cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

HINDISE

Asc kusoo dhawaada kanaalka hindise waxaan soo gudbinnaa waxyaabo kala duwan oo faaiido noo wada ah dhammaanteen😊

Show more
Finland2 220The language is not specifiedReligion & Spirituality37 180
Advertising posts
2 479
Subscribers
+224 hours
+607 days
+12730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Maalmaha todobaadka oo soomaali ah Maalinka jimcada sheeg waxa loo yaqaano🤔
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Oday da' ah ayaa soo dhax fadhiistay 2 labo wiil oo dhalinyaro ah waxay ku heshiiyeen in ay odayga ku jeesjeesaan mid ka mid ah wiilashii ayaa odayga la hadlay oo ku yiri awoowe adiga ma doqon baad tahay mise agnaan (jaahil) Odaygii wuxuu yiri anigu labaas baan u dhaxeeyaa😂😅
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Horaa loo yidhi agtaada waxa ku weyn wakhti uma waydid
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Soomaalidu Xor maaha. Gumeysiguna waxaa uu u kala baxaa mid mid muuqda si toos ah shaqsi loo gumeysto. Midka kalena , waa in qofka uu la noolaado xeerkii & sharciga Gumeysiga taas oo ku timid in marki horeba lagu khasbay amaba uu raaligiisu ku qaatay. Nadaamka Federaalka ee Soomaalida waxaa lagu jaangooyay 1884-kii Shirkii Reer Galbeed ee Barlin , Germany ka dhaxayey. Soomaaliu 140 Sano ayey gumeysi ku nooleyaal yihiin. Nin Abtigey ah ee Barafeysor Muddo 40 Sano kabadan ku dhex jiray Daraasaadka ' Social Science'-ka Baa igu yiri :- 1) Cadho badan way ku caqli tirtaa. 2) Caajis Badan Wuu ku Calaf-Tiraa. 3) Cuqdad Badan Way Ku Cilmi Firtaa ( Garaad & Garasho Beel). 4) Seddexdaas oo wada kulmana Way Ku Cidhib-Tiraan. Xigasho
Show all...
1
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Cilmu_nafsi_10 @Dabiibe_Jacayl @Saxiibka_Nolosha @Maskax_maaal @Hagaha_nolosha @qoraal09 @halgnka Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Show all...
HALKAAN TAABO 📌
Photo unavailableShow in Telegram
Banii aadamka daqiiqadaha uu macsida ku jiro waa daqiiqado mugdi ah uu joogin maskax ahaan sidii in maskaxdiisaba meesha ka baxday ( إِنَّ الَّذِينَ اتَّقَوْا إِذَا مَسَّهُمْ طَائِفٌ مِّنَ الشَّيْطَانِ تَذَكَّرُوا فَإِذَا هُم مُّبْصِرُونَ ) Markaad ku soo baraarugto dambiga aad ku jirtay waa sidii in aadba markaas indhaha kala qaaday oo aad is waydiinayso macquul ma anigaa waxaas sameeyay ?! Allaha na hanuuniyo .
Show all...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Aan caawinno walaalayaal
Show all...
👍 3
-- Reading books with ReadEra https://readera.org
Show all...
5_6262358786275541061.pdf0.93 KB
👍 1
Buug muhiim ah weeye qofkii akhriya indhahaa u furmi doona
Show all...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Dhalinyarada jigjiga dhibaatada haysata way ka guda ballaarantahay imtixaanka ay ku dhaceen ma haystaan dawlad u hagar baxda oo shaqaalaysiisa ma haystaan dawlad danahooda iyo dhulkooda u ilaalisa kaliya waxay haystaan dawlad daba dhilif u ah guumaystaha itoobiya.
Show all...
👍 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.