cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Iftiinka Nolasha ✨🤍

✫✫✫ Welcome to channel ✫✫✫ Wisdom | Motivation | Change yourself | Advice | 🧠🗣📚🎯🌍🖋 Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Iftiinka_Nolasha1 🖋

Show more
Finland3 803The language is not specifiedMotivation & Quotes26 477
Advertising posts
247
Subscribers
+324 hours
+157 days
+1530 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Dhiiri galinta 🌟 Inaad Noqoto Qof Hami Leh Han Leh Hiigsi Leh Oo Hiraal I Muuqdo Waa Lagama Maarmaan , 🍀 ~Sh. Mustafa Xaaji Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Iftiinka_Nolasha1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Show all...
3
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
          ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ ✧━KOOXDA🤝WADAJIR━✧ Best Somali Telegram Channels.📚 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 ━━━━━✧❂✧━━━━━━ Join ➠:@SamiirIsmail motivation ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Bahjasooyaalka 📖 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️🫀 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Maan_Maal1 🧠 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Samiirbook 📚 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@DHIRIGALISO 🗣 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1 ━━━━━✧❂✧━━━━━ ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/UCpEyeNKU5szYmNk ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 🤝 ━━━━@Kooxdawadajir━━━ 🥇 Si aad u Horumariso Channel-kaaga u kaalay Kooxda wadajir Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @cilmooge1 ◎━━━━━✯━━━━━━◎   ⎉_-Dhamaad-_⎉
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Ilaahey wuu kaa abaal marin doonaa run sheegaaga, qalbigaaga saliimka ah, iyo niyadaada saafiga ah, iyo kheyrka ood dadka kale u rajeyneyso, kadib waxaa arki doontaa asaga oo kuu sakhiraya dadka iyo dhacdooyinka iyo arrimahaaga oo dhan adiga oo aadan filaneyn, Waxaadna arki doontaa kheyrka iyo arsaaqadda oo kaasoo raadsaneysa meel aadan ka dalban oodan ka fileynin, Allaah SW wuxuu ku siinayaa kheyrka qalbigaaga ku jira mid lamida. قال الله تعالى:[إن يعلم الله في قلوبكم خيرا يؤتكم خيرا]. Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Iftiinka_Nolasha1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Xuska Allah wuxuu xasiliyaa qalbiga, danbiyadana wuu tirtiraa Allana wuu kaaga raali noqnaaya dhibta iyo murugadana wuu feeda Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Iftiinka_Nolasha1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Show all...
👍 1 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
          ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ ✧━KOOXDA🤝WADAJIR━✧ Best Somali Telegram Channels.📚 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 ━━━━━✧❂✧━━━━━━ Join ➠:@SamiirIsmail motivation ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Bahjasooyaalka 📖 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️🫀 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Maan_Maal1 🧠 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Samiirbook 📚 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@DHIRIGALISO 🗣 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1 ━━━━━✧❂✧━━━━━ ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/9lgSIie6PuUxNjg0 ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 🤝 ━━━━@Kooxdawadajir━━━ 🥇 Si aad u Horumariso Channel-kaaga u kaalay Kooxda wadajir Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @cilmooge1
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Qof kasta oo rapi ku tiirsaday isaga iisu dhiibay howlahiisa waa isku toosen , waana loo bishaareyay. ❤️ Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Iftiinka_Nolasha1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Show all...
2
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦  𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦  𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦  ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ ✧━KOOXDA🤝WADAJIR━✧ #KOOXDA_WADAJIR waxay qaadanaysa chennaalo Cusub fursad Ka faideyso ......🎯 Naguso biir  si aan kaaga caawino Hadafkaaga 🎯😊 SHARE TA WAXAAN SAMEENE MALINTA ISNIINTA HABENKEEDA IYO KHAMIISTA . ━━━@Kooxdawadajir━━━ 🥇 Si aad u Horumariso Channel-kaaga u kaalay Kooxda wadajir Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @cilmooge1
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
۞ Quraanka Aayadda marka la akhriyo ugu rajadda badan ayuu Eebe ku yiri: "قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنْفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِنْ رَحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ" {Waxaad ku dhahdaa Nabiyow addoomadayda ku xad gudbay Naftooda ha ka quusanina naxariista Eebe, Eebaa dhaafa danbiyada dhamaantoode, waana dambi dhaaf badane oo naxariis badan}. ﴾Az-Zumar 53), Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Iftiinka_Nolasha1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Ku xamdinta Alle wa culeys kaa yaraanaya iyo waajib aad gudaneyso👏 Alle ayaa ku mahadsan wax walba, meel walba iyo xaalad walba!. Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Iftiinka_Nolasha1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Show all...
2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.