cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

DACWO CHANNEL

wax faa id ama faaidayso somali channel

Show more
Finland3 497The language is not specifiedReligion & Spirituality96 401
Advertising posts
577
Subscribers
+124 hours
No data7 days
+4530 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Repost fromย N/a
๐ŸŒทDooro midkaa rabto๐ŸŒนdhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a๐Ÿ’ [๐ŸŒดAl-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga๐ŸŒด] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ ๐ŸŒ™( Diini )๐ŸŒ™ --------------------- ๐ŸŒป @machadudarukheyrchanel ๐ŸŒป @AMirSHaCraWi ๐ŸŒป @WadadaToosan ๐ŸŒป @muntkhab ----------------------- ๐ŸŒท @quraan103 ๐ŸŒท @Wanaagmedi ๐ŸŒท @FIIRAAN ---------------------------------------------- ๐ŸŒพSheeko--jacayl๐ŸŒพ ----------------------------------- ๐ŸŒบ @dareenfahan123 ๐ŸŒบ @qalbi_dhaye1 ๐ŸŒบ @tixjaceyl ๐ŸŒบ @Manhadal ๐ŸŒน @Dareenjacel143 ๐ŸŒน @hagahanolosha7 ๐ŸŒน @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- ๐ŸŒปXulasho-wcn๐ŸŒป ---------------------------------- ๐ŸŒธ @OGAANSHO12 ๐ŸŒธ @Dareenka_Guusha ๐ŸŒธ @DhuuxJaceyl ๐ŸŒธ @noloshuwaahalgaan ๐ŸŒธ @Bulshokaabmedia1 ๐ŸŒธ @Sirtanolasham24 ๐ŸŒธ @ruuxdawanaagsan1 ๐ŸŒธ @RibaaxaAcademy ๐ŸŒธ @hansidechannel ๐ŸŒธ @Balaashaan ๐ŸŒธ@quraanonline1 ๐ŸŒธ @Naxriis_Badne ๐ŸŒธ @ONLINE_MARKET_24 ๐ŸŒดxulasho๐ŸŒด -------------- ๐ŸŒพ @dhigal ๐ŸŒพ @zainasharafchannel ๐ŸŒพ @hoygaxikmada7 ๐ŸŒพ @Kasdareen12 ๐ŸŒพ @Cawayskanolosha ---- -------- ------ ---------- โœQural--xigmado๐Ÿ”ฆ ------------ ------- ----------- ---- ๐Ÿ’ @Q0RM0 ๐Ÿ’ @kixkmad100 ๐Ÿ’ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ๐Ÿ’ @MURTISIDE --------------------- โ˜” @islamicdigital โ˜” @murtimaal1 โ˜” @Cajaa_ibta_dunida โ˜” @xikmaawimedia โ˜” @abditahad โ˜” @XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- ๐Ÿ“™Books๐Ÿ“š ------------------------------------------- ๐ŸŒด @xikmadjacayl ๐ŸŒด @sompdfbooks ๐ŸŒด @BaroEnglish1 ๐ŸŒด @oldwrite ๐ŸŒด @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- ๐ŸŒด @dhiirigalin100 ๐ŸŒด @QALBIQOOYE1 ๐ŸŒด @Besty_photos ๐ŸŒป @fududeeye209 ๐ŸŒป @LAMPTECH ๐ŸŒป @MURTI_MADALO1 --------------------------------- ๐Ÿ€Xulasho๐Ÿ€ --------------------------------- ๐ŸŒน @KHATARCAAFIMAAD ๐ŸŒน @xikmadjacayl ๐ŸŒน @hamdimohamed44 ๐ŸŒน @sahmiyedigital ๐ŸŒน @xikmad_channel ๐ŸŒน @Dacwah_Channel --------------------------------- ๐Ÿ’–*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa๐Ÿ’– ๐Ÿ‘‡ ๐ŸŒน https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- ๐Ÿ’ชDhiira---Galin๐Ÿ’ช ------------------ --------- ----------- ๐ŸŒน @XIKMAD_MURTI_CHANNEL ๐ŸŒน @kabtanhaaraxikmawi ๐ŸŒน @Qoraaladii_Qarniga ๐ŸŒน @ustadAntonioโœ๏ธ๐Ÿ“š ๐ŸŒท @jiiladvert -------------------------------- ๐ŸŒท @HAGAHAJIILKA12 ๐ŸŒท @wayahaadunka ๐ŸŒท @fardawsafiican1 ๐ŸŒท @SULTHANTYPINGXIKMAD0 ๐ŸŒท @noqomufakir ๐ŸŒน @Taloyinkaguusha --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- โคhoyga--jacelkaโค ------------------------------------------------- ๐Ÿ’ @jowharadi1ifeysay ๐Ÿ’ @qalin19 ๐Ÿ’ @mirojaceyl ๐Ÿ’ @Jaceylkiilumay ๐Ÿ’ @tareenkanolasha ๐Ÿ’ @Daaruladham122 ๐ŸŒน@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- ๐Ÿ‘‰Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir๐Ÿ‘ˆ ๐ŸŒน @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- ๐ŸŒน@bahjasooyaalka ๐ŸŒน@Riyooyinkeena56 ๐ŸŒน@xikmado222 ๐ŸŒน@dhiiriye ๐ŸŒท @Dadweynha ๐ŸŒน@XasUus_QoR_JecEYl ๐ŸŒปDhamaad-----end๐ŸŒป ----------------------------------- Page ka al Raxma jion๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.facebook.com/profile.php?id=100083445638211&mibextid Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe ๐ŸŒน @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ‘‡ https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Show all...
๐ŸŒทAl raxma_____channel๐ŸŒน

