cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Har Janno

Chanelkan waxa ka heli kartaa Dheeri galin Qoraalo jaceyl Sheeko jaceyl

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
460
المشتركون
+124 ساعات
+137 أيام
+4830 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚💯
إظهار الكل...
4
Photo unavailableShow in Telegram
"" رضا الناس غاية لا تدرك ورضا الله غاية لا تترك فاترك ما لا يدرك وادرك ما لا يترك "" " Raaligalinta Dadku waa Hadaf Aan La Gaadhin , Raaligalinta Allaahna Waa Hadaf La Gaadho Ee Iskaga Tag Waxaan La Gaadhin Oo Haleel Wax La Gaadho "❤️ Ku Salliaya Rasulka N.N.K.H ( SCW )❤️.
إظهار الكل...
2
صل الله عليه وسلم ❤
إظهار الكل...
2
𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗾𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗯𝗮𝗱𝗻𝗮𝗮𝗻𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 𝘀𝘄𝘁 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗰𝗲𝗹𝗶𝗻𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗻𝗮 𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗻𝗮𝘀𝗶𝗶𝗻 𝗗𝗼𝗼𝗻𝗼 💕
إظهار الكل...
👍 2 2
Guusha ma ahan nasiib, waa dadaalka joogtada ah ee aan la quusan. Marka aad u dhabar adaygto riyadaada, waxaad arki doontaa natiijooyin ka waaweyn intaad maleysan karto."
إظهار الكل...
4
🌿🥀 "سيجعل الله بعد عسر يسرا" " adayg walba ilaahay wuxuu ka dambaysiiyaa fudayd". "Maalin maalmaha kamid ah arimuhu wey hagaagidoonaan, i.a Taasna waa ballanka ilaahay, culeysakana fudeyd ayaa xigi doona "
إظهار الكل...
4
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
إظهار الكل...
4
Qurux badanaa qorshaha rabi SWT🥹❤️ Hadii ay u dhici waydo sidaad rabto manta, hubaal, waxa ay u dhacaysaa si ka wanaagsan sida aad manka ku heysado, waa hadii aad aaminsantahay qorshaha Alle SWT!!
إظهار الكل...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Midkii la yimaadda hal xasano(camal wanaagsan) wuxuu leeyahay toban laabkeed.📿✨🌿
إظهار الكل...
3
Xoog yeelo,maalmaha oo dhami maaha kuwa adage.
إظهار الكل...
🥰 4
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.