cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

⚘Kusoo dhowow⚘Han_Sare⚘ □Ruux Waliba Oo Dunidaan Saaran Oo Maqam Sare Garay Waxa Uu Laha Han_Sare Kaas OoKarumeyay ! □Ruuxa Hanka Sare La sxp ah Channel kan Waa Kagii Cidna Kaa Maxigto !! <> Xikmado✍ <> Dhiiragelin ✍ <> Latalin✍ <> Sheekoyin✍ <> Oraahyo✍

Show more
Finland965The language is not specifiedReligion & Spirituality11 429
Advertising posts
8 805
Subscribers
+1124 hours
+607 days
+25830 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Suhayb al-Ruumiy (Suheyb ibn Sinan al-Rumi) waa saxaabi caan ah oo ka mid ahaa asxaabtii Nebi Muxammad (NNKH). Waxaa loogu yeeraa "Al-Ruumiy" sababtoo ah asal ahaan wuxuu ku koray degaannada Roomaaniga (Byzantine Empire), inkasta oo uu dhalasho ahaan Carab ahaa. Suhayb wuxuu ahaa nin ganacsade ah oo ka mid noqday muslimiintii ugu horreysay ee Madiina hijrooday. Wuxuu la kulmay cadaadis iyo dhibaatooyin badan ka hor intii aanu hijroon, isagoo hantidiisa u huray in uu ku biiro muslimiinta iyo Nebiga Muxammad (NNKH). Suhayb wuxuu caan ku ahaa geesinimo, karti iyo adkeysi, wuxuuna door muhiim ah ku lahaa fidinta Islaamka, gaar ahaan intii lagu jiray hijradii iyo dagaalladii ka dambeeyay. Waxaa sidoo kale la sheegaa inuu Suhayb ka mid ahaa dadka Nebiga jecel yahay, wuxuuna helay ammaanta Nebiga (NNKH) marar badan.
Show all...
1
Photo unavailableShow in Telegram
markaad raadiso aduunyo waxaad luminaysaa Aakhiro Laakiin markii aad raadiso aakhiro waxaad helaysaa labada (aduun iyo aakhiro)✅
Show all...
👍 1 1
Photo unavailableShow in Telegram
Sida ay nolol u jirto ayee rajane u jirtaa Maalin kasta oo cusub waa fursad kale aad ku bedeli karto noloshaada😍😍
Show all...
4👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Magaalada ● { Tulkarm } ● (طولكرم) waxay ku taallaa dhulka Daanta Galbeed ee Falastiin, meel u dhow xuduudka Israel. Waa magaalo muhiim ah oo ka tirsan Maamulka Falastiin (Palestinian Authority) waana mid ka mid ah magaalooyinka taariikhiga ah ee gobolka. Tulkarm waxay ku taallaa dhinaca galbeed ee magaalada Nablus, waana magaalo leh juquraafi istaraatiiji ah, maadaama ay u dhowdahay dhul-beereedyo iyo marinada ganacsiga ee u dhexeeya Falastiin iyo Israel. waxaana ku yaal xarumo ganacsi, waxbarasho, iyo adeegyo kale. Tulkarm waa magaalo leh taariikh dheer iyo dhaqamo kala duwan, waana xarun ganacsi iyo dhaqan oo muhiim ah oo gobolkaas ku taalla.
Show all...
1
🥰
🕊
💯
👏
Photo unavailableShow in Telegram
-قد مات قوم وما ماتت مكارمهم وعاش قوم وهم في الناس أحياء "waxaa jira dad dhintay balse samahoodii iyo wanaaggoodii uusan ifka ka dhiman, waxaa kale oo jira dad iyaga oo nool la mid noqday wax dhintay oo kale" Arooryo suuban ☕️
Show all...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Cilmu_nafsi_10 @Dabiibe_Jacayl @Saxiibka_Nolosha @Maskax_maaal @Hagaha_nolosha @qoraal09 @halgnka Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Show all...
HALKAAN TAABO 📌
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Caashaq15 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/HJOtmkMhVRZlODk0
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 96 chats.

https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad7 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Show all...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 99 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Show all...
💻 ONLINE⌨ MARKETING ⌚️
📖 XIFDINTA QUR'ANKA
📖 Aqoonside books 📚
🤴 Gudoomiyaha teamka 👑
🤝 Admin
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.