cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

Advertising posts
1 021
Subscribers
-124 hours
-67 days
-2930 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Mid ka mid ah caadooyinka waaweyn ee aan kugu dhiirigeliyo inaad sameyso xiliga hurdada ka hor โค๏ธ Taleefankaaga banaanka qolkaaga jiifka jaajarka ugu tag, gal oo sariirta isku diyaari, gacanta ku qabso buug aad akhrisato nuxurkiisa iyo isticmaal iftiin cad oo ku qoran bogaga buugga isha ka soo saar ๐Ÿ‘Œ Maalin walba nus saac ilaa saac ku celceli mawduuca akhrinta hurdada ka hor tani waxay kaa caawinaysaa aqoon iyo dhaqan, wacyigaagana kor u qaad si aanad malayn karin, kor u qaad luuqadaada, waxaad noqonaysaa hal abuur insha allah, intaana ka horna way anfacaysaa. Likes and love ๐Ÿ‘€
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
ุชุฌุนู„ ุฌูˆุนูƒ ู„ู„ุญุจ ูŠุฌุนู„ูƒ ุชุฃูƒู„ ู…ู† ู‚ู…ุงู…ุฉ ุงู„ุนู„ุงู‚ุงุช...๐Ÿ’” Ha u ogolaan gaajadaada jacaylku inay kugu keento inaad cuntid qashinka xidhiidhyada...
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
ุงู„ูƒู„ุงู…ู ุณู‡ู„ ูˆุงู„ุฃุญู„ุงู…ู ุฃุณู‡ู„ุŒ ูˆุงู„ุฃู…ุงู†ูŠ ููŠ ู…ูุชู†ุงูˆู„ ุงู„ูƒูู„ุŒ ูˆู„ูƒู† ู„ุง ูŠููˆุฒ ุฅู„ู‘ุง ุฃู‡ู„ู ุงู„ุนุฒุงุฆู…ู’.โœจ๏ธ Hadalku waa sahlan yahay, riyooyinku waa sahlan yihiin, rabitaankuna waa mid qof walba gaari karo, laakiin kaliya kuwa go'aansada ayaa guuleysta.โœจ๏ธ
Show all...
Gunaanad
Dhismidda kalsoonida naftaadu waa safar joogto ah. Kalsoonida naftaadu waxay kuu horseedi kartaa inaad gaarto guusha iyo himilooyinkaaga. Haddaba, waa inaad ka shaqeysaa naftaada, horumarkaaga, iyo sidii aad mar walba ugu muuqan lahayd qof kalsooni leh. Talo Ku Socota Akhristayaasha: Maxaa kugu sababay inaad kalsooni xumo dareento? Maxaad ka qaban kartaa? Iska weydii suโ€™aalahan oo ku dadaal inaad ka shaqeyso sidii aad naftaada ugu aamini lahayd awooddaada dhabta ah. "Kalsoonida naftaadu waa faraska guusha!" Maqaalka Xiga:"Sida Loogu Dhiso Kalsooni Joogto ah: Tallaabooyin iyo Talooyin"Maqaalkan xiga wuxuu diiradda saari doonaa sida loo dhiso kalsooni joogto ah adoo raacaya tallaabooyin iyo talooyin wax ku ool ah. Waxaan ka hadli doonaa hababka iyo xeeladaha kaa caawinaya inaad kalsooni joogto ah yeelato si aad ugu guuleysato noloshaada. La soco maqaalka xiga si aad u hesho talooyin dheeraad ah oo ku saabsan sidii aad u sii xoojin lahayd kalsoonida naftaada! " Ninkii naftiisa aaminay ayaa guuleystay "
Show all...
โค 1
๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ-๐—ธ๐—ฎย  ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฅฌ(๐—ฆ๐—ฝ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐—ต) Koostadu waxa kujiroย  dhammaan qaybaha Nafaqada waxay qani ku tahay fiitamiinada : vitamins K vitamin A vitamins Cย  Folate (B9) Macdanta :ย  manganeseย  calcium, iron, sidoo kale Koostadu waxay leedaahayย  vitamins K iyo vitamin A aad u badan . 1.Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro koostadaย  wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida aragtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka . 2. Waxay xoojisaa Lafaha : waxa kujiro vitamin K aad ubadan oo ka qayb qaato samaysanka lafaha iyo aktiif (active ) gayaynta borotiinada ka qayb qaato dhisida lafaha sida (osteocalcin) sidoo kale waxa kujiro macdanta calcium . 3. Waxay kor uqaadaa caafimaadka Unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka 4. Waxay u fiicantahay dheefshiidka : waxa ku jiro maadada fiber-ka oo saacido dheefshiidka caloosha . 5. Waxay u fiicantahay Difaaca jirka : waxa kujiro vitamin A iyo vitamin C oo dowr muhiim ah ka qaato shaqada difaaca jirka . 6. Wuxu u fiicanyahay xinjiraynta dhiigga : vitamin K kujiro wuxu kaย  qayb qataa xinjiraynta dhiiga isagoo aktiif (active) ka dhigo cunsurada(factors) qaabilsan xinjirowga dhiiga.
Show all...
๐Ÿ‘ 1
Show all...
sh xuseen cali jabuuti salaada aynu ku dadaalno #xadiis muxadirooyin #tafsiirkaquraanka

