cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Fikrad Iyo Buug And Audiobooks

Welcome Dhamaan Asxaabta Madashaan kumidaysan muhiimada aan usmaynay waa inayn iskula wadaaga buugta aqriska ah ee muhiimka noo ah qof kasta oo jecel inuu noqdo aqriste professional ah waxaa ogaysiinaynaa inuu kusoo biiro #Mahadsanidiin

Show more
Finland6 082The language is not specifiedReligion & Spirituality142 210
Advertising posts
563
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

رمضان مبارك Day"2" رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّآ ۖ إِنَّكَ أَنتَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْعَلِيمُ FAA'IIDOOYINKA IYO SABABTA UU QOFKU U AKHRISAYO DUCADAAN : Aayaddan waxaynu ka baran karnaa in mu’minku aanu ku Filnen camalkiisa oo keliya. Islaamku waa diin ay ujeedadu ka muhiimsan tahay ficilka laftiisa. Tani waa sababta Qur'aanka, Suuradda Maacuun aayaad 4 ilaa ayada 7 ay u leedahay, "Halaag wuxuu u sugnaaday kuwa tukada." () waa kuwa halmaansan Salaaddooda,() waana kuwa muujiya [camalkooda] oo is tus tusa dadka(). Runtii waa wax-aad u xun inaad ku tukato adigoo maskaxdaadu meel kale jirto, waxaanu ku guda jirnaa waajibaad uu alle na saaray waxaa wanagsan in aad si heer sare ah oo feejignaan iyo diiradda saarin ayku dheehan tahay in aad u tukato . Nabi Ibraahiim, naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee, markuu Dhisida kacbada dhammeeyey yiri si khushuuc leh Alle SWT uga baryay inuu ka aqbalo wixii uu sameeyey. Middaani waxay ina tusinaysaa in ujeedadiisa dhabta ahi ay ahayd mid saafi ah, waxa uu u shaqaynayay ay ahaayen si uu Alle uga farxiyo. Looma samayn si ay u arkaan dadka kale , mana ahayn bandhig. Waxaad arkeesa dadka qaar in ay dhahaan, "fiiri sida aan u ficanahay oo aan u sameyay arinteyda [ sidaan u tukaday] ." xaqiiqdi sidaas ma aha ee waxaa wanagsan waxaa sameyneeso in aad Allaah Subxaanahu Wa Tacaalaa ku raalli geliso. Imaam As Sadiiq wuxuu yiri, “Qofkii sameeya camal yar oo Alle dartiis ah, Eebbe wuxuu ka dhigi doonaa mid ka weyn inta uu la rabay dadka kale hortooda. Qof kasta oo dadka dartii u sameeya fal aad u weyn, Ilaahay wuxuu ka dhigayaa wax aad u fuduud dadka kale hortooda .” Markaa xasuusnoow inaad akhrido ducadan ,رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّآ ۖ إِنَّكَ أَنتَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْعَلِيمُ Rabbana taqabbal minna inaka Antas Samee’ul Aleem. Waa duco gaaban oo si sahlan loo baran karo oo loo sheegi karo markasta oo aad dareento inaad wax u qabatay Allaah SWT dartiisa . Inshaa allaah wuu aqbalayaa oo wuxuu kusiin doonaa ajar badan. —Fikrad Iyo Book ✍🏾
Show all...
👍 1 1
Photo unavailableShow in Telegram
