cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Gelle Bashir

We provide Quality Tutorial, Tips , Courses , Tools and other Resources πŸ‘‰ Academy whatspp https://wa.link/zjb442 πŸ‘‰ Sarif Crypto whatspp https://wa.link/ugs72o πŸ‘‰ Gellebashir.com & Gellecrypto.com

Show more
Finland360The language is not specifiedEducation7 860
Advertising posts
21 838
Subscribers
+9424 hours
+2727 days
+52030 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Show all...
$28 kun ayaa laga dhacey | Getting Scammed Online

Salaam Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service πŸ“ž WhatsApp link

https://wa.link/zjb442

ama +252905582875 πŸ‘‰ Academy ://gellebashir.com/ πŸ‘‰ WhatsApp link

https://wa.link/zjb442

ama +252905582875 πŸ‘‰ Subscribe-garee Newsletter-keena

https://mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5vn8c12

πŸ‘‰ Register Binance -

https://accounts.binance.com/en/register?ref=306044916

πŸ‘‰ Register Crypto.com Exchange -

https://crypto.com/app/cx5hv7qvkv

βœ…

https://www.instagram.com/gelle_bashir_academy/

βœ… SUBSCRIBE GUYS Gelle Bashir Academy: πŸ‘‰

https://gellebashir.com/lms/

Photo unavailableShow in Telegram
Waxaa la igu marti qaadey Global Somali Enterpreneurship Forum , Insha Allah reer Nairobi Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ , halkas noo balan ah.
Show all...
Labadii sano ee ugu danbeeyey waxaa Online Business ka kusoo biirey dhalinyar badan oo wadanka joogta, badi waxey kusoo biireen aalada YouTube ka iyo Facebook oo malahayga ah meelaha ugu fudud oo qof wadanka joogo dhaqaale ka sameyn kara si fudud. YouTube hadad gashid waxaa arkeysa dhalinyar badan oo cusub hadana muuqaalo qurux badan samenayo , qaar baa safaro u galo dalalka Africa iyo Asia si ay vlog-yo qurux badan oga soo duubaan, waa adoo dalxiisayo hadana shaqeyso, yaa heli karo πŸ˜ƒ. Mar hadad magac sameysid ama aad caan noqotid, waxa helaysaa fursado badan oo dhaqaale ku sameysid, sida in ay shirkadaha waaweyn ee wadanka ka jira ay adeegooda ama badeecadooda ku xayisiistaan platform kaga adoo lacag fiican bilkasta ka qaadanayo. Shaqo la’aanta dunida ka jirta, waxaa oga bixi kartaa In aad xirfad baratid ama talent la timaatid suuqa shaqada. Suuqa shaqada wuxu abaal mariyaa dadka xirfadlayaasha ah. Hadad isweydiineysid halkee ka bartaa Skills ka online ah , waxaa booqataa Website keena. Qaar ka kid ah xirfadaha aan hayno 1. Video Editing ( CapCut and Premiere Pro ) 2. Graphic Design ( Photoshop Software) 3. Basic Computer and Office Books 4. Cryptocurrency bilaw Ilaa dhamaad 5. Digital Marketing ( Facebook Ads ) 6. Website Design ( Wordpress ) 7. Blogging and Wordpress Design 8. Advanced Quickbooks 9. E-Commerce 10. Alibaba Online Course Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service πŸ“ž WhatsApp link https://wa.link/zjb442 🌎 Gellebashir.com
Show all...
gellebashir00

Business Account

Photo unavailableShow in Telegram
Show all...
Futures Contracts

Futures contracts:- waa hab heshiis ama qandaraas ah oo ku dhisan mustaqbalka oo wax hadda aan la hayn la kala iibsanayo. Taariikhda Futures contracts Futures contracts waxaa la aasaasay 1571kii xilligii laga furay Royal Exchange magaalada London. Balse waxaa si casri ah oo nidaamsan loo hirgaliyay 1710kii waxaana adeegsaday Dojima Rice Exchange oo Japan ka…

Photo unavailableShow in Telegram
Bandhiga dhexe Mareykanka ayaa hoos u dhigey heerka dulsaarka ama ribada cadad dhan 50bps. Waa markii ugu horeysay mudo 4 sano ah . Saameyn weyn bey ku yeelan doontaa suuqa bilaha soo socdo.
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan hada Academy yada soo galiney Course Cusub oo lagu baranayo Advanced QuickBooks online . QuickBooks online Waa Course aad muhiim ugu ah Ganacsatada Iyo ardayda Dhigta kuliyadaha ganacsiga Iyo Xisaabaadka si ay u maareyaan Xisaaboodkooda, Hadaba Course-daani Advanced QuickBooks online waxaad kaga bogan doontaa sidii aad ganacsigaaga u maareyn lahayd adigo Jooga iyo adigoo ka Maqan Goobtaada Gancsiga Ama Xafiiskaaga ama hadii aad Tahay Qof shaqaale ah. Hadaba Hadii Aad daneyneyso Koorsadaani Sida Heerka sare Loo soo Diyaariyey fadlan ka faa’ideyso koorsadaani. Inta inoo socoto koorsadan waxaan ku baran doontaa Casharo Aad Muhiim u ah Oo Laga soo Fikirey. Si kooban koorsada Waxay ka koobantahay 10 module ,Module Walbana Waxaa Hoos Imaanaya Casharo farabadan Hadaba Baro Xirfad Maanta Kuna shaqeyso Beri. Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service πŸ“ž WhatsApp link https://wa.link/zjb442 🌎 Gellebashir.com
Show all...
Hamster Kombat dadka isoo weydinayo oo rabo in ay kusoo biiraan waa kan link giisa . Waa Airdrop ama free crypto. Haduu xaqiiq noqdo Soomali badan oo lacag kaa faa’ideyso oo maalmahan coins badan ka shaqeystay. 26 September weye listing date ka. . πŸ‘‰ https://t.me/hamster_Kombat_bot/start?startapp=kentId846807139
Show all...
Hamster Kombat AirDrop kisa 26 September baa la shaacinaya, hadey run noqoto, dad badan ka faa’ideysano, link iska diwaan galiya
Show all...
https://t.me/hamster_kombat_Bot/start?startapp=kentId846807139 Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token AirDrop! πŸ’Έ +2k Coins as a first-time gift πŸ”₯ +25k Coins if you have Telegram Premium
Show all...
Hamster Kombat

Just for you, we have developed an unrealistically cool application in the clicker genre, and no hamster was harmed! Perform simple tasks that take very little time and get the opportunity to earn money!

Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.