cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

IMBIYOW

Graphic Design Video Editing E-learning

Show more
Finland1 142The language is not specifiedArt & Design3 747
Advertising posts
7 078
Subscribers
-1024 hours
-297 days
-14730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Kafaa'iideysi wacan.
Show all...
Repost fromย Somcourse
Photo unavailableShow in Telegram
#๐——๐—ฒ๐˜€๐—ฐ๐—ฟ๐—ถ๐—ฝ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ_๐—”๐—ป๐—ฎ๐—น๐˜†๐˜€๐—ถ๐˜€_๐—จ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด_๐—ฆ๐—ฃ๐—ฆ๐—ฆ. โœฐMatahay ardey jaamacadeed,ganacsade, qof kashaqeeya hay'ad ama shaqsi gaar ah oo raba inuu barto ama wax ka ogaado sida loo sameeyo ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ama ๐—ซ๐—ผ๐—ด ๐—”๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ? Hadaba waxaan kuu diyaarinney ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ฎ๐—ต, kaas oo ciwaankiisu yahay ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ฐ๐—ฟ๐—ถ๐—ฝ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐—”๐—ป๐—ฎ๐—น๐˜†๐˜€๐—ถ๐˜€ ๐—จ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฆ๐—ฃ๐—ฆ๐—ฆ. Waxaana bixin doonno ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—ง๐—ถ๐—ณ๐—ผ๐˜„ oo ah shaqsi inbadan kusoo gudajirey ๐—™๐—ถ๐—ฒ๐—น๐—ฑ-ka ๐——๐—ฎ๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ป๐—ฎ๐—น๐˜†๐˜€๐—ถ๐˜€-ka ๐—ช๐—”๐—ซ๐—ฌ๐—”๐—”๐—•๐—”๐—›๐—” ๐—Ÿ๐—”๐—š๐—จ ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ก ๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—ข ๐—ช๐—”๐—ซ๐—”๐—” ๐—ž๐—”๐— ๐—œ๐—— ๐—”๐—›: ๐Ÿ“Œ: Introduction to descriptive statistics. ๐Ÿ“Œ: Descriptive analysis ๐Ÿ“Œ: Importing data ๐Ÿ“Œ: Data management ๐Ÿ“Œ: Generating descriptive analysis. ๐Ÿ“Œ: Data visualization and reporting. ๐—๐Ž๐†๐“๐€ ๐Ž๐Ž ๐Š๐Ž๐Ž๐๐€๐: โ—๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ: 19/09/2024 โ—๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 21:00/09:00pm โ—๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Online/Fogaan arag โ—๐——๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ: Bilaash โ—๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ: Mayya Kusoo biir group ka ardeyda ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://chat.whatsapp.com/K8vVbfO1Ayd16wFPM71Tll
Show all...
Ka faa'iidaysi wacan.
Show all...
Show all...
Somcourse

@Somcourse Waa "Hoyga Tababarka Guuleystayaasha Mustaqbalka" ''Xifad cusub, fursad cusub'' โ—Booqo oo Rukumo Page keenna Facebook ee "SOMCOURSE" ๐—™๐—ฅ๐—˜๐—˜ ๐— ๐—ข๐—–๐—ž๐—จ๐—ฃ๐—ฆ ๐Ÿ‘‰ @mockups252 ๐Ÿ‘‰ @mockups252

Photo unavailableShow in Telegram
Afar xirfadood oo yaryar kuwas oo leh mustaqbal wanagsan iyo jidka loo maro barashadooda Excel Dhammanteen wan garanayna ms-excel waa mid kamida baraamij xisaabeedyada caalamka ugu wanagsan waxana leh shirkada microsoft waxana badana isticmaala ganacsiyada,macalimiinta si ay si fudud ugu xisaabsadaan dhibcaha ardayda,waxana si gaar ah u isticmaala ardeyda iyo dadka bartey accounting ka wana mid kamida xirfadaha leh mustaqbalka wanagsan waxad ka baran karta laba youtube oo ah kuwa ugu wanagsan eed ka baran karto excel heersare ah mid waa excellsfun oo ay ku jiraan 3kun oo cashir oo excel ah wakan linkgiisa https://youtube.com/user/ExcelIsFun Ka kalena waa Contextures Inc isna wakan linkgiisa https://youtube.com/c/ContexturesInc Photoshop Photoshop waa mid ka mida softwareska loogu isticmaalka badan yahay laba si ba wad u baran kartaa mid waa in aad editor ku noqotid ood sawirada ku hagaajisid ka kalena waa in aad graphic designer ku noqotid ood nashqadaha ku samaysid isaga youtubes ka laga barto article hore ayaan ka qorey waxanse kula wadagaya crouse dhamaystiran ood ka baran kartid bilow ilaa dhammad photoshop Halkan ka bilow :- https://drive.google.com/drive/mobile/folders/1xpGK4ky61v0cNYuBNu0cdO_3KwX289lN?fbclid=IwAR3bF2ZQnxC5buweg6fL8fbp3J09eZo4RcLsno9aMDse3p-20mPCqzcUNRc Facebook ads Waa habka looga dhigayo ganacsiyada kuwa ka muuqda facebook dhaxdiisa lana gaadhsiiyo alaabtooda cida dhabta ah (right Audiances) si ay u helan ganacsiyadu macamiisha dhabta ah ama si kooban waa in aad samaysid xayaysiis facebook dhaxdiisa ah adiga oo ka faa,iidaysanaya dadka badan ee isticmaala platformkan wana mid kamida xirfadaha yaryar ee laga sameeyo lacagaha badan isna waxad ka bilaabi doonta muuqalka hoose oo soconaya 6 saac kaas ood ka baran doonto facebook ads bilow ilaa dhammad wana youtube video Halkan ka so daawo :- https://youtu.be/yFrrEiKLsM4 Wordpress Waa tool lagu dhax sameeyo websiteska adiga oon isticmaalaynin programming languages ama coding boqolkiiba 43% websiteska caalamka jira waxa ay ku dhisan yihiin wordpress taas oo ka dhigan in 5 website ba laba kamida ay ku dhisan yihiin wordpress Halkeen ka barta :- waxa aan kula wadagaya crouse udemy oo qiimaheedu yahay 60 doller nasiibkuse waxa weeye crouse kan afarta cisho ee sosocota waa bilaash afar cisho kadib waxa ay ku noqon 60$ marka qofkii wakhti haya ugu yaraan basics ha ka barto cidi horey u taqanana titles ay u arkaan muhiim khibrad ahaan ha u bilaaban Wakan crouse linkigu :- https://bit.ly/3D0s4fn sido kale waxad ka baran karta youtube ka Pat Flynn wakan linkgiisa https://youtube.com/c/WPTuts Midna aan kugu daro sanadkii 2025 waxa ka hadhey 3 bilood ama 2856 saacadod wan hubaa hadad wakhtigaga maraysid afartan xirfadoodba wad ku baran karta intaas.
Show all...

