cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Zaaxiibka_Nolosha 🖇✨🌿🖤🌏🕊😇

𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐚𝐚𝐥𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐬𝐢𝐝𝐚 :- 💠 Tallooyin 🕊 💠 Xikmado 🌿 💠 Dhiiri-g𝐚lin ⚡️ 💠 Qisooyin 📚 💠 Iyo waliba Cilmi nafsi 💙 https://whatsapp.com/channel/0029VaHM2BmFsn0Wcp6lwJ1j

Show more
Advertising posts
8 917
Subscribers
+824 hours
+1527 days
+57430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

00:19
Video unavailableShow in Telegram
-𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗸𝗮 𝗹𝗲𝗲𝘅𝗮𝘁𝗲𝘆..¡¡¡🫵❤️‍🔥🤏🧏‍♂💫 𝗛𝗔𝘄𝗲𝗻 𝘄𝗮𝗺𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗖𝘂𝗹𝗶𝗺𝗼🌑💫 ╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👨‍💻
Show all...
5.52 MB
💯 4👍 2
Talooyin Kun Anfacaya Sadex Ilintooda Hadaadinin 1 Ilinta Waalidka 2 ilinta Qof miskiin ah 3 Ilinta Qof kugu Kalsoonaaday Sadex Hadalkooda Haadhagaysan 1 Qofka Beenta Badan 2 Qofka Dadka Iskudira 3Marqaati Benaale ah Sadex Haday Tagaan masoolabtaan 1 Hadal Aad tiri 2 wakhti Kaatagay 3 Kalsooni Burburtay ╰┈➤ 🧑‍🚀barkhadle Join dhaha Please 500 Nagaarsiya Waxyara Noga dhimane https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67
Show all...
7
00:26
Video unavailableShow in Telegram
- 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱 𝗱𝗼𝗻𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗴𝗮𝗮𝗿𝘁𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗮 𝗰𝗮𝗾𝗶𝗶𝗯𝗮 𝗹𝗲𝗵 𝗼𝗼 𝗶𝗻𝘀𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗳𝗮𝗷𝗶𝗰𝗶𝘆𝗮 ......✓🥺💫🌎✨ ╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👨‍💻
Show all...
9.67 KB
👍 8 2🕊 2
Photo unavailableShow in Telegram
قاوم ما تڪره ، لِتصل إلى ماتُحب U adkayso waxa aad neceb tahay, si aad u gaadho waxa aad jeceshahay Zubx wanaagsan 🪀
Show all...
7👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Hadii aad doonaysid inaad jir ahaan qurxoonaato aad gymta. 🧏 Hadii aad doonayso inaad maskax ahaan korto aad buugaagta oo wax akhri. 📚 Hadii aad doonaysi in lagu jeclaado aad dhanka wax bixinta ama samee wax dadku wada jeclaadan. 💞🤩 Hadii aad doonaysi in lagu nimcaado kaliya qabso dantaada, cid walbana taada ka hormari. ✅ Hadii aad doonaysid in dumarku ku ajiibaan kaliya u naxariis fal. 🥰 Hadii aad doonaysid guusha baraaraheeda, laasim joogtaynta iyo samirka. ✨💯 Hadii aad doonaysi..... ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Show all...
10👍 2😢 1
Photo unavailableShow in Telegram
Qiyaas waxaad ku mashquulsan tahay . Waxbarashadada iyo shaqadada Lkn Qof ayaa ku sugayo Maalinta oo Dhan inuu kula hadlo si uu kuu weydiiyo sida ay Maalintaada ahayd wax walba kula wadaagaya Tani waa Dhif Lkn. waa jacel ╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👨‍💻
Show all...
13💯 2
Photo unavailableShow in Telegram
Waqtiyada adag hakuu noqdan cashir aad noloshada wax ugu bedesho isku day mesha maanta awoodin ina beri sameysato Dhamaan ten caqabada na hortaagan balse adkeysi ayey u baahan yihiin Dhalin yaro noqda ku waayaha adag cashir ka qaata Join dhaha Please 500 Nagaarsiya Waxyara Noga dhimane https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67
Show all...
👍 4🥰 2
Alle Haka Bur Buriyo Xiriir kastoo Ay Gasho Xaaskayga Mustaqbalka ilaa Aan aniga Uga imanaayo...🚶💔😂😭 AmeiN so dhaha Guys 😇😂.. 🙋🏽‍♂️🥀🤎 ╰┈➤ - 𝗠44ن𝗞4. 👨‍💻
Show all...
😁 5👍 4🥰 2😢 2🤔 1
Photo unavailableShow in Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @Darenjaceyl1 @wadnojacayl @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @Team_Hormuud @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
Show all...
👏 1
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
{ یَـٰبَنِیۤ ءَادَمَ قَدۡ أَنزَلۡنَا عَلَیۡكُمۡ لِبَاسࣰا یُوَ ٰ⁠رِی سَوۡءَ ٰ⁠ تِكُمۡ وَرِیشࣰاۖ وَلِبَاسُ ٱلتَّقۡوَىٰ ذَ ٰ⁠لِكَ خَیۡرࣱۚ ذَ ٰ⁠لِكَ مِنۡ ءَایَـٰتِ ٱللَّهِ لَعَلَّهُمۡ یَذَّكَّرُونَ } [سُورَةُ الأَعۡرَافِ: ٢٦] Reer Banii Aadamow Wxn idin So Dajine Dhar Asturaayo Cowradiina (Daruuri ah) iyo Mid Labis ah (Qurux ah), Dharka Alle Ka Cabsiga (Ood Ruuxdina Ku Astureysan) Ayaa Qeyr Badan, Tasina Waa Ayaadka Alle Wxy Mudanyihiin inee Wan tooban. Please join Dhaha kanalkan Waxbadanbad Kafaaidaysaane https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67
Show all...
👏 3 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.