cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

دار الخير الإسلامية

Halkaan Waxan Kuso Gudbin Doona Tafsiir, Axaadith, Iyo Qisooyin Diini Ah insha Allah ❤ Kuso Dhawow.

Show more
Finland5 047The language is not specifiedReligion & Spirituality104 359
Advertising posts
890
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Repost from Somali Books 📚
⚱𝗧𝗼𝗽  sᴏᴍᴀʟɪ  ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ⚱                      🕌 Dɪɪɴɪ 🕌 📦: @Kalimakariim 📦: @Quruxdaislaamka 📦: @Daarulkheyr 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡                            📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚 📦: @Somalibooks 📦: @Somalilibrary 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡                           📲  Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ    🖥 📦: @Somali_tech 📦: @Somsoft 📦: @somalitej 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡            💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎 📦; @Som_Motivation 📦: @Al_xakiim 📦: @Albaanichannel252 📦: @AishaAhmed99 📦: @Dareen2021 📦: @Dareen_side 📦: @DhamBaal123 📦: @xaqiiqadanolosha 📦: @Xikmadosom 📦: @ZamzamSooyaal 📦: @KobciAqoontaada2 📦: @dhaqan_wanaag 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡               👨‍🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑‍🦰 📦:@qalbiyadeena 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡                📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽 📦: @Som_Flims 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡              😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ     😂 📦:@Ilaqosal 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡               🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤 📦: @Cilmiraadis 📦: @Hogaan_Dumar 📦: @Hagaha_Nolosha 📦: @xafso143 📦: @Hogaan_bulsho 📦: @Dhiiragaliye 📦: @bqgrsh 📦: @Noqoxiddig 📦: @QalbiDhaye143 📦: @Hidaayatu_Rabi 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡             🎓   Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓 📦: @Hasancaashaq 📦: @dareen_dahson 📦: @Farsamada 📦: @TilmameCafimad 📦: @DunnidaSuugaanta 📦: @haqabtire1 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡                       ⌛️🪧⌛️ 💡━━━━━━🕯━━━━━━💡                   📌   ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ  ༎   📥   Telegramerska Soomaalida                1 Team Somali Admins. _✅_ ╔═ ══ ══•|  ❄️  |•══ ═══ ═╗ 𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg                          @Somali_Admins↫⎉     ☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️ 𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax       ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina            ⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉ ☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️ •━━━  ☀️🔝☀️  ━━━• ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ: ❶ @Somalibooks ↫ ❷ @cilmiraadis ↫ ❸ @Xikmadosom ↫ ❹ @Hidaayatu_Rabi↫ ❺ @somalilibrary↫ 🎩↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🎩
Show all...
Repost from Somali Books 📚
⚱𝗧𝗼𝗽  sᴏᴍᴀʟɪ  ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ⚱                      🕌 Dɪɪɴɪ 🕌 📦: @Kalimakariim 📦: @Quruxdaislaamka 📦: @Daarulkheyr 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡                            📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚 📦: @Somalibooks 📦: @Somalilibrary 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡                           📲  Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ    🖥 📦: @Somali_tech 📦: @Somsoft 📦: @somalitej 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡            💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎 📦; @Som_Motivation 📦: @Al_xakiim 📦: @Albaanichannel252 📦: @AishaAhmed99 📦: @Dareen2021 📦: @Dareen_side 📦: @DhamBaal123 📦: @xaqiiqadanolosha 📦: @Xikmadosom 📦: @ZamzamSooyaal 📦: @KobciAqoontaada2 📦: @dhaqan_wanaag 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡               👨‍🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑‍🦰 📦:@qalbiyadeena 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡                📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽 📦: @Som_Flims 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡              😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ     😂 📦:@Ilaqosal 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡               🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤 📦: @Cilmiraadis 📦: @Hogaan_Dumar 📦: @Hagaha_Nolosha 📦: @xafso143 📦: @Hogaan_bulsho 📦: @Dhiiragaliye 📦: @bqgrsh 📦: @Noqoxiddig 📦: @QalbiDhaye143 📦: @Hidaayatu_Rabi 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡             🎓   Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓 📦: @Hasancaashaq 📦: @dareen_dahson 📦: @Farsamada 📦: @TilmameCafimad 📦: @DunnidaSuugaanta 📦: @haqabtire1 💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡                       ⌛️🪧⌛️ 💡━━━━━━🕯━━━━━━💡                   📌   ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ  ༎   📥   Telegramerska Soomaalida                1 Team Somali Admins. _✅_ ╔═ ══ ══•|  ❄️  |•══ ═══ ═╗ 𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg                          @Somali_Admins↫⎉     ☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️ 𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax       ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina            ⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉ ☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️ •━━━  ☀️🔝☀️  ━━━• ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ: ❶ @Somalibooks ↫ ❷ @cilmiraadis ↫ ❸ @Xikmadosom ↫ ❹ @Hidaayatu_Rabi↫ ❺ @somalilibrary↫ 🎩↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🎩
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Wuxuuu leeyahay inbu teymiyah allah ha unaxriistee " cabsida ilaaheey waxay kamid tahay sababaha ugu wayn ee ilaaheey adoomadiisu ugu dambi dhaafo , qeyr walba aduunyada iyo aaqira ahaadey  asalkiisa  waa cabsida ilaaheey "
Show all...
Maalinta Carafo Waa Beri I.a. Waa Maalin Aad U Fadli Badan, Waa Fursad Aad U Weyn Qofka Muslimka Ah Waxa laga Rabaa Inuu Ka Faaidaysto Fursada Maalintan, Waa Maalin Ilaaahay Ka Xureeyo Naarta Adoomadiisa, Waa Maalin Danbiya Oo Dhan La Dhafayo, Waana Maalin Ducada La Aqbalo, Maalinka Carafa Wuu Yimaaday Ducadeycana Waxay Noqonee Mid La Ajiibay, Waxana Wax Aad Loogu Farxo Eh In Maalinka Beri Ah Alle Imaan Doono Samada Dunida, Markaana Aan Weydiisano Waxwalbo Ood Rabbi Ka Rabno Wana Ognahy Cidkale Aan Asiga Eheyn Mana Siin Karee, Beri Waa Maalin Ilaahay Rabo Inuu Umadiisa Ka Farxiyo, Siiyana Nimcooyinkiisa, Ilaahay Waa Wanaagsane Caadil Ah, Ma Mooga Inta Baryaysa Oo Gacmaha U Taaganaysa, Ilaahay Waa Ciiltire Inta Baryaysane Wuu Ajiibaya Hadaba Beri Carabkaaga Yuu Ku Ciilin Oo Maalinkan Weyn Shaydaan Yuusan Kaa Mashquulinin. Ugu Danbeyn Xujaajta Marka Ay Fuulan Buurta Carafo Ayuu Ilaahay Noo Soo Degayaa Samada Aduunyada Waana Xiliga La Aqbalaayo Ducooyinka. Dadkii Hore Maalinka Carafo Ayay Ducooyinka U Dib Dhigan Jireyn Si Alle Subxanu Watacalaa UBaryaan, Waxaa Jiro Kumanaan Kun Oo Alle Carafii Hore Baryay Maantana Ducadooda Arkay Aynu Maalinkaas Sagaaladka Ee Carafo Soono, Soonkaaso Lagu Dhaafayo Dunuubta Sanadkii Laso Dhaafay Iyo Sanadka Soo Socdo, Suubanaha Salalaahu Calayhi Wasalam Waxa Yiri Duco Waxa Ugu Fadli Badan Maalinka Carafo Wax Layiraahdana Waxaa Ugu Fadli Badan Waxa Aniga Iyo Nabigadii Iga Horeeyay Ay Dhaheyn Taaso Ah لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير. عمرو بن شعيب عن أبيه عن جده أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: “خير الدعاء دعاء يوم عرفة، وخير ما قلت أنا والنبيون من قبلي لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير. Sedex Shay Ku Dadaal Inaad Samaysid Maalinka Carafo. 1)_ Inaadan Qofna Qalbiga Wax Ugu Heyn Kan Wax Ku Geeystay Iska Cafi kan Adiga Wax U Aad Geesatayna Cafis Waydiiso. 2)_ Waxad Ku Dadaasha Inaad Joogtid Meel Cidla Aan Waxba Ku Mashquulinaynin, Kaliya Aad Ku Mashquulaysid Dikriga Ilaahay Iyo Xuskiisa Sida Guriga Meel Ka Mid Ah Ama Masjidka. 3)_ Waxaad ku Dadaasha Inaad Ku Duceysatid Ducadaan لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
Show all...