Bishani waa bishii Sadaqada iyo Quraanka. 🧏 Weynee qalbigaaga, oo caawi cid walba oo aad si uun u caawin kartid. ❤️🙂 Nadiifi ruuxdaada, oo isku day in aad xilli walba si toos ah ugu xirnaatid Rabbigii ku abuuray. 💙🫀😃 Mar walba oo uu mobile kaagu jaam dareemo, haddii aad reset u dirtid, si uu cusayb kii ugu laabto oo uu rebooting u sameeyo, bishani waa bishii aad naftaada reset u diri laheyd, si aad dib ugu heshid ruux nadiif ah, oo ka maran culaysyo badan oo nafsi ah. 💯✨😇 Ku darsoo, mar haddii aad ku dedaaleysid in aad iska goysid danbiyo hore oo aad sameyn jirtay, ma jirto sabab aad bishaan u bilowdid kuwo cusub, oo aadan awel caado u lahaan jirin. 👌 ╭┈────────────── ╰┈➤ -Fikrad Iyo Book 👤
Show all...
👍 1 1
Photo unavailableShow in Telegram
Ramadaan Wanaagsan. Allah Hanagu Arzaaqo Cabsidiisa, Iyo Udhimrinta Adoomadiisa Duruufaysan Allena Hanaga Aqbalo SoonKa io Salaada, ❤️
Show all...
👍 1 1
✨️🏆 KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN🏆✨️ 🎉 @KOOXDA_SIYAADSO 🎉 🔷️ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ] ■ DIINI🕌 ■ 🌻 @QULUUBTA 🌻 @AQOONYAHAN1 🌻 @SAAAFI114 🌻 @Baro_xadiiskan 🌻 @quraan103 🌻 @abuhisham112 🌻 @Dacwah_Channel 🌻 @muntkhab 🌻 @AHLUL_KHEYR ■ XIKMADO🧠 ■ 🏆 @ASMAKADIYE 🏆 @FAHANGUUD 🏆 @MUFAKAR1 🏆 @XIGMADLE 🏆 @GARAADKOBOC 🏆 @DRSFARDOWSA 🏆 @HAMIGENA 🏆 @SALMAXIKMAWI 🏆 @hoyganoolashachannel 🏆 @noloshuwaahalgaan 🏆 @kaahanolosha 🏆 @tareenkanolasha 🏆 @aqon_kaabe1 🏆 @kabtanhaaraxikmawi 🏆 @murtimaal1 🏆 @Dawada_qalbiga 🏆 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 🏆 @Garaadso24 🏆 @Maskax_maaal ■ DHIIRIGALIN✨️ ■ ✨️ @HALGNKA ✨️ @Sigma_male23 ✨️ @ABDITAHAD ✨️ @Nuurka_Nolosha ✨️ @ifinoloshaada ✨️ @Murti_maal ✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1 ✨️ @MASKAX_KAAB1 ✨️ @hamdimohamed44 ✨️ @CILMIYEYS ✨️ @dhaxalrebchannel ✨️ @fahanka6 ✨️ @Sigma_male22 ✨️ @WADADAGUUSHA1 ✨️ @KhalidRage55 ✨️ @fardawsafiican1 ✨️ @qalbi_dhaye1 ✨️ @wehelkabulshada ✨️ @nolosheena103 ✨️ @dhiiriye ■ ORAAHYO✍️🌼 ■ ✍️ @IFIYE2222 ✍️ @zainasharafchannel ✍️ @Besty_photos ✍️ @Cajaa_ibta_dunida ✍️ @wayahaadunka ✍️ @smellowriter ✍️ @Oldwrite ✍️ @hogaankaNolosha ✍️ @ORAAHSAN ■ Sheeko🗣 ■ 🗣 @ilaqosal_1 🗣 @ilaqosal_1 🗣 @Sabiil40 🗣 @Sabiil40 🗣 @Qoraaladii_Qarniga 🗣 @Qoraaladii_Qarniga ■ JACAYL💖 ■ 💝 @Daryelcishqi1 💝 @AADAN123 💝 @ROYAAL_CHANNL 💝 @Qalpijaceyl42 💝 @darajo24 💝 @Xurmo_Caashaq 💝 @weheljaceY 💝 @bilicdawaayaha 💝 @wadnojacayl 💝 @indhojacayl12 💝 @fariimojaceyl1 💝 @Caashaq 💝 @Ishwaaq100 💝 @Dabiibe_Jacayl ■ CILMI-BAARIS🔎 ■ 🔍 @fududeeye209 🔎 @teamkhibra 🔍 @SOMFOREX2 🔍 @madxafkataariiqda 🔎 @Aqoonta_kaa_maqan 🔎 @abdisalanberth 🔍 @teammadadaaliye 🔍 @Cilmu_nafsi_10 ■ BUUGAAG📚 ■ 📚 @Hamda_Nour 📚 @fikradiyobuug 📚 @ILEYS93 📚 @Nuxurka_Buugaagta 📚 @kaabebooks 📚 @Aqoonmaalbooks1 HABAYN WANAAGSAN 🌃🥰 -------°○-----------------•●------------------- Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg ● @KOOXDA_SIYAADSO Gudoomiye @Mr_siyaadso ---------- 🔝-------------°○----------------•● SPONSORED BY: 🥇 @QULUUBTA 🥈 @dhiirigaliyaha_nolasha1 🥉 @Qalpijaceyl42 🏅 @AADAN123 🎖 @HALGNKA ☆ DHAMAAD ☆ https://t.me/Quluubta
Show all...
Quluubta