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.aโ˜‘ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel๐ŸŒท๐Ÿ

Cibaadada haku gaar yeelin bil ama malin gaar ah ee ka dhig cimrigaaga oo idil mid aad ku dadaasho wll
Show all...
โค 6
ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ูŠ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… "ูƒู„ ุงู„ู†ุงุณ ูŠุบุฏูˆ ูุจุงุฆุน ู†ูุณู‡ ูู…ุนุชู‚ู‡ุง ุฃูˆ ู…ูˆุจู‚ู‡ุง" Nabigu (scw) wuxuu yidhi dadka oo dhammi way kallahaan dad naftooday iibiyaan, dadna way xureeyaan, amaย  way halaagaan." Waxaa wariya Muslim Waxaad jirtay tan iyo markii lagu abuuray,ย  tareenkii noloshaada ayaa ka dhaqaaqay saldhigga adduunka. Waxa hubaal ah inuu gaadhi doono saldhiga aakhiro.. Safarkaaga, awaxaad ka dhigi doontaa inaad naftaada baabi'iso ama aad Naarta ka xorayso. Qofkii ku dadaala inuu Eebbe adeeco wuxuu naftiisa ka gaday Eebbe oo uu ka xoreeyey cadaabkiisa. Ruuxii ku dadaala rabitaankiisa iyo raaxadiisa wuxuu ka gaday naftiisa Shaydaanka isagoo ka dhigay mid halaagsantay oo lagu xidhxidhay dambi iyo xumaan.
Show all...
โค 7
Show all...
๐˜€๐˜‚'๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ถ ๐—ฎ๐—ต

Tobanka maalmood ee Adduunka ugu fadli badan. !!! 1-Rabbi sw dadka wuu kala fadilay oo Nabi Muxammed ๏ทบ ayaa ugu fadli badan, dhulkana wuu kala fadilay oo Makka iyo madiinaa ugu fadli badan, sidoo kale wakhtiga Alle wayne wuu kala fadilay waxaa maalmaha ugu fadli badan maalinta Jimce, sidoo kale habeenka laylatul-qadriga ayaa ah habeen ka fadli badan kun bilood, waxaa kamida wakhtiyada ugu fadli badan tobanka maalmood ee ugu horeeya bisha Carrafo. ( dul xijah ) 2-Markuu Allaah sw adoomadiisa jeclaysiiyay inay booqdaan gurigiisa sharafta leh waxaa iska caadi ah in qof kasta Karayn inuu tago xaramka ayuu Allaah sw qofka karaya cimirigaiisa dhan hal mara xajka ku waajibiyay. Tobanka maalmood ee ugu fadli badan aduunkana dhextaal ooga dhigay ka xajinaya iyo kan kale ee kari waayayba, qofkii Kari waaya inuu xajiyo wuxuu awoodaa isagoo gurigiisa jooga inuu shaqasto camalka fadli badan ka muujihidka soo laabtay xataa. 3-Allaah sw maalmahan wuu ku dhaartay waxaan qiimo wayn lahayna Alla Wayne Kuma dhaarto. โ€ฆ

