cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Geediga Hooyonimo (Waalidnimo)

Master classes

Show more
Finland3 595The language is not specifiedEducation108 718
Advertising posts
446
Subscribers
+224 hours
+27 days
+230 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Scw barnaamijka wuxu kadhacy doona Hargeisa , wanna free. Kaqabglka hoiyda waa muhiim.
Show all...
1
Kulankii xalay: 🌸Marxaladda dahabiga ah ee korniinka ilmaha(0-6jir)🌸 Dhegeysi wanaagsan intii uu dhaafey liveku. 🌹
Show all...
4_5969961226694826613.ogg47.65 MB
8
1.25 MB
12
“Marxalada dahabiga ah ee koriinka ilmaha” ✨Matahay hooyo doonaysa in ay fahanto ilmaheeda oo ay ka faaidyasato mar xaldada dahabiga ah ee da’da ilamaheeda (0-6) ? ✨Maw xiiso qabtaa inaad ilamahaga barto , Qiyamka islaamka , xifdiga quraanka , iyo aqoonta aasaasiga ah ? 💡 Waxay waalidnimo , iyo albaaqiyat iska kaa shadeen live talegram aad kaga bogan doontaan da’da (0-6 ) sidaad ilmahaa uga faaidaysan lahayd waxna ugu bari lahayd Guriga . ——————————————- ✴️Kulanku waa : **Talegram* *Live* * Barta kulanku k dhacayo waa : https://t.me/albaaqiyat 🌸Maalinka :- *Jimcaha sabti* soo galayso 🌸Wakhtiga *:- 7:30 PM * …………… 📌 FG :- kulanku waa free qof kastaa waa kasoo qayb gali karaa .
Show all...
5👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Wixi su'aal iyo talo bixin ku saabsan barbaarinta ubadka ka ls so xidhiidh numberka wahts up ka 0637381632.
Show all...
record.ogg20.51 MB
4
Live ka 17th July 2024
Show all...
ASC, Waxaan rajaynayaa nabad qaab iyo cafimaad Hooyo kasta. Berrito Arbacda 17th July 7:00 fiidnimo waxaynu yeelanaynaa kulankeeni labaad oo toos ah live telgeram. Hooyo diyaarso wixi su'aala, talooyin iyo khibradwadaag , waxana falaqayndoona cashardii hoos ku taxan: 1. Nidaamka iyo xeeraka ubadka. 2. Masullilyad saarka ubadka. 3. Faa'iidooyinka ciyaarta carruurta. Khayr badan iyo kulanti waanagsan Illahay idamkii.
Show all...
3
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.