cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

🌹Warbaahinta Tubta Toosan🌹

Cilmi sharci ah, Aqoon-raadis, Xaqiiqo-ururin iyo Xog-baadhis. تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة https://t.me/jannadoone

Show more
Finland516The language is not specifiedEducation11 367
Advertising posts
15 639
Subscribers
+1224 hours
+717 days
+55230 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

╚═══════☆♡☆═══════╝ ┗━━━━━•❅•°•❈•°•❅•━━━━━┛ ✨ Somali Promotion ✨ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ✦ 📖 @Diinteenna_Macaan ❋ 🌟 @Al_xakiim ✽ ✨ @Quruxdaislaamka ❈ 🌼 @Hidaayatu_Rabi ✤ 🌸 @hogaan_Dumar ❅ 🌺 @Dhaqan_wanaag ✎ 💫 @TAMARSIINTARUUXDA ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ✰ 💡 @XikmadoSom ✽ 🏅 @Dhiiragaliye ❋ 📚 @AishaAhmed99 ✦ 🧠 @QalbiDhaye143 ❉ 📘 @kalimakariim ❈ 📝 @xaqiiqadanolosha ✎ 🔥 @Albaanichannel252 ✤ 🌟 @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ✦ 💬 @Dareen_side ❋ ❤️ @Hasancaashaq ✽ 🌹 @daren_jaceyl ❉ 💫 @Mohametahmed ❈ 🦋 @Noqoxiddig ✎ 🌟 @FAAIDOCHANEEL ✤ 🎨 @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 AQOON & FASAALO 🎓 ✦ 📖 @maanhage ❋ 🛠️ @farsamada ✽ 🎓 @KobciAqoontaada2 ❉ 🌟 @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 BUUGAAG 📚 ✦ 📚 @somalibooks ❋ 🏛️ @Somalilibrary ✽ 📘 @kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━  ◤──••──◥  ▐░░░░░░░░░░░░░▌ ⭐️ JOIN ALL CHANNELS https://t.me/dareenbulsho ◣──••──◢ 💫 Ku Sali Nebiga SCW 💫 ∴.·:¨¨:·. ☙.·:¨¨:·.♡
Show all...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

01:58
Video unavailableShow in Telegram
🎚 Ads 🔺✖️ 𝗞𝗮 𝗪𝗮𝗿𝗵𝗮𝘆 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!
Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.
📢𝗧𝗮𝗻𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝘁𝗶𝗿𝗼 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗹𝗮 hubo ama la 𝗵𝘂𝗯𝗶𝘆𝗲𝘆!✅  ✅ 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗦𝘁𝗮𝗿 𝗧𝗲𝗰𝗵! ➡️Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay. ➡️  Xayeysiiska saxda ah Tirada dadka telgram aad rabto iyo Waliba qaybahooda da'da Waxbarashada iyo Gobolka Degaanka aad Jeclaan lahayd. ➡️Hal-abuur iyo xirado ku suurta galinaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto Mid caan ah Sidoo kale aad hesho Somali Sax ah. 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗦𝘂𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮? Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo la gaar dadka saxda aad Rabto mudo kooban Gudaheed.! 1️⃣👌 📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo! ⌨️𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡
Show all...
Xaysiiska Telegram.mp49.01 MB
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
“Haddii ay dhaqan-gelin lahaayeen waanada lagu waaniyey, waxa ay u noqon lahayd khayr iyo wanaag, waxana ay u noqon lahayd dhaabbada ugu adag ku sugnaanta xaqa”. —Al-aayah. Xaqa iyo dariiqa saxda ah ku sugnaanshihiisu kuma xidhna in aad waanooyin badan, muxaadarooyin badan, iyo wacdi badan dhegaysato oo keliya; balse waxa uu ku xidhan yahay in aad dhaqan-geliso wacdigii iyo waanadii aad maqashay. Hanuunka iyo dariiqa xaqa ah in aad ku sugnaataa kuma xidhna in aad cilmi badan iyo diinta barato oo keliya, balse waxa uu ku xidhan yahay in aad dhaqan-geliso wixii aad baratay. Ummado hore ayaa cawda loogu gooyey in ay dhaqan-gelin waayeen wacdigii iyo waanadii ay dhegaysteen ee loo sheegay.
Show all...
👍 8
⭕️♡ Somali Promotion ♡⭕️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ■ 📖 @Diinteenna_Macaan ■ 🌟 @Al_xakiim ■ ✨ @Quruxdaislaamka ■ 🌼 @Hidaayatu_Rabi ■ 🌸 @hogaan_Dumar ■ 🌺 @Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 □ 💡 @XikmadoSom □ 🏅 @Dhiiragaliye □ 📚 @AishaAhmed99 □ 🧠 @QalbiDhaye143 □ 📘 @kalimakariim □ 📝 @xaqiiqadanolosha □ 🔥 @Albaanichannel252 □ 🌟 @Ruuxda □💪@TAMARSIINTARUUXDA ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ■ 💬 @Dareen_side ■ ❤️ @Hasancaashaq ■ 🌹 @daren_jaceyl ■ 💫 @Mohametahmed ■ 🌈 @Noqoxiddig ■ 🎨 @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 AQOON & FASAALO 🎓 □ 📖 @maanhage □ 🛠️ @farsamada □ 🎓 @KobciAqoontaada2 □ 🌟 @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 BUUGAAG 📚 ■ 📚 @somalibooks ■ 🏛️ @Somalilibrary ■ 📘 @kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━        ━━━━━━━━━━ ♡ JOIN ALL CHANNELS        ━━━━━━━━━━ *ku Sali nebiga SCW https://t.me/dareenbulsho
Show all...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

