cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

True Somali Patriots

"Calan yahow 🇸🇴 curashadaada, cidlo kaama helin oo halyeeyo ayaa codkooda🗣 iyo caqligood🧠 tahay oo dhiig cas🩸kuu shubeen.💉"

Show more
Finland3 854The language is not specifiedPolitics33 291
Advertising posts
216
Subscribers
+124 hours
+17 days
+430 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Show all...
Toxic waste adds to Somalia's woes

Talks aimed at stopping millions of tonnes of European toxic waste being dumped in strife-torn Somalia have started between officials of the UN Environment Programme and the Italian and Swiss governments. But it is not yet clear if the dumping deal is illegal because of political confusion surrounding the growing trade in European waste. Mostafa …

Photo unavailableShow in Telegram
Qoraal xog-ogaal ah oo ku saabsan ISIS ee Soomaaliya, isagoo xusay in dhawaan dad badan oo ka socda Itoobiya ay ku biirayaan kooxda Itoobiya ee uu hogaanmiyo Abiy Axmed, oo ay colaado ka jiraan, ayaa argagax u dhoofinaysa Soomaaliya. Fiiri bogga 16aad ee file-ka kor an soo dhigey.
Show all...
CTC-SENTINEL-082024_article-3.pdf1.15 MB
Hadii ad wax yar oo wanaag ah u samayso dadkaada waa ay ku soo helayaan keliya iska hubi in ay ku soo heleen dadka saxda ahaa.
Show all...
💯 1
Khqtarqha Islaamiyiinta Geeska Afrika baa dib u soo kacay. Cgiidanmada Islaamiyiinta ee Xarakatu Alshabaab Almujaahidiin in ay weeraro argagax ah ka geystaan Ethiopia iyo Kenya. Hanjabaada waxa ay gaarsiisan tahay ilaa iyo Uganda in ay ka geystaan weeraro. Islaamiyiinta waxa ay rabaan in ay mar kale majaraha u qabtaan masraxa jihaad-doonka ee ka sii yaraanaya Afrika.
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Abiy Axmed waxa uu dhunsaday mustaqbalka caruurta Itoobiya. Deegaanka Soomaalida 72 qof keliya baa ku baasay exams-ka. https://addisstandard.com/5-4-of-students-pass-grade-12-exam-addis-abeba-tops-in-pass-rate/
Show all...
Hadii Qaranmada Midoobey maanta sheegto in ay 3 bilyan oo doollar u qoondaysay dabaylo Afrika ku soo socda, isla caawa waxaa Soomaaliya ilaa heer Dawlad Goboleed laga magacaabayaa Wasiirka Dabaylaha. Toddobaad ka dibna Wasiirku wuxuu soo saari doonaa war-bixin in aan habeenkii Soomaaliya laga seexan dabaylo dartood oo degdeg naloo soo gaaro. Reerihii laandheerannimada sheegan jirey ayaa dhihi doona "Ma rabno Arimaha Gudaha iyo Dibedda ee wallaahi hadii aynaan dabaylaha nala ku aaminin inaan waxba socon doonin....".
Show all...
🤣 1
Horta Soomaalidu maxay mar walba u soo qaadataa dagaalkii 1977 oo ku guul-dareysanay balse u soo qaadanin dagaalkii 1964 oo an ku guuleysanay?
Show all...
Xildhibaanadii maalinkii dhowayd an dhahay xasaanadda ha laga qaado, waxa dabinkii ay ku dhaceen ka sii daayey odoyaal tororogleyaal ah oo u bartay in dadka lagu handado “Unuka oo odayaalsha beelaha Hawiye eh”. Waxa ay dhashay in iyagii ay u tagaan xildhibaannadii Hawiye oo ay raali-gelin siiyaan! Laamaha amniga ee gobolka Benaadir, waa in ay mamnuucaan odoyaalsha qabiillada ee siyaasada dhex orda. Ma jiro gobol kale oo odoyaal qabiil inta is-abaabulaan ay cid u hanjabaan ama handadaan! Aniga waxa an rabay qof kasta oo Itoobiya difaaca ama si un u garab is-taaga in la xiro. Odayaalkaas hawiye baase chance-kaas i dhaafiyay.
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.