๐Ÿ‘ 1๐Ÿคฃ 1
1: "Qofna markii uu dhalanayay ma uu dooran midabkiisa, nasabkiisa, hantidiisa iyo cidda uu noqonayo; ee haddii aadan abuurka ixtiraamayn, abuuraha ixtiraam." -Sheekh Axmed Diidaat 2: "Cadowga ugu weyn ee Islaamku waa muslimka jaahilka ah. Kaas oo xanaaqiisa iyo xamaasadiisa ku samaynaya, falalka sumcad-darrada usoo jiidaya Islaamka. Dadka kalena marka ay arkaan, waxay moodayaan inuu Islaamku yahay isaga oo kale." -Sheekh Axmed Diidaat 3: "Anigu Muslim baan ahay, Islaamkuna waa diin dhamaystiran. Laakiin, anigu ma ihi insaan dhammaystiran. Haddii aan gef ku dhaco Islaamka ha canaananina, ee aniga i cansanta." -Sheckh Axmed Diidaat 4: "Qofka gudaha ka wasakhaysani, ma suuraysto in ay jiraan dad wanaagsani." -Sheekh Axmed Diidaat 5: "Dadka kuwa ugu dhaqanka xumi waa, kuwa marka ay kaa cadhoodaan wanaaggaaga inkira, sirtaada faafiya, noloshaadana diida, wax aanad ahaynna kaa sheega." -Sheekh Axmed Diidaat 6: "Annagu ma nihin, kuwa ka dib dhacsan reer Galbeedka. Balse, waxaynu nahay kuwa ka dib dhacsan Islaamka.
Show all...
โค 2
๐Ÿƒ๐ŸŒนXadiith Nabi๐ŸŒน๐Ÿƒ ๐ŸŒดNabigu ๏ทบ(ANKH) waxa uu yidhi: (Maalin ay Qorrax soo baxdo, waxa ugu khayr badan: ๐Ÿ‘‰ Maalinka Jimce โœ… waa maalinkii la abuuray Aadam (Cs) โœ… waa maalinkii laga soo saaray Jannada, ee Adduunyada lagu soo dajiyay โœ… waa maalinkii laga toobad aqbalay โœ… Waa maalinkii uu dhintay Aadam (Cs) โœ… Waa maalinka ay dhacayso Qiyaamadu โœ… mana jiro san ku neefle Arlada dul socda, illaa wuu u dheg-raaricinayaa, oo dhagaysanayaa, sugayaa-na Maalinkaa Qiyaamada, laga bilaabo marka uu waaggu dillaaco, illaa Qorraxdu ka soo baxayso, cabsasho uu ka cabsanayo Qiyaamadu in ay dhacdo aawadeed, jinka iyo insiga mooyaane โœ… Waxa-na ku Jirta Maalinkaa jimce saacad, aanu waafaqayn oo la kulmayn Addoon Muslim ah, oo tukanaya, weydiisa-nayana ilaahay Baahi iyo Arrin, illaa ilaahay wuu siiyaa) ๐Ÿ“š waxa soo saaray xadiithka Imaamu Abii Daawuud, waxa-na saxiixiyay Imaamul Albaani
Show all...
Ogow guuushu majirto nimayย  la dhalatey Waa mid la gaaro balse waxay kaa rabtaa dadaal inaad la timaado waligaa, wixii aad kuguuldareysatey lagama tago waa lagu celiyaa waayo waad guuleysaneysa barito Hadaad maanta guul dareysatey
Show all...
๐Ÿ‘ 1โค 1
Photo unavailableShow in Telegram
โ€œAfrika uma baahna Bangiga Adduunka, IMF, Yurub iyo Maraykan. Ma horumari karo dhaqaalaha Afrikaanku inta ay addoomo u yihiin daymaha Reer Galbeedka.โ€ Madaxweynaha Burkina Faso, Ibrahim Traore
Show all...
๐Ÿซก 3๐Ÿ‘ 2๐Ÿ‘ 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.