cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

AHMIYADA------ NOLOSHA ❤️ ☘️💡🥀

Ku. soo. Dhawow pageka: wll. ____________😊 🫂 🌳 Dhiirigalinta 🏡 muhiimada iyo waxtarka nolosha 🌲 🌙 AHMIYADA________NOLOSHA ❤️ ☘️💡🥀------- ❤️ 🇸🇴 🙏

إظهار المزيد
فنلندا5 566لم يتم تحديد اللغةأفلام223 507
مشاركات الإعلانات
700
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Xasus naw inadan gaadhayn waxa hortada ah ood ku haminayso ilaa aad ka timado waxa gadashada ah oo lezinimo qomamo iyo dadal la aan ah👩‍🎓✨🩷
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Ibnul Qayyim Al Jowziya : ' Dayicida waqtiga wuu ka daranyahay geerida, waqtiga oo la beerdareeyo wuxuu kaa goynayaa ilaahay iyo daarta aakhiro , nalka geeridu kaa goynayso aduunkaan kaliye - Waqtiga umadeena laga dayacay 30kii sano ee la soo dhaafay cayrinta dhaan dabal gaalle iyo ciidamo shisheeye waa maamulo maqaarsaar wax natiijo ah aanan lagu gaaraynin waa arrin aanan laga sheekayn karin
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Goortii Albaab xirmo mid kale ayaa furma; laakiin waxaan inta badan sii eegnaa weliba si shalayto ah albaabki xirmay iyadoo aan arki weyno kan inoo furmay❤️‍🩹💔🥹💯
إظهار الكل...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Guulaha la gaaro kuma koobna kuwa maadiga ah oo kaliya. 🌸 Hagaajinta nafta iyo saacidaadda dadka kale ayaa ah guulahaa ugu weyn ee la gaaro inta la noolyahay. 🌸 U ixsaan falidda naftaada iyo dadka kalaba waxay kugu reebeysaa raad wanaagsan waxayna raali gelineysaa khaaliqi ku uumay .❤ 🌳 🏡 🌲 😊 🫂 🙏
إظهار الكل...
3
Photo unavailableShow in Telegram
وذكر فإن الذكرا تنفع المؤمنين✨☘️ سبحان الله☘️✨ والحمدالله ☘️✨ ولا إله إلّله☘️✨ والله اكبر☘️✨ ولا حول ولا قوّة إلا بالّله☘️✨. استغفر الله☘️✨
إظهار الكل...
1
وذكر فإن الذكرا تنفع المؤمنين✨☘️ سبحان الله☘️✨ والحمدالله ☘️✨ ولا إله إلّله☘️✨ والله اكبر☘️✨ ولا حول ولا قوّة إلا بالّله☘️✨. استغفر الله☘️✨ ❤️ 😍
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
-Dulqaadku waa geed khadhaadh oo soo saaro midho aad u macaan 🌳 🏡 🌲 ❤️ 😍 💖 😊
إظهار الكل...
1
تذڪر دائمًا أن الصعاب مجرد محض عبور وأن أحلامك تقبع في نهاية ذلك العبور وأن الوصول حتمي لا محالة👩‍🎓🖤. Had iyo jeer xasuusnoow in dhibaatooyinku ay yihiin tuduc kaliya, in riyadaadu ay jiifto dhamaadka tuducdaas, imaatinkana ay lama huraan tahay. ❤️ 😍 💖 🌳 🏡 🌲 😊 🫂
إظهار الكل...
1
Dadaal o wax qabso markay iyagu hurdaan siaad ugu nolaato nolasha ay iyagu ku riyonayan 💙📝
إظهار الكل...
1
Photo unavailableShow in Telegram
Coming soon. 😊 🫂 🙏 😊 🫂 Please nagaarsiiya waxyar inooga dhiman soonka kasuko waxyaapo aad kuu xiisa galiya Ayaan bilaabayaa soonka dadaala azxpey Mahadsanidiin 💯 💯 💯 💯 😊 🫂 🙏
إظهار الكل...
2
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.