cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

ÀQOON KORDHIYE

✨️Fanis is my family welcome 🤚 🍂Naftaada ayaa mashquul kuugu filan. 🍂 Na soo Booqo 🙏 @Meriameriam Waxaad ka helaysaa channel ka @Dhiirigalin🌹 @xikmado⚘️ #oraahyo @su'aalo? @Aqoon 2/4/2023

Show more
Advertising posts
7 590
Subscribers
+424 hours
+587 days
+33430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Khudbada maanta misaajidka aanku tukaday waxay ka hadlaysay In qofku wax ula baxo ilaahay dartiis Dadkeenu badanaa Waxay ubixiyaan yacnii Halagu amaano waa deeqsi hala dhaho iskusoo duubo (istustus) aan dhahno marka ogsoonow wax badan oo aadan ilaahay dartii ubixin waxaa kaaga khayr bdan waxyar oo aad ilaahay dartii ula baxdo, Kana fogow wax walba oo kugu keeni kara inaa waxaa la baxday ka daba tagtid sida:- 1)Inaa waxaa bixisay aad qofkii ku libin sheegato 2)Inaad waxaad bixisay ku faanto Badanaa waxaa dhacda dadku inay dhahaan Ma Rabin inaan sheego laakiin sheekaa igasoo dhex gashay yayba kaasoo dhex galin waadba sheegtaye kaliya wax bixi Iskana ilow qofkana haka sugin Natiijo ama abaalgud kaliya bixi ilaahay ayaa kaa abaalmarinaya. Ilaahay SWT dadka camalkooda la aqbalo Oo aakhiro aan khasaarin hanaga dhigo "Aamiin yaa rabbi" W/Q: Kamaal_fiicane Ha ilaawin inaa kuso biirto @dhiirigelin27 wax badan ayaan kala faa'iidi doonaa inzha allah.
Show all...
Repost from DHIIRIGELIN CHANNEL
Photo unavailableShow in Telegram
Jumca wanaagsan zxbyaal❤️ Ha ilaawin inaa kusoo biirto hoyga Dhiirigelinta @dhiirigelin27 si aad wax badan uga faa'iido inzha allah.
Show all...
Sadexdaan Qof Waliga Haa uqoslin (1) Cadawgaaga🚫 (2) Doqonka🚫 (3) Qofka Bilaa Abaalka ah🚫 ╰┈➤barkhadle🧏
Show all...
KULMIS
Linkiggan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka  👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali 👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/7pQ50HvM74Y4YmI8
Show all...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Talooyin Kun Anfacaya Sadex Ilintooda Hadaadinin 1 Ilinta Waalidka 2 ilinta Qof miskiin ah 3 Ilinta Qof kugu Kalsoonaaday Sadex Hadalkooda Haadhagaysan 1 Qofka Beenta Badan 2 Qofka Dadka Iskudira 3Marqaati Benaale ah Sadex Haday Tagaan masoolabtaan 1 Hadal Aad tiri 2 wakhti Kaatagay 3 Kalsooni Burburtay ╰┈➤ 🧑‍🚀barkhadle Join dhaha Please 500 Nagaarsiya Waxyara Noga dhimane https://t.me/OGAANSHAHANOLASHA67
Show all...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
قاوم ما تڪره ، لِتصل إلى ماتُحب U adkayso waxa aad neceb tahay, si aad u gaadho waxa aad jeceshahay Zubx wanaagsan 🪀
Show all...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Xikmado💡📚 ✨Qof uuna waayuhu wax barin , Waqtiguna macalin u noqon , Miyuuba waayo arag Noqdaa. ✨Markii Aad ku kalsoonato Naftaada ,Waxad Ogaan doontaa sida loo noolaado. ✨Qofkii aan ku danayn isaga tag , Jacaylku wuu qurux badanyahy , Lkin Sharafta ayaa kasii qurux badan. ✨Waligaa mudnaanta kowaad Hasiinin , Qof aad kamid tahy mid kamid ah Dooqyadiisa qiyaaliga ah.
Show all...
👍 4
sticker.webp0.16 KB
3
Repost from OGAANSHAHA NOLASHA
Photo unavailableShow in Telegram
✨"كن ما تحب ، وليس ما يحبون " -Noqo waxa aad Jeceshahay Ee ma aha waxay Jacel yihin
Show all...
3👍 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.