🖱 𝗧𝗼𝗽  sᴏᴍᴀʟɪ  ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ 🖱                      🕌 Dɪɪɴɪ 🕌 💠: @Kalimakariim 💠: @Quruxdaislaamka 💠: @Daarulkheyr 🟡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾🟡                            📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚 💠: @Somalibooks 💠: @Somalilibrary 🟡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾🟡                           📲  Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ    🖥 💠 : @Liibaanpro 💠 : @Somali_tech 💠 : @Somsoft 💠 : @somalitej 🟡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾🟡            💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎 💠: @Som_Motivation 💠: @Al_xakiim 💠: @Albaanichannel252 💠: @AishaAhmed99 💠: @Xigmadoiyoxaqiiqo 💠: @Dareen2021 💠: @Dareen_side 💠: @daren_jaceyl 💠: @DhamBaal123 💠: @Xikmadosom 💠: @Zamzamsooyaal 💠: @Nololifeysa 💠: @KobciAqoontaada2 💠: @dhaqan_wanaag 🟡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾🟡               👨‍🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑‍🦰 💠: @qalbiyadeena 🟡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾🟡                📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽 💠: @Som_Flims 🟡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾🟡              😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ     😂 💠 @Ilaqosal 🟡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾🟡               🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤 💠: @Cilmiraadis 💠: @Hogaan_Dumar 💠: @xafso143 💠: @Jiilka_wacyiga1 💠: @Hogaan_bulsho 💠: @Dhiiragaliye 💠: @bqgrsh 💠: @Noqoxiddig 💠: @QalbiDhaye143 💠: @Hidaayatu_Rabi 🟡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾🟡             🎓   Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓 💠: @Hasancaashaq 💠: @dareen_dahson 💠: @Farsamada 💠: @TilmameCafimad 💠: @DunnidaSuugaanta 💠: @haqabtire1 🟡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾🟡                       🖇🪧🖇 💟━━━━━━💟━━━━━━💟                   📌   ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ  ༎   📥   Telegramerska Soomaalida                1 Team Somali Admins. _💟_ ╔═ ══ ══•|  💟  |•══ ═══ ═╗ 𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg                          @Somali_Admins↫⎉     💟━━━━━━💟━━━━━━💟 𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax       ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina            ⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉ 💟━━━━━━💟━━━━━━💟 •━━━  💟🔝💟  ━━━• ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ: ❶ @Somalibooks ↫ ❷ @Cilmraadis ↫ ❸ @Xikmadosom ↫ ❹ @Hidaayatu_Rabi↫ ❺ @somalilibrary↫ 🔺↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🔺
Show all...
