cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

malikat maria๐Ÿฅฐโœจโค๏ธ

"๐Ÿqiimaha nolosha wa inaad lahata hadaf ka duwan Kan ay dadku leyihin.....๐Ÿ˜‡๐Ÿฅฐ๐Ÿฆ‹๐Ÿฅ€ ๐Ÿ’๐Ÿฆ‹๐Ÿ’™

Show more
Finland2 283The language is not specifiedReligion & Spirituality39 270
Advertising posts
2 327
Subscribers
No data24 hours
-57 days
-530 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Mowduca Barashada lacagta digitalka ee Crypto si bilasha ku baaro. Waxa kafalo qaday walalkin Dhaman Asxabta groupeka en walalaha kunahay wanaga iyo khayrka dhamantiin waxan idinku bisharaynaya in qofki raba barashada Crypto aad si bilasha ku baranaysaan Arinkana waxa masuliyada qaatay aniga Oo Ah walalkin waxan raba inaad iku ducaysan kaliya waxan raba Asxabta groupeka inaay wax bartaan wayo cilmika aad barato waku anfaca. Wax lacaga Oo bixisaan majirayso wa free cashiradu Dhamantiin kubiraa linkika Ducaduna wa xagina. https://t.me/+bQjUyf0yNfNhNzE0
Show all...
Exin Online School

Welcome to the home of learning crypto currency forex and stock markets from an experienced teacher

Show all...
๐Ÿ•Š๏ธ๐Ÿฅ€XIKMADAHA NOLOSHA ๐ŸŒน๐Ÿฆ‹

Kแ‘Œ ีOO แ—ชแ•ผแ—ฉแ—ฏOOแ—ฏ แ—ฏแ’ชแ’ช XรŒฤถMAร€รร€ฤคร€_ร‘ร’ฤนร’ลžฤคร€ ๐Ÿ“Œ ๐Ÿ”น๏ธ๐™Š๐™œ๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™™๐™ช๐™ฃ๐™ž๐™™๐™– ๐ŸŒ๐Ÿ“š ๐Ÿ”ธ๏ธ๐™๐™–๐™ก๐™จ๐™–๐™›๐™คโŒ›๐Ÿง  ๐Ÿ”น๏ธ๐™“๐™ž๐™ ๐™ข๐™–๐™™๐™ค ๐Ÿ“•๐Ÿ’ก ๐Ÿ”ธ๏ธ๐™Œ๐™ž๐™จ๐™ค๐™ค๐™ฎ๐™ž๐™ ๐™– ๐™ ๐™ช๐™ฌ๐™ž๐™ž ๐™‚๐™ช๐™ช๐™ก๐™–๐™ฎ๐™ฉ๐™–๐™ฎ ๐Ÿ’ฐ๐Ÿ—จ Today reader tomorrow a reader ๐Ÿ“š

Show all...
๐Ÿ•Š๏ธ๐Ÿฅ€XIKMADAHA NOLOSHA ๐ŸŒน๐Ÿฆ‹

Kแ‘Œ ีOO แ—ชแ•ผแ—ฉแ—ฏOOแ—ฏ แ—ฏแ’ชแ’ช XรŒฤถMAร€รร€ฤคร€_ร‘ร’ฤนร’ลžฤคร€ ๐Ÿ“Œ ๐Ÿ”น๏ธ๐™Š๐™œ๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™™๐™ช๐™ฃ๐™ž๐™™๐™– ๐ŸŒ๐Ÿ“š ๐Ÿ”ธ๏ธ๐™๐™–๐™ก๐™จ๐™–๐™›๐™คโŒ›๐Ÿง  ๐Ÿ”น๏ธ๐™“๐™ž๐™ ๐™ข๐™–๐™™๐™ค ๐Ÿ“•๐Ÿ’ก ๐Ÿ”ธ๏ธ๐™Œ๐™ž๐™จ๐™ค๐™ค๐™ฎ๐™ž๐™ ๐™– ๐™ ๐™ช๐™ฌ๐™ž๐™ž ๐™‚๐™ช๐™ช๐™ก๐™–๐™ฎ๐™ฉ๐™–๐™ฎ ๐Ÿ’ฐ๐Ÿ—จ Today reader tomorrow a reader ๐Ÿ“š