= Madashaan waxa aad ka heli doontaa • Su'aalo iyo jawaabo kala duwan • wax-yaabo ku saabsan quraanka kariimka ah • qisooyin, geeraaro nooc walba leh iwm " Ku mahadsanid soo booqashadaada " Wixii fariina ah noogu reeb @Mr_ahmed_alta @Mr_siyaadso

Photo unavailableShow in Telegram
Dheef-shiid kiimikaad, oo inta badan ku dhaca beerka, waxay keenaysaa beddelka biotransformation ee dawooyinka dheef-shiid kiimikaadka, kuwaas oo laga yaabo inay farmaajo ahaan firfircoonaadaan ama aan firfircoonayn. Nidaamyada enzymatic, oo ay ugu horrayn dhexdhexaadiyaan cytochrome P450 enzymes, waxay kiciyaan dheef-shiid kiimikaadka daroogada, taas oo 👇🏻👇🏻. https://www.sakariyehaldoor.com/navigating-the-intricacies-of-pharmacokinetics-understanding-drug-absorption-distribution-metabolism-and-excretion/?
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Adiga oo la tacaalaya xididada shucuureed ee dib u dhigista, waxaad furi doontaa wax soo saarka korodhay, diiqada oo yaraada, iyo nolol dheregsan. Caadada Hadda ma noqon karto sixir, laakiin waa aalad awood badan oo aad ku guuleysato dib u dhigista oo ugu dambeyntii aad ku gaarto yoolalkaaga!
Show all...
Repost from Wehelka Bulshada
Photo unavailableShow in Telegram
Akram Afif waa ciyaaryahan kubbadda cagta ah oo u dhashay dalka Qatar, oo caan ku ah xirfadihiisa gaarka ah iyo wax ku biirinta kubbadda cagta ee naadiyada iyo caalamkaba. Afif waxa uu dhashay November 18, 1996, waxa uu ku dhashay magaalada Doha ee dalka Qatar, 👇🏻👇🏻. 📸 Look at this post on Facebook https://www.sakariyehaldoor.com/who-is-akram-afifs-player-also-know-more-about-his-historical-background/?
Show all...
1
