cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

RUNTA NOLOSHA♥️🫀

Waxaan ahay dhaxal ay hooyaday uga tagtay Dalka iyo dadka Soomaliyeed & islaamkaba. 😊soo dhawow. ↴ ↴ ↴ ↴ @Y4MOO1 ◉‿◉

Show more
Finland745The language is not specifiedReligion & Spirituality8 464
Advertising posts
11 425
Subscribers
-324 hours
-327 days
-12430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

00:35
Video unavailableShow in Telegram
Rabigga Raxmaanka Ah 🤲❤️‍🩹💯… #Aruush__Mohamed 🥰 #RUNTA_____NOLOSHA 💯🥰 @NAXRIISLE 🤚
Show all...
IMG_8368.MOV6.87 MB
4
01:57
Video unavailableShow in Telegram
Daawo: Waa imisa Qiimaha IPhone 16, Muxuuse Gaar Ku Yahay? #XIGASHO__B__B__C 🤚💯.. #RUNTA____NOLOSHA🤚🫨 @NAXRIISLE 💯❤️‍🩹
Show all...
IMG_8326.MP410.05 MB
🥰 1
00:11
Video unavailableShow in Telegram
Majiro Dareen Ka Qurux Badan Kana Mcn inaa Hurdada Alle Dartis Ugu Soo Tagto Misana Qur aanka Akhriso Adiga oo alle Dambi Dhaaf iyo Xaajo Weydisanayo 🤲🥺❤️‍🩹💯🥰🔏…. #RUNTA_____NOLOSHA 🥰💯 @NAXRIISLE 🫀🥺
Show all...
IMG_8293.MP42.06 MB
🥰 2
00:39
Video unavailableShow in Telegram
WIILKII SHEIKH MUSTAFA OO U WACDINAAYO BULSHADA SOOMAALIYEED 🥰💯❤️‍🩹…. Maa shaa allaah, allaah ha barbaariyo oo ha xifdhiyo. Runtii Sheekh qaali ah baa dhalay oo allaah ku maneestay بلاغه العلم runtii allaah dartiis baan u jeclahay, Allaah ha xifdhiyo dhamaan tood 💯🥰🥰.. #RUNTA_______NOLOSHA 💯❤️‍🩹🫀 @NAXRIISLE💯🥺
Show all...
IMG_8290.MP43.43 MB
8👍 2
Show all...
DIINTU HADAY KAALUNTO 4k HD || #SHEIKH__MUSTAFA__XAJI__ISMAIL #2024 #dhiirigalin #motivation #veiws

Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka @Ogaalka__Bulshada idinka oo : 📩 SHAREGAREEYA 👍🏼 LIKEGAREEYA 📋 COMMENTGAREEYA Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey Si aad u hesho wixii cusub Jazakumullahu kheyran _____________________________________________________ ►Subscribe Link:

https://youtube.com/@ogaalkabulshada6180?si=3RIbBYywfe2954my

►Nagal Xiriir: Facebook :   / Ogaalka Bulshada Twitter :   / Ogaalka Bulshada YouTube:    / Ogaalka Bulshada ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka Ogaalka Bulshada. ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, YouTube, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the YouTube channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Ogaalka Bulshada. ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.

Photo unavailableShow in Telegram
Lacagtu Farxad Makeentaa ?… #Fikirkaagu___Waa__inoo__MuhiiM🖐️💯. #RUNTA_____NOLOSHA ❤️‍🩹🥰. @NAXRIISLE🥰💯
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
France ayaa xidhay pavel durov oo ah milkiilaha iyo aasaasaha Telegram waxaana loosoo jeediyay eedaymo la xidhiidha app-kiisa Telegram inkasta oo EC (European commission) oo france ay ka mid tahay ay eedaymaha iska fogaysay. EC waxay xaqiijisay in falka durov loogu haysto faransliska uu waxba ka galin European digital service act(DSA) oo ah haayad xakamaysa muuqaallada xeerka ka basan, xayaysiimaha beenta ah iyo dadka soo bandhiga xogta aanan sal iyo raadka lahayn. Halkan hoose ka aqriso maqaalka oo dhameystiran. https://gellebashir.com/telegram-ma-x….
Show all...
👍 3

Telegram Ma Xeerarka EU Ayay Jabisay, Maxaase Durov Loogu Xidhay Faransiiska.

France ayaa xidhay pavel durov oo ah milkiilaha iyo aasaasaha Telegram waxaana loosoo jeediyay eedaymo la xidhiidha app-kiisa Telegram inkasta oo EC (European commission) oo france ay ka mid tahay ay eedaymaha iska fogaysay. EC waxay xaqiijisay in falka durov loogu haysto faransiiska uu waxba ka galin European digital service act(DSA) oo ah haayad xakamaysa…

👍 1
Qiridda waxa ay dadka kale ku fiicanyahiin waa sifo kamida sifooyinki ambiyada: Nabi muuse waa ka yiri "Walaalkey haaruun ayaa iga fasaarad badan xaga carabka" " وَأَخِي هَارُونُ هُوَ أَفْصَحُ مِنِّي ". Halka inkiraadda waxa ay dadka kale ku fiicanyihiin ay tahay sifo kamida sifooyinka sheydaanka: Waaka yiri "Aniga ayaa ka kheyr badan bani'aadamka" " قَالَ أَنَا خَيْرٌ مِّنْهُ ". #RUNTA_____NOLOSHA❤️ @NAXRIISLE 🥺💯🫀
Show all...
2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.