♋️ 𝗧𝗼𝗽  sᴏᴍᴀʟɪ  ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ♋️                      🕌 Dɪɪɴɪ 🕌 ♋️: @Kalimakariim ♋️: @Quruxdaislaamka ♋️: @Daarulkheyr ✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅                            📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚 ♋️: @Somalibooks ♋️: @Somalilibrary ✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅                           📲  Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ    🖥 ♋️: @Liibaanpro ♋️: @Somali_tech ♋️: @Somsoft ♋️: @Freepreset13 ♋️: @somalitej ✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅            💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎 ♋️: @Som_Motivation ♋️: @Al_xakiim ♋️: @Albaanichannel252 ♋️: @AishaAhmed99 ♋️: @Dareen2021 ♋️: @Dareen_side ♋️: @daren_jaceyl ♋️: @DhamBaal123 ♋️: @Xikmadosom ♋️: @ZamzamSooyaal ♋️: @Nololifeysa ♋️: @KobciAqoontaada2 ♋️: @dhaqan_wanaag ✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅               👨‍🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑‍🦰 ♋️: @qalbiyadeena ✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅                📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽 ♋️: @Som_Flims ✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅              😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ     😂 ♋️: @Ilaqosal ✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅               🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤 ♋️: @Jiilka_wacyiga1 ♋️: @Cilmiraadis ♋️: @Hidaayatu_rabi ♋️: @Hogaan_Dumar ♋️: @xafso143 ♋️: @Dhiiragaliye ♋️: @bqgrsh ♋️: @Noqoxiddig ♋️: @Hogaan_bulsho ♋️: @QalbiDhaye143 ✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅             🎓   Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓 ♋️: @Hasancaashaq ♋️: @dareen_dahson ♋️: @Farsamada ♋️: @TilmameCafimad ♋️: @DunnidaSuugaanta ♋️: @haqabtire1 ✅╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾✅                       ⌛️🪧⌛️ ✅━━━━━━🕯━━━━━━✅                   📌   ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ  ༎   📥   Telegramerska Soomaalida                1 Team Somali Admins. _✅_ ╔═ ══ ══•|  ❄️  |•══ ═══ ═╗ 𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg                          @Somali_Admins↫⎉     ☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️ 𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax       ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina            ⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉ ☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️ •━━━  ☀️🔝☀️  ━━━• ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ: ❶ @Somalibooks ↫ ❷ @Xikmadosom ↫ ❸ @Hidaayatu_Rabi↫ ❹ @somalilibrary↫ ⭐️↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫⭐️
Show all...
Mataqaanaa ducada ashkatada? Mise maba ogid in illaahay loo ashkatoodo! Haddii aanad aqoonin hadda kadib barro waa duco ku anfici doonta intaad u malayso ka baddane. Marka koobaad waxaad ku bilaabaysaa magacyada illaahay in allaale intii aad ka taqaano. Marka labaad waxaad   ku salinaysaa nebi mohamed (callayhi sallaatu wa sallaam) ducooyinka uu ku jirro saliga nebigu waa maqbuul baddanka. Marka saddexaad waxaad odhanaysaa sifo kasta ood illaahay ku ammaani karto way badanyihiin ee inta kugu so dhacda ku ammaan illaahay. Ugu danbayn halkan ka billaw cabashadii iyo ashkatadii isla socday. Rabbigaygii qurruxda iyo wanaaga u saaxiibka ahaayow miyaanan ahayn anigu addoonkaagii aad ku abuurtay gacantaada? Miyaanan ahayn addoonkaaga u sujuuda adiga keligaa? Miyaanan ahayn adoonka qirsan inuusan jirrin illaah aan adiga ahaynu? Miyaanan ahayn adoonka cabsida baddan marna farxadda baddan markastuu maqlo inuu kuso laabanayo adiga? Miyaanan u qalmin in adduunku I wanaajiyo? Muxuu iiga xidhmayaa albabkasta oon garaacaa? Maxay kuso gaadhi laayihiin ducooyinkaygu? Miyaanan ahayn mid salaadiisa la aqbalo? Mise qur'aankayga ayaan u akhriyaa si khaldan? Mise ducooyinkayga ayaan la aqbalin oon kusoo gaadhinba? Ma dunuubtaydaa ka baddan acmaashayda ? Ma danbi dhaafka aan ku waydiistaa mid daciifa Ah? Yaa Allah adigu hadaad I maqli weydo oo iso jawaabi weydo yaa kalle oon haystaa. Intan ka baddan waxaan u muuqdaa mid daalay ee rabbigaygow iso jawaab, haday dunuubtaydu badantay I cafi, hadaan khaldanahay isax, hadaanan toosnayn I toosi, waan ku baryaa adigu illa jir hadii aanad illa jirin waan hallaabayaa, waxkastana way iga xumaanayaan illaa weligayna sidanbaan ugu heehaabayaa adduunka! Sow immika kuuma soo ashkatoon? soo ma arkaysid indhahayga illinta kasocotaa halkay gaadhay, sow kuuma sheegin waxkasta oo uurkayga kujiray adigoo weliba og, ma waxbaan kaa qariyay rabbigaygow,iso jawaab waan ku baryayaa oo ii fur albaabada khayrka iyo wanaaga oodhan adiga ayaa ah midkan ugu deeqsisan bixiyana waxa ugu quruxda baddan ee la bixiyee.❤️ Waxa Qortay Hamdi Abdullahi Ali🙏❤️
Show all...
