cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

FAHANKA NOLOSHA 🌍💕

Waqtigu cidna ma beddelo..lakin Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta qof walba,!!! halkaan ugu imaaw qoraallo qulubtaada soo jiita sawiraan indhahaaga soo jiita,🥰🥰🌹. FAHANKA NOLOSHA fadlan, JOIN dheh) tallo wixi aad rabto( 👉 @macruuf1

Show more
Finland594The language is not specifiedReligion & Spirituality6 673
Advertising posts
13 920
Subscribers
+1124 hours
+227 days
+16230 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Imisa mar quraanka lagu sheegay erayga (aljannah)Anonymous voting
  • 60
  • 65
  • 66
  • 67
  • 73
0 votes
🥰 4
Imisa mar ayaa quraanka lagu sheegay erayga (annaar)Anonymous voting
  • 44
  • 110
  • 120
  • 126
  • 173
  • 21
0 votes
👍 1🥰 1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

1
Iyas returned to the headlines,
Show all...
👏 5
أكثروا من قول " لاحول ولا قوة الإ بالله العظيم" فإنها كنز من كنوز الجنة .
Show all...
🥰 11👍 2 2
Magaca: Muxammad bin Cabdullaahi bin Cabdul Mudhalib bin Haashim bin Cabdi Manaaf bin Qusay bin Kilaab bin Murra bin Kacab بن لؤي بن غالب بن فهر بن مالك بن النضر بن كنانة بن خزيمة بن مدركة بن إلياس بن مضر بن نزار بن معد بن عدنان bin Loay bin Gaalib bin Fahr bin Maalik bin Al-Nadr bin Kinana bin Khuzayma bin Madrakah bin Ilyaas bin Madar bin Nizaar bin Macad bin Cadnaan. Hooyo:" Aamina bintu Wahb bin Cabdi Manaaf bin Zahra Shaqada: "Adhijir", ka dibna "Ganacsatade", ka dibna "Shaabadda Nabinimada, Rasuulka Diinta Islaamka iyo Sayidka kuwii hore iyo kuwa danba" Taariikhda Dhalashada: 12-ka Rabiic al-Awwal maalinta Isniinta ee "Sanadka Maroodiga" Goobta dhalashada: "Makkah Al-Mukarramah" Meesha uu deganaa : "Makkah Al-Mukarramah ilaa da'da 53" ka dibna u haajiray "Al-Madinah Al-Munawwarah ilaa 63 jir Xaasaska: 1 Khadiija bintu Khuweylid 2 Sawda bint Zamca 3 Caa’isha bintu Abii Bakar 4 Xafsa bintu Cumar bin Al-Khattaab "5 Ummu Salamah" 6 Juweyriyah bintu Al-Xaarith "7 Ummu Xabiiba" 8 Saynab bint Jaxsh 9 Safiya bintu Xayi 10 Saynab bintu Khuzaymah 11 Maymuunah, bintu Al-Xaarith "12  Maria alqubdiyah carruurta: "Inta labka ah" "1 qaasim" "2 Cabdullaahi" 3 ibraahim, dumarka" "1 Saynab" "2 Ruqiyah" 3 Ummu Kulthuum "4 Faadumo" Taariikhda dhimashada: " Isla maalinta dhalashada, 12 Rabiic al-Awwal sannadkii 11aad ee Hijrada ka dib." " " صلى الله عليــــــه وسلم " صلو عليه وسلمو تسليما💐💐. https://t.me/FAHANKANOLOSHA35/6939
Show all...
FAHANKA NOLOSHA 🌍💕

Dhaqanka wanaagsanu waa sida geed saytuun ah oo aan dhaqso u bixin, laakiinse cimrigiisu dheer yahay. 🌼 Ilaahay naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaato Nabigeena Muxamed ﷺ

11🥰 3❤‍🔥 2👍 2😍 1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

3
Soo duceeya in ilaahaay sharta nagaxijaabo
Show all...
11.38 MB
👍 6 5🥰 1
Amaana allah nabad ahaada,
Show all...
❤‍🔥 7🤔 2
"Qof walba oo jira nool hadda waan hubaa maalin waxaa la oran doonaa sidaas buu ahaa, Aan wax fican samayno dunidaan waa gabal sii dhaacaya,
Show all...
💯 11😢 7
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.