cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️✌

🌹Igala Soo Xidhiidh Halkan.🌹 👉0636534678.♥️ Thanks.

Show more
Advertising posts
2 108
Subscribers
+2324 hours
+877 days
+44730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

👉 Dariiqii Saxda Ahaa Doorkii Kitaabkiyo Sunnadii Dahaarnayd Degelkeedu Waakane Iyaduun Ka Duuloo Iyaduun Ku Dooddoo Iyaduun ku Daw Xulo. ❤️
Show all...
👍 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.❤️
Show all...
👍 3
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka  👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali 👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/7pQ50HvM74Y4YmI8
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

00:21
Video unavailableShow in Telegram
Noloshu maaha tartan…!! Sida ubaxa oo kale, iskuma dayo in uu la tartamo ubaxa agtiisa lagu beeray, waa uu soo baxaa oo waxa uu noqdaa wax qurux badan…!! Marka aad ku qanacsan tahay inaad si fudud u ahaato naftaada oo aadan tartamin, qof kastaa wuu ku ixtiraami doonaa…!!
Show all...
2.83 MB
👍 1
Duco, adkaar iyo suuratu Al-Mulki akhriso hurdada ka hor. العفو والتسامح.
Show all...
👍 1
5 ku dadaal intaa nooshahy✅ > Salaaada waa furaha guusha🧎‍♂️ > Istaqfaarta badso📿 > Qof cuqdad ha u qaadin > Skills Ama xirfado baro...😄😆 > Ducada waalidka👨‍🦳
Show all...
3
حَسۡبِیَ ٱللَّهُ لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَۖ عَلَیۡهِ تَوَكَّلۡتُۖ وَهُوَ رَبُّ ٱلۡعَرۡشِ ٱلۡعَظِیمِ Rasuulkeenii suubbanaa Naxariis iyo Nabad gelyo korkiisa ha ahaatee, waxa laga weriyey, qofka subax kasta iyo galab kasta yidhaahda toddoba goor intaa halka sare ku qoran, Allaah waxa uu kaga fillaadaa hammigiisa adduun iyo kiisa aakhiraba. Waxa ay ku qorantahay Kitaabka Xisnul muslimka, ducooyinka la yidhaahdo Adkaarta subaxdii iyo galabtii. Anigu intii aan qabatimay ee Allaah ii fududeeyey akhrinta ducooyinkaa, wax aad u badan ayaa aan ka arkay. Allaah ha inoo fududeeyo oo ha ina fahamsiiyo. Xigasho.
Show all...
🔥 1
Maalin baa Suubbanuhu (NNKH) uu dhunkaday wiilkii uu awoowga u ahaa ee Xasan ibnu Cali (RD), tiiyoo uu agtiisana ku sugan yahay nin acraabi ahaa oo Aqrac ibnu Xaabis la odhan jiray. Ka dibna Aqrac baa yidhi isaga oo amakaagsan: toban wiil baan baan dhalay, weligayna wallee in aanan mid ka mid ah dhunkan! Rasuulkuna (NNKH) waxa uu ugu jawaabay: "Ruuxii aan naxariisan loo ma naxariisto". ¹ Mar kalena Rasuulku (NNKH) waxa uu u tegay gabadh yar oo uu awoow u ahaa oo sakaraaadaysa, waxaana raacay qayb asxaabtiisa ka mid ah. Dabadeed tii yarayd boggiisa ayaa la geliyay iyada oo qiririclaynaysa, markaas baa labadii indhood ee Rasuulku (NNKH) ay illin burqadeen, Sacdi oo saxaabadii raacday ka mid ahaana uu weyddiiyay "Sidani waa maxay Rasuulkii Alloow?". Rasuulkuna waxa uu ugu jawaabay: "Tani waa naxariis uu Ilaahay dhigay qalbiyada intii uu doono ee addoomihiisa ka mid ah, Ilaahayna addoomihiisa u ma naxariisto ilaa kuwooda naxariista mooyee". — 1. Waxaa soo saaray Bukhaari (5997), Muslim (2318), Abuu Daa'uud (5218), Tirmidi (1911) iyo Axmed (10673). 2. Waxaa soo saaray Bukhaari (5655).
Show all...
2
Waxaa jira dadyaw ku dhaawacmay ama ku wax yeeloobay safarkoodi daacadnimada ee nolosha, badanka dadkaasi waxa ay dhibane u yihiin wanaagyadii ay dadka u faleen. Daacadnimada badan mar waxay ku fartaa inaadan cidna u isxaan falin, kolna waxay kugu bogaadisaa inaad abid joogtayso. Wax walba waxa ay ku xidhan yahiin dadka aad u daacadnimo falayso shaksiyadooda.
Show all...
👍 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.