3👍 1
“Waxyiga samada Alle ka soo dejiyey in badan oo dadka ka mid ahi ma aanay qaadan oo ma aanay waafaqin, waa waxyi Alle xaggiisa ka yimi; sidaas awgeed, wax kasta oo aad tidhaahdo ha sugin in dadku dhammaantii u sacab tumo, waxana aad ogaataa adiga qudhaadu in aad marar badan ka hor imanayso fikrad la saxsanayd qof kale”. —Turjumid.
Show all...
6👍 3
00:13
Video unavailableShow in Telegram
Waxani immika ma Dhab baa? kkk
Show all...
9.96 KB
🤣 6😁 3🤯 1
Photo unavailableShow in Telegram
Isku day Jawaabta
Show all...
4
"Waxa la keenaa Maalinkaa Qiyaame Qofkii ugu Nimcada & Raaxada badnaa ifka (oo dabcan Gaal ahaa) markaas ayaa Hal mar la quusiyaa Naarta, markaas ayaa lagu yidhaahdaa: waligaa Nimco iyo Raaxo ma aragtay? Markaas ayuu odhanayaa: Maya Rabbigay baan ku dhaartee! Waligay Raaxo iyo Nimco maan arag" Xadiis Shariif. Nimco Naartaasi ka dambaysaa, wallaahi Nimco maaha.
Show all...
😢 14
🔵 Kacaanka ⤵️⤵️ Telegram ━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 [ 📥 JOIN ]┌ @Diinteenna_Macaan [ 📥 JOIN ]├ @Al_xakiim [ 📥 JOIN ]├ @Quruxdaislaamka [ 📥 JOIN ]├ @Hidaayatu_Rabi [ 📥 JOIN ]├ @hogaan_Dumar [ 📥 JOIN ]└ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━ [ 📥 JOIN ]┌ @XikmadoSom [ 📥 JOIN ]├ @Dhiiragaliye [ 📥 JOIN ]├ @Mucaashaq_Jacayl [ 📥 JOIN ]├ @AishaAhmed99 [ 📥 JOIN ]├ @kalimakariim [ 📥 JOIN ]├ @xaqiiqadanolosha [ 📥 JOIN ]├ @Albaanichannel252 [ 📥 JOIN ]└ @Ruuxda [ 📥 JOIN ]└ @QalbiDhaye143 ━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━ [ 📥 JOIN ]├ @Dareen_side [ 📥 JOIN ]├ @Hasancaashaq [ 📥 JOIN ]├ @daren_jaceyl [ 📥 JOIN ]├ @Mohametahmed [ 📥 JOIN ]├ @Noqoxiddig [ 📥 JOIN ]└ @DunnidaSuugaanta ━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━ [ 📥 JOIN ]┌ @maanhage [ 📥 JOIN ]├ @farsamada [ 📥 JOIN ]└ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━ [ 📥 JOIN ]┌ @somalibooks [ 📥 JOIN ]├ @Somalilibrary [ 📥 JOIN ]└ @kobciyebooks ━━━🔺━━ 💎Presented by @zomalibot ━━━━🔻━━
Show all...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

👍 3😁 1
Photo unavailableShow in Telegram
Hadalka Gabyaaggan sidaad u aragtaa:👇 ( لَا تَحزن على الصبيانِ إن ضُرِبـوا الضربُ يَـفنَى وَ يـبقَى العلمُ و الأدبُ ) الضَربُ يَنفعهم و العلمُ يرفـعـهُمُ لَولا المـخَافـة مَا قَرأوا ولا كتبُوا لَـولا المخـافـة كان النّاسُ كـــلهمُ شِبهُ الجمـادِ فَلا عِـــلمٌ و لا أدبٌ (Ha u murugoonnin Carruurta haddii la garaaco Garaacu wuu baaba'ayaa, Cilmigii iyo Aadaabtuna way hadhaysaa) (Garaacu wuu anfacayaa, Cilmiguna wuu sarraysiinayaa Haddaanay cabsanayn waxna may akhriyeen, waxna may qoreen. (Haddii aanay cabsi jirin, Dadkoo dhan waxa ay noqon lahaayeen Jamaadaatka oo kale, oo aan Cilmi iyo Aadaab midna lahayn). @Diinteenna_Macaan
Show all...
11👍 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.