cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Dunida Caashaqa💝💯

Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯" Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰 🌼Erayo jaceyl" 🌼Dhiirigalin" 🌼Qisooyin" 🌼Suugaan" 🌼Oraahyo" @Moablac https://t.me/DunidaCaashaqa

Show more
Finland967The language is not specifiedReligion & Spirituality11 438
Advertising posts
8 799
Subscribers
+624 hours
+987 days
+46030 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Dabciga dhabta ah ee aadamigu waa dhereg dabadeed baashaal. Waxbarashada, shaqada iyo tacabka nolosha oo dhami waa jihaad aan la jeclayn ee la gu qasban yahay. Ronaldo in uu ciyaarta kubbadda innagu maaweeliyo wax uu ku noqday qofka loo gu jecel yahay dadka dunida ku nool, iyo in ay hal bilyan oo qof ka la socdaan barihiisa bulshada oo dhan, Taa beddelkeeda culimada sayniska ee habeen iyo maalin ku indho madoobaaday soo saaridda dawo iyo farsamo la ga ga adkaado cudurrada dilaaga ah cidi ma taqaan. – Ibraahin Hawd
Show all...
👍 6
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Hadda waxaan u baahanahay taageero, fahan iyo daacadnimo, taas ayaa baahida u gu Wayn ee aynu u qabno qof innala noolaada. Taasina waa jacayl iyo nolol dhammaystiran.❤️
Show all...
6
Photo unavailableShow in Telegram
Waxan xasuustaa habeenkii iskugu keen horaysay e aynu saddex saac wada hadlaynay inaynu isku qabsanay adigu jar iyo adigu illaa ugu danbayntii mobilku damo, habeenkii iskugu keen danbaysayna waxaynu wada hadlaynay saddex daqiiqo oo gunaanadkii ah waxanad ku ogaatay inaan qancay oo aanan immika sidii hore kuu raali galinayn soo noqoshana jirin markan se laftaydu waxba kama badali karin oo dhammaan dareemayaashaydu way quusteen meel u dhaanta adna iikaa dhaanta ayaan isku rajaynay waliba anigu kuu rajeeyay. —Shabcaan.
Show all...
😢 8😇 2👍 1🔥 1
Inta aanay gaadhayn gacantaydu meel sare Ciil igu gaboobiyo Godontaan tirsanayana Cidi Ii garaabayn Taladaydu geed dheer Ha saarnaato guudkii.🙏 -Hees.
Show all...
👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Waxan damacsanaa inaan sheekaysano illaa aad garan waydo wax iga qarsoon ood ila wadaagto, aniguna waxan rabaa inaan kuu noqdo macmiilka u gu qaalisan ee ku dhagaysta mararka qaarna kuu toosiya sheekooyinkaaga. Farxaddu kama Soo hadho ixtiraamka iyo danaynta kaaga imanaysa qofkaaga taasna waxad ka arki kartaa sida aan u ogolahay inaad xorriyad hadasho, qososho adiga oo ku qanacsan inaad tahay qofka kaliya. Dareen wax walba oo ay ahayd inaad hesho si aad u noqoto riyadadaada iyo tayda.🫡❤️ —Shabcaan
Show all...
👍 5 2
Waxba u ma baahni xitaa adiga. Waxan rabaa inaan kaa raysto. 💔
Show all...
🔥 1
https://t.me/hamster_kombat_bOt/start?startapp=kentId1113134962 Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token AirDrop! 💸 +2k Coins as a first-time gift 🔥 +25k Coins if you have Telegram Premium
Show all...
Hamster Kombat

Just for you, we have developed an unrealistically cool application in the clicker genre, and no hamster was harmed! Perform simple tasks that take very little time and get the opportunity to earn money!

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂     🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Waxaa dufcadii 2aad ubilaabeyna course free ah oo lagu baran doono graphics design hadaba hadii aad doneyso kala xiriir.⬇️ https://t.me/somgraphicacademy2 +252 612910104 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/6thZp3SPkrA5ZmVk
Show all...
Som Graphic Academy

Hoyga Rumeynta Riyadaada ..!

Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.