Kusoo Dhawoow qalbi soor channel -Youtube.๐ŸŽฌ๐Ÿ“บ โœ” Fadlan Subscribe garee โœ” SHARE โœ” LIKEโœ” AND COMMENT โœ” Mahadsanid QALBI.SOOR channel Waa Channel Loogu Talo Galay Inuu Ka Shaqeeyo Kor u Qaadida Diinka Islaamka, Iyo Inuu Ka Shaqeeyo Arimaha Bulshada iyo Kolba Marka Wixii Tagaan Ee Bulshada u Muhiimka Ah.

https://youtu.be/HTChona_JSA?si=fkwWHYU1_OAwqd7e

https://youtu.be/TCB1lNM7eBQ?si=9_V2O7YAAyjJ51Iz

https://youtu.be/Fj4RFplRums?si=D84wZQxAGlsnkTNM

https://youtu.be/m6vSmzSW_to?si=oexeHaPjC0_JhJMk

https://youtu.be/MPoy8O48meg?si=QQIZtgh5Yacple6G

https://youtu.be/Ew87kA9z4tA?si=5eWBwWIo42IlKIHg

https://youtu.be/sLPvWiFE5Sg?si=SzC_4pg4OAeQe1Uh

https://youtu.be/SEMIFdUc-Fo?si=sOamoYDJqkbfjopT

https://youtu.be/todgLI003_g?si=-Tzm58gnAunE1nWu

https://youtu.be/uvbP6MADgNY?si=cOoNPYSYXFExnZnn

https://youtu.be/75AV09Yq-A8?si=e5uKrqBaZySI07B1

https://youtu.be/8A2plJwuiHM?si=wwB2YZSmmIW8JRle

https://youtu.be/yprMnGQ1GUI?si=CL1NEsQRnQ5GljZj

https://youtu.be/RZznFpaomMs?si=GXSYLztnSz4kcgC2

https://youtu.be/HnDafkU4sSI

1- Soo Gubinta Muxaadarooyin Culimada Somaaliyeed. 2- Soo Gubinta Barnaamiyada Arimaha Bulshada. Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta mahadsanid walal

Lacagtu waxay dheereysaa cimriga dumarka ee walaalayaal siiya lacagta .. Waryaa sii lacagta ! War sii lacagta ! Dhiib lacagta ! Sii lacagta ! $ wax ma fahantay
Show all...
โ€œNin kasta oo deyn qaba, naag baa ka dambaysa
Show all...
๐Ÿ˜ 2
Show all...
Gasa Waxa ka Socda Masiibo tii Ugu Darnayd Ee Aduunka Soo Martaโ”‡Mufakir Sh C|Rahman Bashir

Kusoo Dhawoow toodhe channel -Youtube. โœ” Fadlan Subscribe garee โœ” SHARE โœ” LIKEโœ” AND COMMENT โœ” toodhe channel Waa Channel Loogu Talo Galay Inuu Ka Shaqeeyo Kor u Qaadida Diinka Islaamka, Iyo Inuu Ka Shaqeeyo Arimaha Bulshada iyo Kolba Marka Wixii Tagaan Ee Bulshada u Muhiimka Ah. Barnaamijyda Aan ka Shaqayno:- 1- Soo Gubinta Muxaadarooyin Culimada Somaaliyeed. 2- Soo Gubinta Barnaamiyada Arimaha Bulshada. Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta mahadsanid walal

Show all...
Jannada Magalo Qofka Namiimiyaha Ah Qofka Dadka Isku Dira Sh Xuseen Jabuuti #viral #video

Kusoo Dhawoow toodhe channel -Youtube. โœ” Fadlan Subscribe garee โœ” SHARE โœ” LIKEโœ” AND COMMENTโœ” toodhe channel Waa Channel Loogu Talo Galay Inuu Ka Shaqeeyo Kor u Qaadida Diinka Islaamka, Iyo Inuu Ka Shaqeeyo Arimaha Bulshada iyo Kolba Marka Wixii Tagaan Ee Bulshada u Muhiimka Ah. 1- Soo Gubinta Muxaadarooyin Culimada Somaaliyeed. 2- Soo Gubinta Barnaamiyada Arimaha Bulshada.

https://youtu.be/FfwRwCitsSw?si=dE7xlXLYL1z__f3A

https://youtu.be/S8kIyukQ-bk?si=Q7z9FhDaGNLuc8Ob

https://youtu.be/280d9qntXWg?si=-j6uC0d74DKAeAsv

https://youtu.be/RrF2Z8A34IU?si=gpGUL-_Yf1d9l6OP

https://youtu.be/IIf6uSC7Iek?si=rMIZe_U-aHoZkbfE

https://youtu.be/Y1G-opKZ50I?si=1XE4SL5hD-MkyRoD

https://youtu.be/zyz3J7v_Xu0?si=IEjIktGZbKKU6Mli

Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta mahadsanid walal

๐Ÿ‘ 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.