Ciid Wanaagsan Walaalahayow❤️
Show all...
Xabibi Ramadaan So Dhawow, Maxan Ku Xiisnay Marti La Jecelyahay Ba Tahee❤️😢 رمضان مبارك اصحابي
Show all...
👍 1
❤ 2
😢
Ramadaan horteed maxaa innala gudboon: 1. In aynu ujeedkeenna iyo niyadeenna Allaah daraaddii aynu ka dhigno, camalka suubban iyo cibaadadana Allaah dartii aynu u gudanno "إنما الأعمال بالنيات"، "نيةُ المؤمنِ خيرٌ من عملِه" 2. In aynnu qalbiga kusii gunudno ka faaiidaysiga bishaa Ramadaan, qalbi iyo jidh ahaanba oo aynu udiyaar garawno. {فَلَوْ صَدَقُوا اللَّهَ لَكَانَ خَيْرًا لَهُمْ} [ محمد:21 ] 3.Toobadkeenka inaynu ku dadaallo mar walba. (وَتُوبُوا إِلَى اللَّهِ جَمِيعًا أَيُّهَ الْمُؤْمِنُونَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ) [النور: 31]، 4. In aynu sii laba jibaarno cibaadooyinka kala duwan {وَفِي ذَلِكَ فَلْيَتَنَافَسِ الْمُتَنَافِسُونَ} (26) سورة المطففين Sida: a) Salaadaha faralka ah oo aynu jamac ku tukanno " من صلى لله أربعين يوماً في جماعة ، يدرك التكبيرة الأولى ، كتب له براءتان: براءة من النار ، وبراءة من النفاق " b) sunnayaasha faralka ka horreeya ama ka danbeeya oo aynu ku dadaallo. «مَن صلَّى ثِنتَي عشرةَ رَكْعةً ، في يومٍ وليلةٍ ، بنَى اللَّهُ لَه بيتًا في الجنَّةِ» c) quraan akhriska oo aynu badinno. «من قرأ حرفًا من كتاب الله فله به حسنة، والحسنة بعشر أمثالها» d) Sadaqada iyo wax bixinta oo aynu badsanno "اتقوا النار، ولو بشق تمرة" e) Samafalka waalidka oo lagu dadaalo. { وقضى ربك ألا تعبدوا إلا إياه وبالوالدين إحسانا إما يبلغن عندك الكبر أحدهما أو كلاهما فلا تقل لهما أف ولا تنهرهما وقل لهما قولا كريما} f) qaraabo xidhiidhinta oo aynu xoojinno {مَن أحبَّ أن يُبْسَط له في رزقه، وأن يُنسأ له في أثره فليصل رحمه} g) Xuska Allaah oo aynu badsanno. (سبَق المفردون، قالوا: وما المفردون يا رسول الله، قال: الذاكرون الله كثيرًا والذاكرات) h) Ducada oo aynnu ku dadaallo xilliyad ay samadu furantahay, «الدعاء سلاح المؤمن، وعماد الدين، ونور السماوات والأرض». i) Mahadnaqa Allaah in aad marwaba aad ugu mahad-celisid galladaha kala duwan ee uu kuu galay. ﴿ وَمَا بِكُمْ مِنْ نِعْمَةٍ فَمِنَ اللَّهِ ثُمَّ إِذَا مَسَّكُمُ الضُّرُّ فَإِلَيْهِ تَجْأَرُونَ ﴾ W/Q: Sh.C/risaaq Yaasiin
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.