cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

DARIIQA JANADA/الطريق الجنه

HAL QOF OO AAD KHAYRKA UGU YEEDHO AJARKIISO KALLE AYAAD HELAY📲📝👈

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
1 418
المشتركون
+1324 ساعات
+657 أيام
+29530 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Jimce Wanaagsan Axbaabii.🌹 Haddii aad salliga Nebiga ❪ﷺ❫ farabadiso hammigaagana waa lagaaga filnaanayaa dambigaagana waa la dhaafayaa. Farabadso salliga Nebiga ❪ﷺ❫ inta aad farabadsan karto oo maalinka Jimce uun ha ku gaar yeelin, maalinta Jimcahana si gaar ah baa la inoo faray inaynu farabadsanno. اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ🌹 👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj
إظهار الكل...
1
KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka  👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali 👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/7pQ50HvM74Y4YmI8
إظهار الكل...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Ibnu Rajab رحمه الله wuxuu yidhi: *‎إذا لم تستطع أن تنافس الصالحين في* *أعمالهم ، و فنافس المذنبين* *"Haddii aadan awoodin inaad salixiinta  kula tartanto camalka wanaagsan, kula tartan toobad keenka adigoo u ordaaya cafiska.”💕* ‎أستغفر الله العظيم وأتوبُ إليه 👇👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj
إظهار الكل...
1
Photo unavailableShow in Telegram
(كُنتُمۡ خَيۡرَ أُمَّةٍ أُخۡرِجَتۡ لِلنَّاسِ تَأۡمُرُونَ بِٱلۡمَعۡرُوفِ وَتَنۡهَوۡنَ عَنِ ٱلۡمُنكَرِ وَتُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِۗ وَلَوۡ ءَامَنَ أَهۡلُ ٱلۡكِتَٰبِ لَكَانَ خَيۡرٗا لَّهُمۚ مِّنۡهُمُ ٱلۡمُؤۡمِنُونَ وَأَكۡثَرُهُمُ ٱلۡفَٰسِقُونَ){ ١١٠ } ال عمران Waxaad noqoteen umada uguqiima badneed oo dadka ifkaloosoosaaro ugukheyr badan waxaad fareysaan waxawanaagsan, watanhowna kareebeysaan waxyaalaha xunxun, allena waad remysantihiin , Hadii ay rumynlahayeen kuwa ahlukitabka ah waxy ukheyr badnaalahayeen hadee muuminiin noqonlahayeen qaarkalana waxaajiro oo fasiqsan oo gaaloopay 👇👇👇👇👇 https://t.me/WadadaToosan
إظهار الكل...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
DARSIGA 18AAD 📮 SU,AAL Waa maxay ixsaanku…!? 📮 JAWAAB Waa in aad ilaahay u caabudaa sidii adoo arkaya hadii aanad argna isagaa ayaa ku arkaayo https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
DARSIGA 17AAD 📮 SU,AAL Waa maxay tiirka ama laf dhabrta diintu…!? 📮 JAWAAB Waa salaada https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj
إظهار الكل...
عَنْ أَبِي ذَرٍّ الْغِفَارِيِّ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ عَنْ النَّبِيِّ صلى الله عليه و سلم فِيمَا يَرْوِيهِ عَنْ رَبِّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى، أَنَّهُ قَالَ: يَا عِبَادِي: إنِّي حَرَّمْت الظُّلْمَ عَلَى نَفْسِي، وَجَعَلْته بَيْنَكُمْ مُحَرَّمًا؛ فَلَا تَظَالَمُوا; يَا عِبَادِي! كُلُّكُمْ ضَالٌّ إلَّا مَنْ هَدَيْته، فَاسْتَهْدُونِي أَهْدِكُمْ. يَا عِبَادِي! كُلُّكُمْ جَائِعٌ إلَّا مَنْ أَطْعَمْته، فَاسْتَطْعِمُونِي أُطْعِمْكُمْ. يَا عِبَادِي! كُلُّكُمْ عَارٍ إلَّا مَنْ كَسَوْته، فَاسْتَكْسُونِي أَكْسُكُمْ; يَا عِبَادِي! إنَّكُمْ تُخْطِئُونَ بِاللَّيْلِ وَالنَّهَارِ، وَأَنَا أَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا؛ فَاسْتَغْفِرُونِي أَغْفِرْ لَكُمْ. يَا عِبَادِي! إنَّكُمْ لَنْ تَبْلُغُوا ضُرِّي فَتَضُرُّونِي، وَلَنْ تَبْلُغُوا نَفْعِي فَتَنْفَعُونِي. يَا عِبَادِي! لَوْ أَنَّ أَوَّلَكُمْ وَآخِرَكُمْ; وَإِنْسَكُمْ وَجِنَّكُمْ كَانُوا عَلَى أَتْقَى قَلْبِ رَجُلٍ وَاحِدٍ مِنْكُمْ، مَا زَادَ ذَلِكَ فِي مُلْكِي شَيْئًا. يَا عِبَادِي! لَوْ أَنَّ أَوَّلَكُمْ وَآخِرَكُمْ وَإِنْسَكُمْ وَجِنَّكُمْ كَانُوا عَلَى أَفْجَرِ قَلْبِ رَجُلٍ وَاحِدٍ مِنْكُمْ; مَا نَقَصَ ذَلِكَ مِنْ مُلْكِي شَيْئًا. يَا عِبَادِي! لَوْ أَنَّ أَوَّلَكُمْ وَآخِرَكُمْ وَإِنْسَكُمْ وَجِنَّكُمْ قَامُوا فِي صَعِيدٍ وَاحِدٍ، فَسَأَلُونِي، فَأَعْطَيْت كُلَّ وَاحِدٍ مَسْأَلَته، مَا نَقَصَ ذَلِكَ مِمَّا عِنْدِي إلَّا كَمَا يَنْقُصُ الْمِخْيَطُ إذَا أُدْخِلَ الْبَحْرَ; يَا عِبَادِي! إنَّمَا هِيَ أَعْمَالُكُمْ أُحْصِيهَا لَكُمْ، ثُمَّ أُوَفِّيكُمْ إيَّاهَا؛ فَمَنْ وَجَدَ خَيْرًا فَلْيَحْمَدْ اللَّهَ، وَمَنْ وَجَدَ غَيْرَ ذَلِكَ فَلَا يَلُومَن إلَّا نَفْسَهُ. [رَوَاهُ مُسْلِمٌ]. Waxaa laga weriyey Abii-Dar al-Gafaari (Allah haka raali noqdee) In Nebigu (s.c.w) uu ka weriyey rabbigiisa oo yiri: Addoomaheygow anigu waan ka xaaraantimeeyey nafteyda dulmiga, waxaana ka dhigay dhexdiinna xaaraan ee idinku ha isdulminina. Addoomaheygow dhammaantiin baadi baad tihiin, qofkii aan hanuuniyo maahee, marka Hanuun iwaydiista aan idin hanuuniyee. Addoomaheygow dhammaantiin waad baahantihiin midkaan quudiyo maahee, Quud iwaydiista aan idin quudiyee. Addoomaheygow dhammaantiin waa arradan tihiin midkaan Huwiyo maahee, iwaydiista Hu aan idin arrad tiree. Addoomaheygow habbeen iyo dharaarba waad gefeysaan, dembi dhammaantiina anigaa dhaafa, marka dembi-dhaaf iwaydiista aan idiin dembidhaafee. Addoomaheygiyow haddaad i dhibi lahaydeen ma awoodi kartaan, haddaad wax ii tari lahaydeena ma awoodi kartaan. Addoomaheygiyow haddii dadkoo dhammi, kii loogu hor uumay ilaa kan oogu dambeeya Insi iyo Jiniba ay dhammaantood la mid noqdaan qofka dadka ugu Allah ka cabsi iyo cibaado badan, waxba boqortooyadayda ku kordhin mayso. Addoomaheygiyow haddii dadka oo dhan kii loogu hor uumay ilaa kan oogu dambeeya Insi iyo Jinniba ay la mid noqdaan ninka dadka ugu Alla caasiyid badan, waxba boqortooyadayda ka dhimimayso. Addoomaheygiyow haddii dadka oo dhan kii loogu hor uumay ilaa kan oogu dambeeya Insi iyo Jinniba ay hal meel isugu yimaadaan oo ay dhammaantood i weydiistaan waxaay doonayaan oon mid kasta aan siiyo wuxuu warsaday waxba hantideyda ka dhimimayso, waxaan ka ahayn irbad Bad la geliyey waxaay ka dhinto biyaha badda. Addoomaheygiyow waxaan idiin hayaa camalkiinnii oon idiin keydiyey, si waafi ahna idiinka abaalmarinayo, marka ruuxii kheyr la kulma Ilaahay ha u mahadnaqo, kii shar la kulmana naftiisa keliya ha canaanto.” [Muslim]. 👇👇👇👇👇 https://t.me/WadadaToosan
إظهار الكل...
الطريق المستقيم/ Wadada Toosan

