cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Sirtaguusha 1

๐€๐ช๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐œ๐š๐ช๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š, ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐ง๐š ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐š ๐ข๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฐ๐ž๐ž๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐จ , ๐Ÿ๐š๐ก๐ฆ๐จ, ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐จ, ๐ค๐š ๐ ๐š๐๐š๐š๐ฅ ๐ง๐š ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง ๐ฌ๐š๐ฑ ๐š๐ก ๐ ๐š๐š๐ซ๐จ, Nasoo raac oo hel faham bdn@sirtaguusha1

Show more
Finland568The language is not specifiedEducation12 379
Advertising posts
14 380
Subscribers
-624 hours
-317 days
+13930 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Mowduucaan Waxaad ka baranaysaa oo aad ogaanaysaa nafsadda caafimaadka qabta iyo nafsadda jirran siday kala yihiin. Waxaad ogaanaysaa nafsadda wanaagsan iyo midda xun waxa loola jeedo
Show all...
โค 5
Photo unavailableShow in Telegram
SOMALIA ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด -Waa wadanka aduunka ogu qanisan hadana ogu faqiirsan runtii 8.5tirilion oo saliid ah iyo talayiin foosto oo shidaal Ah ayaa ku jiro dhulkeeda waxaa laga helaa macdanta ogu qaalisan aduunka, waa dhulka dhanka wax soo saarka ogu fiican dunida / wabiyo iyo bad leh ^Waxaad la yabaysaa in Russia oo saliida iyo gaaska yurub oo dhan ay ka qaadato iyo qadar, iyo imaraadka oo saliida iyo gaaska ay soo saraan wadankeena yaalo in aan anaga Balayiin foosto aan ka badanahay WLH WAA WAX LAGA QIIROODO QOF WALBA OO SOMAALI AH HADII HANTIDA WADANKAN ISKAGA AASAN LA SOO SAARO WAXA UU NOQON LAHAA TAAJID DUNIDA OO DHAN AYAA U SOO TAHRIIBI LAHAYD SOMALIA ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Show all...
โค 11๐Ÿ‘ 3
Photo unavailableShow in Telegram
" Fahanka nafteenu waa furaha nolosheena " Buug cajiib ah asagoo dhageysi ah ayaan soo wadaa saaxibayaal
Show all...
โค 15๐Ÿฅฐ 2
Waxaan sameynay channel YouTube oo aan buugaag dhageysi ah kusoo gudbin doono Sirtaguusha1 subscribe soo dheh oo halkaa Nagaland soco buuga aat rabtaan oo dhageysi ah neh noo soo gudbiya Mahadsanidiin ๐Ÿซก
Show all...
โค 5
-Ku Sali nabiga scw Bishii nabiga uu dhashay weeye โค๏ธ
Show all...
โค 6
ูƒูŠู ู†ุนุจุฏุงู„ู„ู‡ุŸ Sideen ucaabudnaa ilaahey ?
Show all...
โค 9
Photo unavailableShow in Telegram
Janada waxaa ahaatay jano qofka aan janada aduunka galina ma galaayo janada aakhiro Sheekhul Islaam ibnu TAYMIYAHโค๏ธ
Show all...
โค 14
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.