cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Elmi Daadiye📖📚 با حث

waxaad Halkaan kaheli Doontaa wax yaabo badan oo aad kaafaa'idi Doonto insha Allah. wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir @Abdinaziromar

Show more
Advertising posts
6 099
Subscribers
+2324 hours
+1027 days
+44530 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka  👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali 👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/7pQ50HvM74Y4YmI8
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

👍 1
قال اشاعر:《إذا خلوت بريبة في ظلمة * والنفس داعية إلى الطغيان فاستحي من نظر الإله وقل * لها ان الذي خلق الظلام يراني.. #haddii aad ku keli noqoto meel mugdi ah, naftana ay kuugu yeerto xadgudub, xishoo oo kaxishoo Fiirinta  Allah kufiirinaayo, kuna dheh naftaada:《kii Abuuray mugiga ayaa i arkaayo.》
Show all...
👍 1
قال رجل لشاب إحرص علي الثلاث:الصلاة علي وقتهاوبرالوالدين واحذرذنوب الخلوات،واجتنب ذنوب الخلوات. Nin ayaa ku yiri wiil dhalinyaro ah《 kudadaal sedax: salaada inaad waqtigeeda dukato, waalidkaa ubaarinimo sameyso, iskana ilaaliyo dunuunta lasameeyo markaad kaligaa tahay Allah ma ahee qof kale ku arkeyn, kana fogaaw dunuubta qarsoodiga lagu sameeyo.
Show all...
3👍 1
قال الشيخ عبد العزيز بن باز رحمه الله : 📘الجلـــــوس بعــد الســلام مـن الصـــــــلاة المكتـــــوبة مــن أعظم الأوقـــات التي تنزل فيها رحمــة الله عز وجل لاتستعـــجل بالقيـــــام استغفر ، سبـّـح الله ، واحمــده ،وهــلّل وكبـــّــر .. قال ابن بطال رحمه الله : من كان كثير الذنــوب وأراد أن يحطّها الله عنه بغير تعب . فليغتنم ملازمة مصــلّاه بعد الصلاة ليستكثر من دعاء الملائكة واستغفارهم له . المصدر : شرح ابن بطال الجزء الثالث رقم الصفحة : (114) Salaada waajibka markaa dukato kadib hadeg degin oo ha istaagin, istiqfaarso oo tasbiixdo oo Alle kuxamdi, oo towxiidso oo takbiirso. Ibnu badaal wuxuu yiri Allah ha u naxariistee: qofkii ay badantahay dunuubtiisa, doonayana inuu Alle kamasaxo isagoo daal galin, haka qaniimeysto inuu laazimo oo fadhiisto meesha uu kudukaday si ay ugu badato ducada malaaikya iyo danni dhaafka ay Alle uweydiinayaan isaga.
Show all...
👍 3🥰 3 1
قَال رسول الله ﷺ : إنَّ مِنْ أفْضَلِ أيَّامِكُمْ يَومَ الجُمُعَةِ ، فَأكْثِرُوا عَلَيَّ مِنَ الصَّلاةِ فِيهِ ، فَإنَّ صَلاَتَكُمْ مَعْرُوضَةٌ عَلَيَّ. “ Nabigeena Wuxuu dhahay: Maalmihiina Waxa Ugu fadli ama khayr badan maalinka jumcaha,Ee badiya, inaad igu salidaan, ood ilaahay Naxariis iiwaydiisan,Maxaa yeelay, salinta aad igu saliyasaan, Waa laysoo bandhigaya, Bal kawaran magacaaga oo Ay malaaigtu ku dhawaaqayan, oo Ay xabiibkeenii muhamed ugaynayaan Wax ka Qaalisan oo ka qiimo badan ma jiro eee badi saliga nabiga….!
Show all...
🥰 7👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
صلي الله عليه وسلم
Show all...
1
Photo unavailableShow in Telegram
👎 2🥰 1
KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka  👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali 👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/7pQ50HvM74Y4YmI8
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

#DaawadaWalwalka __ Nin walwal iyo walbahaar wehel u noqday ayaa weydiiyay nin xikmad badan oo ku yiri: waxaan kuugu imid walwalka ayaan tabar u waayay ee maxaad igula talineysaa? Xakmad badanihii wuxuu yiri: waxaan ku waydiinayaa laba su'aalood waxaana rabaa inaad iiga jawaabto.  Ninkii wuxuu yiri: i weydii .. !! Xakmaawigii wuxuu yiri: ma waxaad timid aduunka adigoo wata dhibaatooyinkan?   Ninkii wuxuu yiri: maya Wuxuu xikmaawigii yiri: ma waxaad ka tagi doonta aduunka adigoo horay u sii qaadanaya dhibaatooyinka? Ninkii wuxuu yiri: maya Wuxuu xikmaawigii yiri: waxaanan aduunka kula imaanin, kuna raaci doonin, inay waqtiga kaa qaadaan waa laga fiican yahay. ku sabir arrinta adduunka, hana ahaato daymadaada cirka mid ka badan daymoonshaha dhulka, si aad u gaarto waxaad u gucleyneyso. @xikmadbadan @kobciyebooks
Show all...
1
Photo unavailableShow in Telegram
الحمد لله رب العالمين وبعد...    📍    𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 MUHIIM AH Masjidka Ahlul Xadiith  waxuu Ugu Bishaareynayaa Dadweeynaha Kunool Muqdisho iyo Daafaha Caalamka in Uu Bilaaban Doono : سلسلة في النحو من الآجرومية إلى الألفية •┈┈••••○○❁🌷❁○○••••┈ 🎙Waxaa Aqrinaya : Sh C/kariim Maxamed Maxamuud 🛤️Goobta lagu Aqrinayo: MASJIDKA Ahlul Xadiith oo Kuyaal Degmada Daru Salaam Xaafada Tawakal Agagaarka Masjidka Aala Yaasir 🗓 Waqtiga Uu Bilaabanayo Maalinka Qamiistaa ⏰ Taariiqda 19/9/2024 M 🕖 𝐗𝐈𝐋𝐈𝐆𝐀: 6:00 Subaxnimo. ✍️ Wuxuuna Baxayaa oo La,aqrindoonaa إن شاء الله khamiista Iyo jimcaha 📀Waxaad Duruusta kala soconkartaa Teleegramka Shiikha 👇👇 🏷 ➢https://t.me/naxwahamasjidkaxareed 📞 QOFKII Faahfaahin Dheeri Ah Raba Waxa Uu Laxiriiri Lambarka Maamulka 0617031815 Camaari وفّقنا الله وإيّاكم لكل خير 🌸
Show all...
👍 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.