Hadii aad ubahan tahay ciwaankaan xikmadaha nolosha waa beec waliba qiimo yar oo macquul ah hadii aad rabto iga soo qabo WhatsApp numberka ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ +252688720397 ๐Ÿ‘ˆ ๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†
Show all...
Asc akhwaani ciwaankaan xikmadaha nolosha cawa waa beec hada ka faaiideso qiimo yar oo macquul ah ๐Ÿซก
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Alle swt waxa uu yidhi; "Ha is dabagalina,qaarkin yaysan ucaroon qaarka kale,ma waxuu jecel badan yahay midkiin inuu cuno hilibka walalki isago mayd ah!? May'e waad karahsanaysan!" Sidookale nabiga scw waxa uu yidhi; "Namiimka(kan dadka isku dira) jano ma galo" Iska illali intay nafi kugu jidho๐Ÿ‘โค๏ธโ˜˜
Show all...
โค 7๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Nabigu ๏ทบ wuxuu yiri: Qofkii barta cilmiga loogu talagalay in lagu raadiyo wejiga Alle (SWT)๐Ÿฅฐ๐Ÿค— haddii uusan u baranin si uu Alle raalli uga noqdo ee uu cilmiga u barto si uu wax adduunyo ah uga helo (sida "amaan iyo caanimo")๐Ÿฅน ma heli doono urta Jannada maalinta qiyaame ๐Ÿ˜ญ๐Ÿฅน. Yacni qofkii barta cilmi oo ALLE darti u baranin oo u barto si oo u helo caanimo ama amaan kaasi ma urin doono janada malinka qiyaame ๐Ÿฅบ๐Ÿค. W.S: Al-Albaani, kutubka "Sahih al-Jami" xadiithka lambarkiisu waa 6159). ๐ŸŒน
Show all...
โค 6๐Ÿ‘ 1
"Acmaal waxa uu ugu jecelyahay Ilaahay Midda la joogteeyo haba yaraadee". - Nabi Muxamed ๏ทบ.
Show all...
โค 4๐Ÿฅฐ 2
#Hadii aad aragto qof dambiile ah, haku badin kibirka iyo sharafta naftaada Aad bay u dhaliishay Isaga waa la fitneeyey oo waxaad ku sugan tahay naxariista Eebihiin Waan ka badbaaday Ilaah baa mahad leh in uu kaa caafimaaday wixii uu dhibay Waxaan uga baryayaa hanuunkiisa Waxaan Eebe ka baryaya samir iyo inuu kaa ilaaliyo dalladaha fitnada ee muuqda iyo kuwa qarsoonba.๐Ÿ’ข ๐Ÿ“ŒCabdullaahi bin Cumar -Alle ha ka raalli noqdee labadoodaba wuxuu yiri: ๐Ÿ”ธTaqwada waa inaadan isku arkin inaad ka wanaagsan tahay qof walba. [Tafsiir Al-Baghawi (1/60)] โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€ โ€ขโ€ขโ‡ฃโ‡ฃ๐ŸŒน๐ŸŒฟ โ•ฐโ”ˆโžข # Faa'iido iyo xasuusin โคต๏ธ Ibnu Xajar Al-Xaytami allaah ha u naxariistee wuxuu yidhi: *"Ha quudhsanina dadka kale, waxaa laga yaabaa inuu kaa kheyr badan yahay, oo Alle u dhow yahay"*. ๐Ÿ“™ Al-Zawajer (2/8) โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€ โ€ขโ€ขโ‡ฃโ‡ฃ๐ŸŒน
Show all...
โค 2๐Ÿ‘ 1๐Ÿฅฐ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waqtiyada xun had iyo jeer waa waqtiyada ugu fiican ee lagu ogaanayo cidda ku danaynaysa
Show all...
๐Ÿ‘ 4โค 4
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.