cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Sharif Hassan Sheikh Aden Issak

Ex-President of Southwest State of Somalia, Ex-Speaker of the House of People of the Federal Parliament of Somalia and Ex-Minister of Finance of the Federal Government of Somalia.

Show more
Finland2 617The language is not specifiedPolitics15 931
Advertising posts
1 677
Subscribers
+424 hours
+217 days
+10830 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
โ€Žุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† Waxaa halkan ugu tacsiyadeynayaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed geeridii ku timid Allaha u naxariisto Ugaas C/llaahi Ugaas Xaashi ( Faracadde ) oo ahaa Ugaaska Beesha Murusade, waxaan si gaar ah tiraanyadda ula qeybsanayaa caruurtisa ,qoyskii iyo Qarabada uu ka baxay. Allaha u naxariistee Ugaas C/llaahi Faracadde Waxuu si mug leh uga soo qeybqaatay geeddi socodkii dib u heshiisiinta, nabadeynta iyo dib u dhiska Dowladnimada Soomaaliya. Waxaan Alle uga baryayaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Alle ha naga wada siiyo. Aamiin Yaa Allah
Show all...
๐Ÿ˜ข 1
Photo unavailableShow in Telegram
โ€Œโ€Ž ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† Waxaan halkan tacsiyo ugu dirayaa dhamaan qaraabada iyo asxaabta allah u nahariste Abduqadir Sharif Xirow oo caawa Baydhabo ku geeriyooday. Qoyska, qarabada, bahda Ciyaaraha iyo Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed Waxaan Allah uga baryeyaa Janatul Fardowsa , eheladii uu ka baxdeyna samir iyo iimaan Allah haka siiyo. Aamiin โ€Žุงู†ุงู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ูˆุงุฑุญู…ู‡ ูˆุงุณูƒู†ู‡ ูุณูŠุญ ุฌู†ุงุชูƒ. Waxaan Ilaaheey uga baryeeynaa inuu horteena cafiyo kitaabโ€™kiisana gacanta midig kasiiyo, Jannadii fardowsa ka waraabiyo. Aamiin Yaa Allah
Show all...
๐Ÿ‘ 4๐Ÿ˜ข 3๐ŸŽ‰ 2๐Ÿ˜ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan ehelada,qaraabada ,guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed uga tacsiyadeynayaa geerida ku timid Allaha ha u naxriistee xildhibaankii hore ee golaha Shacabka Siidow Adan Abaadir oo geeriyooday Allah SWT naxriistiisa jano haka waraabiyo dhamaan ehelada Iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeedna samir Iyo iimaan haka siiyo. Allaha ha u naxriistee Xildhibaan Siidow Adan Waxaa u ahaa siyaasi Uu Wanagsan Bulshada iyo deeganada Somaliyeed Sida Okale ,waxa uu ummada Somaliyeed dhexdeeyda ku lahaa taariikh mug weyn, Naftiisa iyo waqtigiisa inta ugu badan, waxa uu u huray dib u dhiska dalka, Waxa aan Alle SWT uga wada baryaynaa in uu jannadii Fardowsa ka waraabiyo.
Show all...
๐Ÿ‘ 4๐Ÿ˜ข 2โค 1๐Ÿ’‹ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan tiiraanyadaย  iyo xanuunka la qeybsanayaa Qoysaska, ehelada, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeedย  ee ku wax yeelaabay Qaraxii bahalnimada ahaaย  ee xalayย  Khawaarijta Alshabaab ay ka geeysteen Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho Waxaan Alle SWT u weydiinayaa in uu naxariistiisa janno siiyo dadkii ku shahiiday weerarkii koxada arxanka daran ay ku soo qaadeen dadkaย  Shacabka ah, inta ku dhaawacantay waxaan Alle uga baryayaa caafimaad deg deg ah. Dhanka kale Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan waxaan ugu baaqayaa in dadka Qarax ku dhaawacmay la badbaadiyo Isbitaalada la tago dadka loo shubo dhiiga, Alle waxaan ka baryayaa in Musiibadan naga dulqaado.
Show all...
๐Ÿ˜ข 2๐Ÿฆ„ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Allah SWT u naxariisto Abwaan Xasan Huburow. Oo tii rabi u timid geeridu waa xaq. Samir iyo iimaan Allah ka siiyo dhammaan ummada Soomaaliyeed iyo ciidanka police Ka gaar ahaan qoyskii uu ka geeriyoodey. Waxaan Fanaan,Abwaan xasan Huburow Alle SWT uga baryayaa inuu naxristiisa jano ka waraabiyo,kitaabkiisana uu gacanta midig, dhamaan ehelka iyo asxaaabtana u Samir yo limaan ka siiyo.
Show all...
