cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Saaxiibka Kheyrka

Xikmadu waa baadi ka maqan qofka muslimka ah 🦋✨️🥰

Show more
Finland3 385The language is not specifiedReligion & Spirituality87 945
Advertising posts
706
Subscribers
+324 hours
+317 days
+4930 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
In aad sugto Farriin ay gabadh kuuso dirayso waa Nasiib xumo, in aad internet ugu shubato gabadh darteed wa Nasiib xumo, in aad wakhtigaaga ugu badan aad ku bixiso Lahadalka gabadh wa Nasiib xumo, in aad ka dhigto gabadha aad La hadlayso mid Kamid ah ahdaaftada wa Nasiib xumo, Adiga oo wax La taaban karo aan Xaqiijin in aad Xiriir samayso wa Nasiib xumo, in aad aqbali waydo Xaalka liita ee aad kujirto aadna wax ka badali waydo wa Nasiib xumo, Adiga oo aan Hadafkaagu guur ahayn in aad xiriir samaysana waa Sun gudahaaga aad ku beerayso aadna ogaan doonto Masiirkeeda Mar aan hada ahayn, Dhalinyaro Hanti ahaan Jir ahaan iyo Aqoon ahaan Adigoon u dhismin Xiriir jacayl ha galin waa Iga Dardaraan🙏 ~Marwan Media
Show all...
Nolosha waa jaanis oo aan la garanayn marki lawaayo mooye, caafimaadkana waa taaj aanu arkayn dadka xanuunsan mooye
Show all...
👍 1
Xikmadaha laga diiwaan-geliyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil qaar ka mid ah: 1- " Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo". 2- " Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxaa". 3- " Inaad noqoto qof hami leh, han leh, hiigsi leh, oo hiraal u muuqdo waa lagama marmaan". 4- " Dad baa dibadda ka qurux badan, guriga markay soo galaana bahal ah , qofka aad nolosha isku darsateen iyo caruurtaad dhashay inaad ku xumaato, dibadana nin fiican oo laga yaqano hebel la yiraahdo noqotid wax fiican ma aha". 5- " Dunida dadka isdila iyaga ugu badan reer galbeedku, meeday barwaaqaada ay sheegaayaan " ? 6- " Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iiibsan karto, dawladuhuna laaluushi karaan, kaasi aqoonyahan ma aha ". 7- " Gool baa la dhaliyeey maxay noloshaada ku soo kordhisay. " 8- " In Hooyo la noqdaa waxay ka Qurux badan tahay inaad noqoto injineerad ". 9- " Nin walba qabiilkiisa inta la dulmiyay buu ogyahay, laakiin se ma oga intay dulmiyeen ee aay Aakhiro u direen ". 10- " Quraanka haddii aad akhrido, qof Rabigii u waramaayo ayaad tahay bal qiyaas Rabigaa oo kula hadlaaya oo ku waramaaya ". 11- " Luuqada soomaaliyeed waa af Muslim, waa af diin iyo dadnimo ba xambaarsan ". 12- " Meesha Qiimaha leh ee u baahan inaan u shaqaysano waa Aakhiro ". 13- " Haddaad rabto dadka in caqligoodu ku aqbalo, waxa ka horeeya qalbigooda inaad furto qofkaad qalbigiisa furi kari weydana caqligiisana ma furi karaysid, qalbigana waxaa lagu furaa jacayl, naxariis iyo hadal wanagsan ". 14- " Waxa laga yaaba inad saacado badan ku bixiso iskuulka, intaad is leedahay yaad saaqidin ee waxbaro, oo ka warran maalinta qiyaame haddaad saaqido maalinta aan saaqidnimo ka weyni jirin ". 15- " Dadka kuwa ugu hantida badan Aya ah kuwa ugu hurdada yar ". 16- " Hadday jannadu tahay meesha qofka loogu nimceenayo, caddabtuna ay tahay meesha qofka lagu ciqaabayo, Addunyaduna waxay tahay meesha qura ee laysku imtixaamayo ". 17- " Ilmaha inaad Guri uga tagto waxa ka qiimo badan inaad Diin uga tagto, inaad dhaqaalo u samayso waxa uga qiimo badan inaad isaga qof ka dhigto jira oo nool oo Muslim ah. Haddii uu qof Muslim ah noqdo oo Naftiisa ku kalsoon meel uu seexdo iyo wax uu cuno isagaa raadsanaayo ". 18- " Jaamacad baan ka baxay, shahaadaan qaatay, shaqo fiican baan helay war waad tagaysaaye waxaas oo dhan waa maalmo, maalin ama maalin badhkeed ayay nolosha oo dhan kula noqon marka qiyamaha lagu weeydiyo, oo nolosha ma maalin badhkeed bad dooratay marka ". 19- "In xaafad kasta laga dhiso toddoba Masaajid oo aan qaar-kood cidi ku tukan waxaa dhaanta adoo dhisa wado dadku maro, oo ka gaadhiga wata aanu gaadhigu kaga jabin ka maskiinka ah ee lugaynaayana aanu ku dhibtoon ". 20- "Islaamnimada wax mucaarad la yidhaahdaa kuma jirto, Islaamnimada waxa ku jira xaq iyo baadil, wixii xaq ah in aad taageertaa waa waajib wixii baadil ahna in aad ka soo horjeesataa waa waajib ". WQ: Daarul Maqaam.
Show all...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
          ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ ✧━KOOXDA🤝WADAJIR━✧ Best Somali Telegram Channels.📚 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 ━━━━━✧❂✧━━━━━━ Join ➠:@SamiirIsmail motivation ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Bahjasooyaalka 📖 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️🫀 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Maan_Maal1 🧠 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Samiirbook 📚 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@DHIRIGALISO 🗣 ━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1━━━━━✧❂✧━━━━━ Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1 ━━━━━✧❂✧━━━━━ ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/UCpEyeNKU5szYmNk ◎━━━━━━✯━━━━━━◎ 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 🤝 ━━━━@Kooxdawadajir━━━ 🥇 Si aad u Horumariso Channel-kaaga u kaalay Kooxda wadajir Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @cilmooge1 ◎━━━━━✯━━━━━━◎   ⎉_-Dhamaad-_⎉
Show all...
Inaad indaha kusii dayso wax yaalaha xaaranta ah waxay ku dhaxal siinaysaa murugo iyo walbahaar iyo dhaawac haleela qalbiga, Qofka liibanay waa midka aragiisa hoos uraariciya rabigiisana kabaqa
Show all...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
💯
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
💯
Show all...
Mu'minka kama murgo waxa dhaafay ee aduunyada ah, maxa yeelay ma daneeyo kama baqo Dhibaatadeeda wuxuu xaqiiqsan yahay inay dhamaanayso
Show all...
Iska jir wixii tagay inaad xabsi ugu jirto hakuu noqoto cashir balse yeesan kuu noqonin wax aad waligaa la nooshahay
Show all...
👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Aroosyadha, kuqaata waqtigiina quruxda badan si gaar ah oo joojiya sawiraantiina iyo muuqaaladiina arooska inaad baraha bulshada kusoo post gareysaan. Nin sharaf leh naagtiisa uma soo bandhigo dadweynaha. gabar sharaf lahna ayaa nolosheeda ka dhigta mid asturan. Hadii aad so post gareysaan sawiraantiina arooska waxaad un kasbaneysiin. il inaay idhin kudacdo, Caay, jeesjees dadweyne, iyo anshax la'aan.. waa bahalnimo
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.