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Kanaalkan waxaad ka helaysaa sharaxaadda ama turjumidda axaadiista nebigeenna Muxammad

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 989
المشتركون
+2624 ساعات
+947 أيام
+52230 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

#Abtirsiga_Nabiga ﷺ ❤❤ 🔸️Muxammed Bin Cabdullaahi 🔸️Bin Cabdimudalib (Shaybah) 🔸️Bin Haashim (Camar) 🔸️Bin Cabdimanaaf (Muqiira) 🔸️Bin Qusayi (sayd) 🔸️Bin Kilaab 🔸️Bin Murra 🔸️Bin Kacab 🔸️Bin Lu'ey 🔸️Bin Ghaalib 🔸️Bin Fihir 🔸️Bin Maalik 🔸️Bin Nadar (Qays) 🔸️Bin Kinaana 🔸️Bin Khuzeyma 🔸️Bin Mudrika 🔸️Bin Ilyaas 🔸️Bin Mudar 🔸️Bin Nizaar 🔸️Bin Macad 🔸️Bin Cadnaan🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
إظهار الكل...
5🥰 3👍 1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
إظهار الكل...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka  👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali 👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/7pQ50HvM74Y4YmI8
إظهار الكل...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

1
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ "منْ صلَّى الْبَرْديْنِ دَخَلَ الْجنَّةَ". رواه البخاري البردان هما: الفجر والعصر. Rasuulka N.N.K.H wuxuu yiri • Qofkii 2ada qabow tukada janada ayuu galay. W/W: Bukhari ( 2da qabow waa subaxa iyo casarka) ꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ "منْ غدَا إِلَى المَسْجِدِ أَوْ رَاحَ، أعدَّ اللَّهُ لَهُ في الجنَّةِ نُزُلاً كُلَّمَا غَدا أوْ رَاحَ". رواه البخاري Rasuulka N.N.K.H wuxuu yiri: • Qofkii masaajika u kalaha ama u caraaba, wuxuu Alle uga diyaarin janada guri markasta uu u kalaho ama u carabo. W/W: Bukhari ꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ "مَنْ يَضْمَنْ لِي مَا بَيْنَ لَحْيَيْهِ، وَمَا بَيْنَ رِجْلَيْهِ أَضْمَنْ لَهُ الْجَنَّةَ". رواه البخاري Rasuulka N.N.K.H wuxuu yiri •Yaa ii balan qadaya inuu ilaalin, inta udhaxaysa 2diisa laf gadhood, iyo labadiisa bawdood, oon u balan qadaa janno. W/W: Bukhari {waa carabka iyo xubinka taranka } ꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮꙮ
إظهار الكل...
6🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
WAXA IDIN BARI DOONA MACALIMINTA KALA AH ✍️ M.XASAN /ASAASAHA GRUOPKA BARO XADIISKA OO AY KU XIDHANYIHIN. 7000 OO WLLO AH ✍️ M.ClRAHMAN /ASAASAHA GRUOPKA DARIIQA JANADA OO AY KU XIDHANYIHIIN 1400 OO WLLO AH Qofkii ubaahan hakusoo biiro gruopkan 👇👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/Cu6Sk5HrhFuHsUPmi5Zkoq
إظهار الكل...
🥰 3
عَنْ عَائِشَةَ أُمِّ المؤمنين رضي الله عنها أَنَّ فَاطِمَةَ بِنْتَ أَبِي حُبَيْشٍ سَأَلَتِ النَّبِيَّ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَتْ: إِنِّي أُسْتَحَاضُ فَلاَ أَطْهُرُ، أَفَأَدَعُ الصَّلاَةَ؟ فَقَالَ: «لَا، إِنَّ ذَلِكِ عِرْقٌ، وَلَكِنْ دَعِي الصَّلاَةَ قَدْرَ الأَيَّامِ الَّتِي كُنْتِ تَحِيضِينَ فِيهَا، ثُمَّ اغْتَسِلِي وَصَلِّي». [صحيح] - [متفق عليه] - [صحيح البخاري - 325] Caa'isha, mu'uminiinta Hooyadood- Allaha ka raali ahaadee- waxay tiri: Faadumo bintu Abii Xubaysh ayaa Nabiga -(ﷺ)- su'aal waydiisay waxayna ku tiri:||Anigu dhiig furan baan leehay oo daahir ma noqdee salaada ma ka tagaa? wuxuu yiri: "maya, kaasi waa xidid dartiiye salaada jooji qadarkii ayaamaha xaydku kugu dhici jiray, ka dibna ka qubayso oo salaada tuko."
إظهار الكل...
5🥰 1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
إظهار الكل...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad7 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
إظهار الكل...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 99 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
إظهار الكل...
💘 1
💻 ONLINE⌨ MARKETING ⌚️
📖 XIFDINTA QUR'ANKA
📖 Aqoonside books 📚
🤴 Gudoomiyaha teamka 👑
🤝 Admin
Ku saliya xabiibkeenna Mohammed ﷺ SCW. ♥️
إظهار الكل...
👍 2 1
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.