๐Ÿ˜ข 5๐Ÿ˜ญ 1
Photo unavailableShow in Telegram
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN. Waxaan u tacsiyaynayaa qoyskii, qaraabadii ,Odeyasha dhaqanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Suldaan Maxamed Cusmaan Oorow Allaha ha u naxriistee marxuumka waxa uu ahaa odayashii uso halgamey wakhti badana geliyay dhisida Mamulka Konfur galbeed. Marxuumka oo mudooyinkii dambe xanuunsanayay ayaa mug weyn ku lahaa Bulshada somaliyeed gaar ahaan reer Konfur galbeed. Waxaan Allah SWT uga baryayaa Inuu naxriistiisa jano ka waraabiyo dhamaan qoyska,qaraabadiisa iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeedna Samir iyo iimaan Allaha haka siiyo.
Show all...
๐Ÿ˜ข 4๐Ÿคก 3โค 2โคโ€๐Ÿ”ฅ 1๐Ÿพ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan guud ahaan umadda Somaliyeed bulshaddeda qeybaheeda kala duwan gaar ahaan caruurtii iyo qoyskii ay ka geeriyootey ugu tacsiyadeynayaa Allaha SWT ha u naxariistee Hamiido Sheikh Adan Hussein oo manta ku dhimatey Magalada mogdisho Hamiido Sheikh Adan waa sodoxda Daahir shariif Waxaan Alle SWT uga baryayaa in uu hoygeeda ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskeeda iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooteyna samir iyo iimaan Alle ha naga wada siiyo.
Show all...
๐Ÿ˜ญ 3๐Ÿ˜ข 2๐Ÿ˜ 1๐Ÿ˜Ž 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan murugada iyo xanuunka tacsida u dirayaa shacabka Soomaaliyeed,gaar ahaan qoyska iyo ehellada uu ka geeriyoodey Allah SWT ha u nahariste waxaa Uu ku geeriyoodey magalada melboon Ee Dalka Australia. marxuum Wasiirkii hore Wasarada arimaha dibada samaliya waxaa Uu so qabtey xilal kala duwan. Prof Mohamed Ali Hamud wuxuu noogu tagay dhaxal ma guuraan ah wuxuu ka mid ahaa odayaashii bud dhigey dhisidda Mamulka KGS, wuxuu hore u soo noqday wasiirka arimaha dibada, wasiirka maaliyada dowladdii dhexe, wasiirkii qorsheynta 2008, gudoomiyihii hore ee SDM. IWM. Marxuunka oo ka mid ahaa halgameyaashii waqtiga badan geliyay dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya. Wasiirka oo muddo dheer u soo shaqeyey shacabka iyo Qaranka Soomaaliyeed, asagoo oo door lama ilaawaan ah ka soo qaatey geeddi-socodkii dowladnimada Soomaaliya. Waxaan Alle uga baryayaa in uu naxariistiisa Janno ka waraabiyo Marxuunka, ehelka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxeyna samir iyo iimaan allah SWT uu ka siiyo.
Show all...
๐Ÿ”ฅ 1๐Ÿ˜ข 1
Photo unavailableShow in Telegram
Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda xuska sanadguurada 64-aad ee kasoo wareegatay xorrnimadii gobolada koonfureed ee dalkeena iyo israacii waqooyi iyo koonfur. Maadaama maalmahan xorriyadda ay aad inoogu weynyihiin waxaan dadka Soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay midnimo iyo wadajir muujiyaan. Xornimada iyo dowladnimada aynu maanta heysano dadaal badan iyo halgan dheer loo soo maray. Sidoo kale waxaan dadka Soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay dowladooda garab istaagaan maadaamaa ay dowladda horumaro badan sameyneyso si dowladnimada Iyo horumaradaas loo sii adkeeyana ay muhiim tahay taageerada iyo garab istaaga Shacabka Soomaaliheee.
Show all...
โค 4๐Ÿ‘ 2๐Ÿ‘Ž 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan ehelada,qaraabada Iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed uga tacsiyadeynayaa geerida ku timid Allaha ha u naxriistee guddoomiyihii hore ee golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho,Rabi SWT naxriistiisa jano haka waraabiyo dhamaan ehelada Iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeedna samir Iyo iimaan haka siiyo. Allaha ha u naxriistee Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxaa u ahaa siyaasi odaytinimadiisa Iyo aqoontiisaba inta badan cimrigiisa ugu soo adeegay Qaranka Soomaaliyeed,waxa uu ummada Soomaaliyeed dhexdeeda ku lahaa taariikh mug weyn, Naftiisa iyo waqtigiisa inta ugu badan, waxa uu u huray dib u dhiska dalka, waxa uu gacan weyn ka gaystay dib u qorida dastuurka dalka. Waxa aan Alle SWT uga wada baryaynaa in uu jannadii Fardowsa ka waraabiyo.
Show all...
๐Ÿ˜ 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.