Waxaan halkaani kusoogudbineenaa waxwalpo oo kheyrka kusabsan ee diinteena nafareyso Fadlan nalajoog HALQUF AAD KHEERKA LAWADAAGTO AJIRKIISA MIDLAMID AH AYAAD LEEDAHAY📲👈👇 👇👇👇👇👇

https://t.me/WadadaToosan

👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
DARSIGA 16AAD 📮 SU,AAL MUXUU IMAANKU KU KORDHAA MUXU SEE KU NUSQAAMAA…!? 📮 JAWAAB CIBAADADA ALLE IYO ADEECITAANKISA WAA KU KORDHAA, DUNUUBTANA WAA KU NUSQAAMAA https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
DARSIGA 15AAD 📮 SU,AAL IMAANKU WAA MAXAY …!? 📮 JAWAAB Qalbiga in ilaahay laga rumeeyo, afkana lagaga dhawaqo rumaynta, xubnahana lagaga camal fallo https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Abiihurayra ilaahi haka raali noqde Wuxuu Yiri : Rasulka ilaahay N.N.K.H SCW Wuxuu Yiri : Laba Kalmadood Oo Carrabka Ku Fudfudud Oo Miisankana Ku Culus ilaahi Aktiisana Lagu Jecelyahay Waa : Subxaanalahi WabiXamdihi ❤️ Subxaanalahi Cadhiim ❤️ . Waxaa Wariyey : Bukhaari iyo Muslim Aanku Dadaalo Oo Ajarka Aanka Faa'ideysano i.a🩷. 👇👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj
إظهار الكل...
2
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.