cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

Degelkaan waxaan kugu soo gudbin doonaa qoraallo maalinle ah sida ; Xikmado | dhiira-gelin | iyo mawduucyada la xiriira nolosha, iyo dhammaan mawduucyada aan u aragno kuwo faa'iido leh . ²6/1/²⁰23 ╭══💜═══ღ❦ღ══╮ 👉 ╰══ღ❦ღ═══💜══╯

Show more
Finland2 039The language is not specifiedReligion & Spirituality32 562
Advertising posts
2 899
Subscribers
-124 hours
+137 days
+5030 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Dadka Qalbiga fiican wax badan bay dadka caawiyaan, wax badan bay bixiyaan, si dhab bay wax u jeclaadaan hadana waxaa soo gaara waxyeelada ugu badan, waxayna awoodaan inay ku qariyaan kun dareen oo murugo ah hal dhoolacadeyn oo farxad ah. 🫸 Zaki 🫷
Show all...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Qurux weye qabkeedu Qorax weye muuqedu Qalbigedu qani weye Qamar weye wajigedu Qanso weye qosolked Qunyar socod weyee Qima badan midan dortay Zaki ✍
Show all...
🔥 2👍 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Cilmu_nafsi_10 @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Show all...
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝘂𝘀 𝗻𝗼𝘄 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️
Waxa aduunka ugu xun misna ugu xanun bdn ba ah markad aragto qofkad jeclayd oo isna qof kale jecel ya Allah ya no badala xanunada qaar🥰🥹🤲 Inah ahmett✍️
Show all...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
waan ku jeclahay waa run midaas! Waxaan kugu jecelahay rabitaankayga iyo rabitaankaaga, Waxaan kuu jeclahy aduunkan oo dhan♥️😘💯 Zaki
Show all...
👍 2
Muhiim uma arko dadka iga tagaya sbbto ah dadkan aduunka ugu jeclaba nolosha dhan way ka tagen safar aan so.labasho lahayn so kali nolanshan dor biday Inah ahmett ✍❤️
Show all...
🥰 2 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Cilmu_nafsi_10 @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Show all...
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝘂𝘀 𝗻𝗼𝘄 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️
Photo unavailableShow in Telegram
"Haddaysan jirin iyaga, cagahaaga kuma aad istaagteen."❤️ Allaha no dhowro waalidiintena Inta dhimatayna allaha unaxaristo🤲🙏 Zaki
Show all...
👍 2 1
Jacayl adi kama horayn mcn adna kama dambayn my first and my end love 😍 Muna✍️
Show all...
👍 3🥰 1
Walow aan asaga Adiga kugu jecelahay Adiguna oson thy Afka uun kama lihiye Ay urka iga thy Hadii wa adunye Aad iga irdhowday Oo axdigaynu dhiganiyo Wacad kii ilawday Ifka intaad ku noshahay Ka arsan maye Amaano Allah inan yahow Akhirana Waynu isku arki dona💔😭 Inah ahmett✍️
Show all...
👍 3🥰 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.