cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Dariiqa Guusha

Show more
Advertising posts
359
Subscribers
+424 hours
+717 days
+13430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Asc Jumca Wanaagsan All Muslims 💗❤️‍🩹🥰
Show all...
👍 2
Asc Junca Wanaagsan All Muslims 🥰😍
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
نجمة 🖊💗 H𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝗸𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗱𝗼 𝗱𝗶𝗯 𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗶𝗱 , 𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗶𝗿 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗵𝗮𝗸𝘂 𝘀𝗶𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 🤎🩷💙
Show all...
6👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
00:50
Video unavailableShow in Telegram
Kusalliya Nabiga أللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤️‍🩹💗 Salliga Nabiga Culeyskuu Yareeyaa Wal Walkuu Tiraa✅️💯❤️‍🩹
Show all...
1.66 MB
8
Asc Subax Wanaagsan Haddii Aad Kusoo Toostay Nabad iyo Caafimaad dheh Alxamdulillaah Waayo Waxaa Jira Kuwa badan oo Caafimaad Kuseexday Misna Geeriyooday oo Naftaba Aaney Usoo Noqonin Alxamdulillaah Alle Waxaa uu ina siiyay Fursad Kale oo aanu Kutowbad Keeni Karno Kuna Hagaajin Karno Nafteenna💗❤️‍🩹 🖊✅️💯
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
💗😍
Show all...
‏' قال زبيد الإيامي -رحمه الله- ‏( سمعت كلمة، فنفعني الله عزَّ وجل بها ثلاثين سنة ) قد تكون إحدى مشاركاتك في مواقع التواصل الاجتماعي بهذا الوصف الجميل .. فلا تبخل بالكلمة الطيبة Najma. Abdi💧🌼🕊🖊📝
Show all...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Asc Waqtigey Kuutahayba Wanaagsan Walaal Maxaad u Murugooni Adigoo Leh Rabbi Ka Naxariis badan Hooyadaa Marar badan Alle Qur,aan Kiisa Wuxuu Kuleeyahay Hamurugoonin,Hawal Walin,Hacabsanin,Haquusanin، Sidey Mac quul kutahay Marka ineyn Wal Walno Murugoonno Wax Yaroo Culeys Ah Markaad dareento Kaliya Soo qaado Salli Soo Weeseyso Labo Ragco Duko Kitaab Soo qaado Qur,aan Akhriso Kadib Alle Weydiiso Waxaad Rabtay Alle Wuu Kusiinayaahe 💗❤️‍🩹🤲 iLaahayow ducadeenna Mid La Aqbalo Kayeel🥹🤲❤️‍🩹
Show all...
🥰 8 1
Photo unavailableShow in Telegram
Albaabada kaa xiran ee kuu furmi waayay waxa ka danbeeya hadaad ogaan laheed in badan ayaad Rabi u mahadcelin laheed.Maxaa Yeelay iLaah isaga ayaa inooga Aqoon badan Halka inooroon iyo Halka inoo Daran💯✅️
Show all...
💯 3👍 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.