7 sifo uu Allah kugu jeclaanayo๐Ÿฅนโ˜๐Ÿป๐Ÿค 1. ixsaan inaa samayo ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุญุณู†ูŠู†. ๐Ÿค๐ŸŒฟ 2. sifada labaad uu Allah kugu jeclaanayo waa towbah ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ุชูˆุงุจูŠู† ๐Ÿคโ˜๐Ÿป๐Ÿฅบ 3. sifada sadaxaad waa dahaarada ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุชุทู‡ุฑูŠู†๐Ÿค๐ŸŒฟ 4. sifada afaraad uu Allah kugu jeclaanayo waa Allah oo kacabsato ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุชู‚ูŠู† . ๐Ÿค๐ŸŒฟ 5. Sifada shanaad uu Allah kugu jeclaanayo waa sabarka ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุตุงุจุฑูŠู† . ๐Ÿค๐Ÿฅบโ˜๐Ÿป 6. Sifada lixaad uu Allah kugu jeclaanayo waa cadaalad ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ู‚ุณุทูŠู† .๐Ÿค๐ŸŒฟ 7. sifada toddobaad uu Allah kugu jeclaanayo waa tawakalka ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุชูˆูƒู„ูŠู† inaa Allah talo saaratoโ˜๐Ÿป๐Ÿค
Show all...
โค 10๐Ÿ‘ 1
๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š๐ซ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š๐Ÿ•‹โค๏ธ๐Ÿ˜ ๐Ÿ’œ1.Xaramka qofkii ugu horeeyay ee daga waxay ahayd haweenay #Haajara ayayna ahayd. ๐Ÿ’›2. ILaahay wuxuu soo dajiyay suurad la dhaho ุณูˆุฑุฉ ุงู„ู†ุณุงุก oo ka mid ah suuradaha ugu dheer Quraanka. ๐Ÿ’œ3.Qofkii ugu horeeyay iLaahay Dartiis u daadiya dhiigiisa waxay ahayd haweeneey #Umu_Camaar_Aala_Yaasir. ๐Ÿ’›4.Qofkii ugu horeeyay ee rumeeya Rasuulka ุตู„ูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… waxay ahayd dumar hooyo #Khadija_Bintu_Khuwaylad. ๐Ÿ’œ5.Nebiga ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… wuxuu dhahay qofka sadex gabar barbaariya, akhlaaqdooda iyo diintooda ku dadaala wuxuu Rabbi ka xureeyaa Naarta markasay saaxaabadi dhaheen Rasuul Allow labo gabarna, wuxuuna yiri Rasuulku xitaa labo gabar qofka diinta ku barbaariya. ๐Ÿ’› ๐Ÿ“ŒDunidoo hagagtay waa dumarkoo hagaagay Ragga waxa sosaara Dumarka hadii aad dooneesan Rijaal waaweyn oo Qiima leh kudadaala Dumarka oo iyaga bara diintu waxey tahay. ๐Ÿ’œ Walaashey qaaliyeey Waxaa kutahay daaciyad Akhlaaqdaada wanaagsan Xijaabkada sharcigaa Hadal wanaagaada dhaqankaadu siduuyahay. ๐Ÿ’› Hasahlan doorkaada dacwada kuna dadaal inaa noqoto daaciyad mida ugu kheyrkabadan insha allaah waa dhanbaal kusocda gabar kastoo wanaagsanโ™ฅ
Show all...
๐Ÿ”ฅ 8๐Ÿฅฐ 3โคโ€๐Ÿ”ฅ 2
