Nolol๐โจ๏ธ
ilahayow nasii qalbiyo aan marnaba ka caajisin xidhiidhka ay adiga kula leeyihiin๐
Show more8 838
Subscribers
+2224 hours
+1207 days
+53530 days
- Subscribers
- Post coverage
- ER - engagement ratio
Data loading in progress...
Subscriber growth rate
Data loading in progress...
Repost fromย N/a
โ โ โ โ
โ โ โ - โ โ โ โ
โ โ
๐ฆKOOXDA MIDNIMO๐ฆ
Halkaan waxaa isugu keenay๐งญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ๏ธ
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐๐ข
@Lamaane24h ๐ซ๐
@Qalbitabat14 โค๏ธโ๐ฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
โฌ๏ธKU BIIR โฌ๏ธ
https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
MIDNIMO
Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โMIDNIMOโ, which includes 96 chats.
In yar oo ka mid ah โsiraha gaarka ah iyo xaqiiqooyinka cilmi nafsiga
1- In aad iska dhego tirtaa waa dareenka ugu xun ee haweeneyda, maadaama ay dhibeyso oo ay ka lumiso kalsoonida nafteeda
2- In su'aal lagaga jawaabo su'aal waa xeelad caadi ah oo dib u dhigis ah oo inta badan ay adeegsadaan beenaalayaashu
3- Gabadha aamusan waxaa lagu gartaa in ay leedahay garasho
4- In arrimaha gaarka ah la soo dhigo Facebook-ga waxa ay daliil u tahay kalsooni darrada nafta ku timaada
5- 80% dadka isticmaala Facebook waxa ay leeyihiin dad aan loo baahnayn oo ku jira liiska saaxiibadooda
6- Dadka wax kasta yar iyo waynba dhaliila waxa haysta dhibaato ah kalsooni daro naftooda ah
7- In ka badan 70% dadku waxa ay neceb yihiin in ay ku hadlaan talefanka iyaga oo dad la fadhiya
8- Erayada ugu runta badan ee qofku dareenkiisa dhabta ah ku cabira waa erayada uu yidhaahdo waqtiga cadhada
9- Qofku waxa uu lumiyaa kalsoonida naftiisa xiliga uu si fudud ugu fekero ra'yiga dadka kale
10- Dadka sida ugu dhakhsaha badan uga jawaaba fariimaha SMS-ka waxa ay si fudud uga xanaaqaan marka ay dadka kale kala habsaamaan jawaabta
11- Haka dalban qofka in uu is dejiyo haddii aad adigu tahay sababta xanaaqiisa, waayo taasi waxay kordhinaysaa dareenkiisa iyo kacdoonkiisa
โ Abdulla Farah
โค 6๐ 1
Repost fromย N/a
โ โ โ โ
โ โ โ - โ โ โ โ
โ โ
๐ฆKOOXDA MIDNIMO๐ฆ
Halkaan waxaa isugu keenay๐งญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ๏ธ
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐๐ข
@Lamaane24h ๐ซ๐
@Qalbitabat14 โค๏ธโ๐ฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
โฌ๏ธKU BIIR โฌ๏ธ
https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
MIDNIMO
Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โMIDNIMOโ, which includes 96 chats.
๐ 1
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admin - @Zaxiibka_nolosha
๐๐ผ๐ถ๐ป ๐๐ ๐ป๐ผ๐ ๐ฎ๐ธ๐ต๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ โค๏ธ
Photo unavailableShow in Telegram
"Haddii aad rabto in aad wax ka ogaato (Shacab/ Bulsho)keliya eeg Baarlamaankiisa iyo cidda matasha iyaga uun..!!"
- Winston Churchill..
โค 7๐ 2
Photo unavailableShow in Telegram
"Waxaan jeclaan lahaa in aynu jacayl yar helno si aynaan u dhibtoon wax badan. Ma jiro qof si saa'id ah u dhibtoonaya, marka laga reebo in uu aad u jecel yahay"
- Mahmoud Darwish
โค 8
Repost fromย N/a
โ โ โ โ
โ โ โ - โ โ โ โ
โ โ
๐ฆKOOXDA MIDNIMO๐ฆ
Halkaan waxaa isugu keenay๐งญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ๏ธ
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐๐ข
@Lamaane24h ๐ซ๐
@Qalbitabat14 โค๏ธโ๐ฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Waxaa dufcadii 2aad ubilaabeyna course free ah oo lagu baran doono graphics design hadaba hadii aad doneyso kala xiriir.โฌ๏ธ
https://t.me/somgraphicacademy2
+252 612910104
โฌ๏ธKU BIIR โฌ๏ธ
https://t.me/addlist/6thZp3SPkrA5ZmVk
Som Graphic Academy
Hoyga Rumeynta Riyadaada ..!
๐ 1
Weligay ma ilaawi doono cidda i caawisa markaan waxba haysan,"๐ฅน๐
โค๏ธ
โค 13๐ 3
๐ป..Soodhawow Walaal..๐ป
Kanaalkan waxaad ka bogan doontaa.๐ฎ
โค๏ธErayo Jaceyl.
๐ขErayo Murugo.
๐Erayo qalbi jab.
โErayo Dhiirigalin
Nagu soobiir walal
https://t.me/LAMAANe24h
LAMAANE๐ฎ๐ฆ
๐ป..Soodhawow Walaal..๐ป Kanaalkan waxaad ka bogan doontaa.๐ฎ โค๏ธErayo Jaceyl. ๐ขErayo Murugo. ๐Erayo qalbi jab. โErayo Dhiirigalin Nagu soobiir walal
โค 2๐ 1
Choose a Different Plan
Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.