cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Cali Yare Cali

Cali wardheere

Show more
Finland2 559The language is not specifiedPolitics15 415
Advertising posts
1 771
Subscribers
-124 hours
-107 days
-4830 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailable
Waxaa qoray wasiirkii hore ee arrimaha dibada Danjire Yuusuf Garaad Ahmed Omar. Hadalkii wasiiradda shidan wuxuu dowladda Xasan ku noqday barmadoow. Gefkii uu geeystay waxaa kasii xanuun badan oo gef labaad ah inaanu dowladdu gefkii dhacay aanay weli wax garowshiyo ah ka bixin shaqadiina laga fadhiisin.
Show all...
❀ 2πŸ‘ 1
00:27
Video unavailable
Markii shalay Xamse ahaa guddoomiyaha guddiga doorashada Jubaland. Intii ay shalay afkooda ka sheegteen ayaa maanta inoo dhahan inagana. War Laftagareenoow doorashadaada qabso.
Show all...
1.79 MB
😁 11πŸ‘ 1
Xasankii ku cabaadi jiray in isagoo diyaarad usaaran Beledweyne halis lageliyay ayaa maanta dadkii reer Baydhabo cirka ka go'doominaya hadda ogaada,madaxda Koonfur galbeed iyo shaqaalaha waddooyinka waxaa ka xiray Argagaxisada Xasan maanta hawada ayuu ka xiray!
Show all...
πŸ‘ 5
Laaxowlla walaa quwata illa billaah Dal xumeeye Xasan maanta wuxuu si cad uciqaabayaa malaayiinta qof ee reer Koonfur galbeed oo uu go'doomin ladamacsanyahay
Show all...
πŸ€” 6
Photo unavailable
Joornaalka ugu weeyn dalka Kenya ee Nation wuxuu qorayaa in safaaradda soomaaliya ee dalka Kenya ay ku guuldareeysatay in akoonkeeda amarka saaran laga dulqaado. Akoonka waxaa dulsaarnaa amar maadaama ay safaaraddu ku guuldareeysatay bixinta lacag loogu dayactiray xafiisyadeeda oo lagu sheegay 25 malyuun oo Kenyan Shillings ah. Ninkii safiirka ku magacoownaa markii uu safaaraddii xaalufiyay ayuu u qaraab tagay Thailand oo uu la soo xirtay qandaraas caafimaadka la xariira si muwaadiniinta soomaaliyeed loogu qasbo Thailand halkii ay India ka aadi jireen. Xukuumadda DAN-QOYS iyo adeegayaasheedu waxeey u kala tartamayaa boob iyo dhaqaale-doon. ku darsoo nimanka sidaas yeelaya mar ayay noo ahaan jireen halyeeyo u dhaqdhaqaaqa xuquuqul-insaanka, dowlad wanaagga. Tan ugu daran ayaa ah; Halkee waligeed lagu arkay xafiis lagu dayactirayo 25 Milyan oo Kenyan Shillings ah?
Show all...
πŸ‘ 10
Photo unavailable
Telefeshinka Xasan wax qabadka ka sugaya ee malaayiinta doollar lagu bixiyo waa midkaan aan Galmudug, Sucuudiga iyo golaha wasiirada kala aqoon.
Show all...
😁 8
02:08
Video unavailable
Dal xumeeye!!! Wadaniyada beenta ah ee ururuka Damul-Jadiid shacabka Somaliyeed ma fahamsanyihiin horta mise far waweyn ayaan kusoo qorna.
Show all...
1.99 MB
😁 10🌚 1
Photo unavailable
Ameerikaanka shalay waxeey la fadhiisteen Xasan Shiikh, La-taliyaya amniga qaranka iyo ganacsadaha ciidanka. Intii aanu kulanku billaaban waxeey mareeykanku soo codsadeen in wasiirka gaashaandhiggu aanu kulanka qeyb ka noqon isaga oo waliba dalka joogay isaga oo doraad Turkiga uga soo laabtay ka qeybgalka shirkaan, Intaas kali ah ma aheeyn ee sidoo kale markii shirku soo dhamaaday ayay ka cudurdaarteen inuu sawir la galo. Taliska AFRICOM ee mareeykanku waxeey dowladda u soo jeediyeen in dib loogu laabto qaab-dhismeedkii hore ee ciidanka, hooggaanka wasaaradana dib loogu laabto haddii kale ay joojinayaan dhammaan kaalmada amni. Sidii horay u dhici jirtay in kulamada heerkaan ay lagu soo daabaco bogga Villa Somalia shalay lama sameeyn iyada oo laga cararayo su'aalaha dadweynaha ka imaan doona darteed. Waxaan leenahay dal dhan oo wasiirkiisii gaashaandhiga laga qarinayo xogtii ciidanka.
Show all...
😁 9πŸ‘ 3❀ 1πŸ”₯ 1
Repost fromΒ Wartabiye Kurtun
Photo unavailable
Kusoo biira Barta Rasmiga ah ee Ustaad Geedi ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️ https://t.me/+6CJeMh1XpOs5NWY0
Show all...
πŸ‘ 5
05:19
Video unavailable
Waxaan barta telegram ka ku arkay Muuqaal ay tahay in uu arko qof kasta oo damiir leh oo dalkaan iyo dadkaan rajo kaleh. Aniga waan ogaa oo caad igama saarneyn wixii dhacay labadii sano ee lasoo dhaafey sida loo shirqooley wiilasheena ee kudhamadey furimaha dagaalka waanse ogaa iney midaan dhacayso markii talada dalka ay isku koobeen qoys dhiigmiirata ah oo ganacsadahooda Taliye Ciidanka looga dhigey waanse ogaa jabkii kadhacay Cawsweyne,daarunimca,masagawaa, hilowle gaab, ceeldheer,iyo dhamaan furimihii dagaalka,waanse ogaa in shacabka been lagu Marin habaabin doono marki Telefishankii iyo Tv-gii qaranka loo gacan geliyey wiil aan isku heyb nahay oo manaxayaal ah. Suumanka hala dhuujisto.
Show all...
33.24 MB
❀ 13πŸ‘ 3πŸ”₯ 2😁 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.