Hadiii Aad Lumiso Xiriiirka Ilaahey, Waxaaa Dhumisay Waxwalbo Oo Noloshaaada Ah #Jooogsi. Hadaaadan Aaqiro Dhisanin,Waxaa Xaqiiiq Ah In Aduuunkaaga Uu Noqonaaayo Mid Aan Kuu Dhismin Ama Farxad Aadan Kudareemeynin ๐Ÿ™ŒโœŒ๏ธ Gaaarsiii Walaaalaha Kale ๐Ÿฅฐ
Show all...
๐Ÿ”ฅ 5๐Ÿฅฐ 3๐Ÿ‘ 2
Photo unavailableShow in Telegram
Nolosha oo dhan laba aayadood ๐Ÿฆ‹ "โ€ ูู…ู† ุฃุชุจุน ู‡ุฏุงูŠ .. โ€ูู„ุง ูŠุถู„ ูˆ ู„ุง ูŠุดู‚ู‰ ..๐Ÿฆ‹" "Qofkii raaca hanuunkayga.. ma dhumi doono mana murugoon doono..๐Ÿฆ‹" "โ€ ูˆู…ู† ุฃุนุฑุถ ุนู† ุฐูƒุฑูŠ .. โ€ูุฅู†ู‘ ู„ู‡ ู…ุนูŠุดุฉ ุถู†ูƒุง.." "Ruuxii ka jeedsada xuskayga... waxaa u ahaaday nololย  cidhiidhi ah" Waxaad xaq u leedahay inaad doorato qaab nololeedkaaga๐Ÿฆ‹
Show all...
๐Ÿ”ฅ 3
ูˆุนู† ุนู„ูŠู‘ ุฑูŽุถููŠูŽ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ู ุนูŽู†ู‡ู ู‚ุงู„ุŒ ู‚ุงู„ ุฑูŽุณููˆู„ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูย ๏ทบ: (ุงู„ุจุฎูŠู„ ู…ู† ุฐูƒุฑุช ุนู†ุฏู‡ ูู„ู… ูŠุตู„ ุนู„ูŠ) ุฑูŽูˆูŽุงู‡ู ุงู„ุชูู‘ุฑู…ูุฐููŠูู‘ ูˆูŽู‚ูŽุงู„ูŽ ุญูŽุฏููŠุซูŒ ุญูŽุณูŽู†ูŒ ุตุญูŠุญ Cali waxa laga wariyay alle haka raali noqdee wuxu yidhiย  Rasuulka ๏ทบ inu yidhi Qofka bakhiilka wa mid agtiisa la igu sheegay oo aan igu salin
Show all...
๐Ÿ”ฅ 3
Repost fromย N/a
๐ŸŒทDooro midkaa rabto๐ŸŒนdhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a๐Ÿ’ [๐ŸŒดAl-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga๐ŸŒด] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ ๐ŸŒ™( Diini )๐ŸŒ™ --------------------- ๐ŸŒป @machadudarukheyrchanel ๐ŸŒป @AMirSHaCraWi ๐ŸŒป @WadadaToosan ๐ŸŒป @muntkhab ----------------------- ๐ŸŒท @quraan103 ๐ŸŒท @Wanaagmedi ๐ŸŒท @FIIRAAN ---------------------------------------------- ๐ŸŒพSheeko--jacayl๐ŸŒพ ----------------------------------- ๐ŸŒบ @dareenfahan123 ๐ŸŒบ @qalbi_dhaye1 ๐ŸŒบ @tixjaceyl ๐ŸŒบ @Manhadal ๐ŸŒน @Dareenjacel143 ๐ŸŒน @hagahanolosha7 ๐ŸŒน @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- ๐ŸŒปXulasho-wcn๐ŸŒป ---------------------------------- ๐ŸŒธ @OGAANSHO12 ๐ŸŒธ @Dareenka_Guusha ๐ŸŒธ @DhuuxJaceyl ๐ŸŒธ @noloshuwaahalgaan ๐ŸŒธ @Bulshokaabmedia1 ๐ŸŒธ @Sirtanolasham24 ๐ŸŒธ @ruuxdawanaagsan1 ๐ŸŒธ @RibaaxaAcademy ๐ŸŒธ @hansidechannel ๐ŸŒธ @Balaashaan ๐ŸŒธ@quraanonline1 ๐ŸŒธ @Naxriis_Badne ๐ŸŒธ @ONLINE_MARKET_24 ๐ŸŒดxulasho๐ŸŒด -------------- ๐ŸŒพ @dhigal ๐ŸŒพ @zainasharafchannel ๐ŸŒพ @hoygaxikmada7 ๐ŸŒพ @Kasdareen12 ๐ŸŒพ @Cawayskanolosha ---- -------- ------ ---------- โœQural--xigmado๐Ÿ”ฆ ------------ ------- ----------- ---- ๐Ÿ’ @Q0RM0 ๐Ÿ’ @kixkmad100 ๐Ÿ’ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ๐Ÿ’ @MURTISIDE --------------------- โ˜” @islamicdigital โ˜” @murtimaal1 โ˜” @Cajaa_ibta_dunida โ˜” @xikmaawimedia โ˜” @abditahad โ˜” @XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- ๐Ÿ“™Books๐Ÿ“š ------------------------------------------- ๐ŸŒด @xikmadjacayl ๐ŸŒด @sompdfbooks ๐ŸŒด @BaroEnglish1 ๐ŸŒด @oldwrite ๐ŸŒด @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- ๐ŸŒด @dhiirigalin100 ๐ŸŒด @QALBIQOOYE1 ๐ŸŒด @Besty_photos ๐ŸŒป @fududeeye209 ๐ŸŒป @LAMPTECH ๐ŸŒป @MURTI_MADALO1 --------------------------------- ๐Ÿ€Xulasho๐Ÿ€ --------------------------------- ๐ŸŒน @KHATARCAAFIMAAD ๐ŸŒน @xikmadjacayl ๐ŸŒน @hamdimohamed44 ๐ŸŒน @sahmiyedigital ๐ŸŒน @xikmad_channel ๐ŸŒน @Dacwah_Channel --------------------------------- ๐Ÿ’–*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa๐Ÿ’– ๐Ÿ‘‡ ๐ŸŒน https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- ๐Ÿ’ชDhiira---Galin๐Ÿ’ช ------------------ --------- ----------- ๐ŸŒน @XIKMAD_MURTI_CHANNEL ๐ŸŒน @kabtanhaaraxikmawi ๐ŸŒน @Qoraaladii_Qarniga ๐ŸŒน @ustadAntonioโœ๏ธ๐Ÿ“š ๐ŸŒท @jiiladvert -------------------------------- ๐ŸŒท @HAGAHAJIILKA12 ๐ŸŒท @wayahaadunka ๐ŸŒท @fardawsafiican1 ๐ŸŒท @SULTHANTYPINGXIKMAD0 ๐ŸŒท @noqomufakir ๐ŸŒน @Taloyinkaguusha --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- โคhoyga--jacelkaโค ------------------------------------------------- ๐Ÿ’ @jowharadi1ifeysay ๐Ÿ’ @qalin19 ๐Ÿ’ @mirojaceyl ๐Ÿ’ @Jaceylkiilumay ๐Ÿ’ @tareenkanolasha ๐Ÿ’ @Daaruladham122 ๐ŸŒน@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- ๐Ÿ‘‰Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir๐Ÿ‘ˆ ๐ŸŒน @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- ๐ŸŒน@bahjasooyaalka ๐ŸŒน@Riyooyinkeena56 ๐ŸŒน@xikmado222 ๐ŸŒน@dhiiriye ๐ŸŒท @Dadweynha ๐ŸŒน@XasUus_QoR_JecEYl ๐ŸŒปDhamaad-----end๐ŸŒป ----------------------------------- Page ka al Raxma jion๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.facebook.com/profile.php?id=100083445638211&mibextid Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe ๐ŸŒน @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll ๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ‘‡ https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Show all...
๐ŸŒทAl raxma_____channel๐ŸŒน

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.aโ˜‘ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel๐ŸŒท๐Ÿ

Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.