✨️🏆 KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN🏆✨️ 🎉 @KOOXDA_SIYAADSO 🎉 🔷️ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ] ■ DIINI🕌 ■ 🌻 @QULUUBTA 🌻 @AQOONYAHAN1 🌻 @SAAAFI114 🌻 @Baro_xadiiskan 🌻 @quraan103 🌻 @abuhisham112 🌻 @Dacwah_Channel 🌻 @muntkhab 🌻 @AHLUL_KHEYR ■ XIKMADO🧠 ■ 🏆 @ASMAKADIYE 🏆 @FAHANGUUD 🏆 @MUFAKAR1 🏆 @XIGMADLE 🏆 @GARAADKOBOC 🏆 @DRSFARDOWSA 🏆 @HAMIGENA 🏆 @SALMAXIKMAWI 🏆 @hoyganoolashachannel 🏆 @noloshuwaahalgaan 🏆 @kaahanolosha 🏆 @tareenkanolasha 🏆 @aqon_kaabe1 🏆 @kabtanhaaraxikmawi 🏆 @murtimaal1 🏆 @Dawada_qalbiga 🏆 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 🏆 @Garaadso24 ■ DHIIRIGALIN✨️ ■ ✨️ @HALGNKA ✨️ @Sigma_male23 ✨️ @ABDITAHAD ✨️ @Nuurka_Nolosha ✨️ @ifinoloshaada ✨️ @Murti_maal ✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1 ✨️ @MASKAX_KAAB1 ✨️ @hamdimohamed44 ✨️ @CILMIYEYS ✨️ @dhaxalrebchannel ✨️ @fahanka6 ✨️ @Sigma_male22 ✨️ @WADADAGUUSHA1 ✨️ @KhalidRage55 ✨️ @fardawsafiican1 ✨️ @qalbi_dhaye1 ✨️ @wehelkabulshada ✨️ @nolosheena103 ✨️ @dhiiriye ■ ORAAHYO✍️🌼 ■ ✍️ @IFIYE2222 ✍️ @zainasharafchannel ✍️ @Besty_photos ✍️ @Cajaa_ibta_dunida ✍️ @wayahaadunka ✍️ @smellowriter ✍️ @guulwade14 ✍️ @Oldwrite ✍️ @hogaankaNolosha ✍️ @ORAAHSAN ■ Sheeko🗣 ■ 🗣 @ilaqosal_1 🗣 @ilaqosal_1 🗣 @Sabiil40 🗣 @Sabiil40 🗣 @Qoraaladii_Qarniga 🗣 @Qoraaladii_Qarniga ■ JACAYL💖 ■ 💝 @Daryelcishqi1 💝 @AADAN123 💝 @ROYAAL_CHANNL 💝 @Qalpijaceyl42 💝 @darajo24 💝 @Xurmo_Caashaq 💝 @weheljaceY 💝 @bilicdawaayaha 💝 @wadnojacayl 💝 @indhojacayl12 💝 @fariimojaceyl1 💝 @Caashaq 💝 @Ishwaaq100 💝 @Dabiibe_Jacayl ■ CILMI-BAARIS🔎 ■ 🔍 @fududeeye209 🔎 @teamkhibra 🔍 @SOMFOREX2 🔍 @madxafkataariiqda 🔎 @Aqoonta_kaa_maqan 🔎 @abdisalanberth 🔍 @teammadadaaliye 🔍 @Cilmu_nafsi_10 ■ BUUGAAG📚 ■ 📚 @Hamda_Nour 📚 @fikradiyobuug 📚 @ILEYS93 📚 @Nuxurka_Buugaagta 📚 @kaabebooks 📚 @Aqoonmaalbooks1 HABAYN WANAAGSAN 🌃🥰 -------°○-----------------•●------------------- Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg ● @KOOXDA_SIYAADSO Gudoomiye @Mr_siyaadso ---------- 🔝-------------°○----------------•● SPONSORED BY: 🥇 @QULUUBTA 🥈 @dhiirigaliyaha_nolasha1 🥉 @Qalpijaceyl42 🏅 @AADAN123 🎖 @HALGNKA ☆ DHAMAAD ☆ https://t.me/XIKMADAHA_NOLOSHAA
Show all...
🕊️🥀XIKMADAHA NOLOSHA 🌹🦋

𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗼𝘄 𝘄𝗹𝗹𝗸𝗮/𝘄𝗹𝗹𝘀𝗵𝗮 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗮𝗱𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻𝗼𝘄 Waxad mar waliba ka helaysaa channelkan talo iyo tusaale ku dhiirigaliya si'aad u gaadho hadafyadaada nololeed., ☑️ Today reader tomorrow a reader 📚

✨️🏆 KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN🏆✨️ 🎉 @KOOXDA_SIYAADSO 🎉 🔷️ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ] ■ DIINI🕌 ■ 🌻 @QULUUBTA 🌻 @AQOONYAHAN1 🌻 @SAAAFI114 🌻 @Baro_xadiiskan 🌻 @quraan103 🌻 @abuhisham112 🌻 @Dacwah_Channel 🌻 @muntkhab 🌻 @AHLUL_KHEYR ■ XIKMADO🧠 ■ 🏆 @ASMAKADIYE 🏆 @FAHANGUUD 🏆 @MUFAKAR1 🏆 @XIGMADLE 🏆 @GARAADKOBOC 🏆 @DRSFARDOWSA 🏆 @HAMIGENA 🏆 @SALMAXIKMAWI 🏆 @hoyganoolashachannel 🏆 @noloshuwaahalgaan 🏆 @kaahanolosha 🏆 @tareenkanolasha 🏆 @aqon_kaabe1 🏆 @QADARXIKMAWI 🏆 @kabtanhaaraxikmawi 🏆 @murtimaal1 🏆 @Dawada_qalbiga 🏆 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 🏆 @Garaadso24 ■ DHIIRIGALIN✨️ ■ ✨️ @HALGNKA ✨️ @Sigma_male23 ✨️ @ABDITAHAD ✨️ @Nuurka_Nolosha ✨️ @ifinoloshaada ✨️ @Murti_maal ✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1 ✨️ @MASKAX_KAAB1 ✨️ @hamdimohamed44 ✨️ @CILMIYEYS ✨️ @dhaxalrebchannel ✨️ @fahanka6 ✨️ @Sigma_male22 ✨️ @WADADAGUUSHA1 ✨️ @KhalidRage55 ✨️ @fardawsafiican1 ✨️ @qalbi_dhaye1 ✨️ @wehelkabulshada ✨️ @nolosheena103 ✨️ @dhiiriye ■ ORAAHYO✍️🌼 ■ ✍️ @IFIYE2222 ✍️ @zainasharafchannel ✍️ @Besty_photos ✍️ @Cajaa_ibta_dunida ✍️ @wayahaadunka ✍️ @XORNIMO_CHANNEL ✍️ @smellowriter ✍️ @guulwade14 ✍️ @Oldwrite ✍️ @hogaanka_Nolosha ✍️ @ORAAHSAN ■ Sheeko🗣 ■ 🗣 @ilaqosal_1 🗣 @ilaqosal_1 🗣 @Sabiil40 🗣 @Sabiil40 🗣 @Qoraaladii_Qarniga 🗣 @Qoraaladii_Qarniga ■ JACAYL💖 ■ 💝 @Daryelcishqi1 💝 @AADAN123 💝 @ROYAAL_CHANNL 💝 @Qalpijaceyl42 💝 @darajo24 💝 @Xurmo_Caashaq 💝 @weheljaceY 💝 @bilicdawaayaha 💝 @wadnojacayl 💝 @indhojacayl12 💝 @fariimojaceyl1 💝 @Caashaq 💝 @PODHARI 💝 @Dabiibe_Jacayl ■ CILMI-BAARIS🔎 ■ 🔍 @fududeeye209 🔎 @teamkhibra 🔍 @SOMFOREX2 🔍 @madxafkataariiqda 🔎 @Aqoonta_kaa_maqan 🔎 @abdisalanberth 🔍 @teammadadaaliye ■ BUUGAAG📚 ■ 📚 @Hamda_Nour 📚 @fikradiyobuug 📚 @ILEYS93 📚 @Nuxurka_Buugaagta 📚 @kaabebooks 📚 @Aqoonmaalbooks1 HABAYN WANAAGSAN 🌃🥰 -------°○-----------------•●------------------- Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg ● @KOOXDA_SIYAADSO Gudoomiye @Mr_siyaadso ---------- 🔝-------------°○----------------•● SPONSORED BY: 🥇 @QULUUBTA 🥈 @dhiirigaliyaha_nolasha1 🥉 @Qalpijaceyl42 🏅 @AADAN123 🎖 @HALGNKA ☆ DHAMAAD ☆ https://t.me/Dabiibe_Jacayl
Show all...
𝗗𝗔𝗕𝗜𝗜𝗕𝗘 𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟 👨‍🍳💘

🌸𝐄𝐫𝐞𝐲𝐨 𝐉𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥 🌷 🌸𝐆𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫 𝐉𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥 🎙 🌸𝐗𝐢𝐤𝐦𝐚𝐝𝐨 𝐉𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥 📕 🌸𝐄𝐫𝐞𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 🗨️ ❣️....𝐆𝐢𝐟𝐭🎁....❣️ صل على الحبيب محمد ﷺ💙🍇 🥀🥂 Owner ┈➤ @Cabdullahi_7

Taariikhda Somaalida iyo Somaaliya.pdf10.03 MB
👍 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.