cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Sharif Sheikh Ahmed

Telegram-ka rasmiga ah ee Madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. The Oficial Telegram of 7th President of the Federal Republic of Somalia H.E Sharif Sheikh Ahmed.

Show more
Finland1 591The language is not specifiedPolitics8 792
Advertising posts
4 345
Subscribers
+1624 hours
+1467 days
+64530 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Hoggaanka dalka waxa uu shalay ka cabanaayay ku xadgudubka xorriyadda dhaqdhaqaaqa muwaadiniinta iyo mas'uuliyiinta dalka. Waxaa nasiib darro ah in isla dhaqannadii shalay ay maanta dhacayaan taaso caddeyneysa inaan waxba laga baranin khaladaadkii horey u soo dhacay.
Show all...
๐Ÿ‘ 26
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan dhammaan umadda soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta adduunka ugu hambalyeynayaa Dhalashada Nabigeena Suuban ee Muxamed NNKH. Dhalashadda Nabi Muxamed (NNKH) adduunkan wuxuu u ahaa waa cusub oo u baryay, Suubanaha waxa uu na dhaxalsiyay Wanaag fara badan iyo wadiiqooyin suuban oo ku dayasho mudan. Waxaan ku baraarujinayaa umadda Soomaaliyeed in fursadan qeymaha leh in ee uga faaideystaan barashadda Soyaalkii Subanaa ee nabigeenna Muxamed (NNKH). Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu naga yeelo kuwa raaca sunnadiisa.
Show all...
โค 38๐Ÿ‘Ž 1
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan ugu tacsiyadeynayaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed geeridii ku timid Allaha u naxariisto Ugaas C/llaahi Ugaas Xaashi ( Faracadde ) oo ahaa Ugaaska Beesha Murusade, waxaan si gaar ah tiraanyadda ula qeybsanayaa caruurtii iyo qoyskii uu ka baxay. Allaha u naxariistee Ugaas C/llaahi Faracadde Waxuu si mug leh uga soo qeybqaatay geeddi socodkii dib u heshiisiinta, nabadeynta iyo dib u dhiska Dowladnimada Soomaaliya. Waxaan Alle uga baryayaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Alle ha naga wada siiyo.
Show all...
๐Ÿ˜ญ 23๐Ÿ˜ข 5๐Ÿ‘€ 2๐Ÿ‘ 1
Madaxda Qaranku waa inay la yimaadaan aragtidii la isugu wadi lahaa shacabka loogana gudbi lahaa isu adeegsiga awoodda dowladeed.
Show all...
โค 31๐Ÿ‘ 4๐Ÿ‘ 3๐Ÿ˜ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaa ugu baaqay labada dhinac ee dagaalka u dhaxeeyo in si sharuud laโ€™aan ah xabada loo joojiyo fursad la siyo nabadda, wada hadalna lagu dhameeyo xiisada taagan.
Show all...
โค 40๐Ÿ‘ 10๐Ÿ”ฅ 6๐Ÿฅฐ 4
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaa ugu baaqay labada dhinac ee dagaalka u dhaxeeyo in si sharuud laโ€™aan ah xabada loo joojiyo fursad la siyo nabadda, wada hadalna lagu dhameeyo xiisada taagan.
Show all...
โค 3๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan dowlad goboleedka Galmudug iyo bulshada ka soo jeeda ugu hambalyeynayaa maalinta 14-ka Agoosto oo ku asteesan asaaskii Galmudug. Waxaa bogaadin mudan horumarka iyo dib u kabashada ka jirta degaanada Galmudug iyo guulaha ay ka gaareen dagaalada lagu ciribtirayo Argagixisada. Waxaan maamulka dowlad goboleedka Galmudug iyo bulshada deegaanadaas ku boorrinayaa in mudnaan gaar ah ay siyaan arrimaha dib u hishiisiinta lana dhiiragaliyo xasiloonida iyo nabad kuwada noolaashaha dadka isku deegaanka ah. Waxaana idiin rajaynayaa nabad waarta iyo horumar.
Show all...
โค 19๐Ÿ‘ 16
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan si adag u cambaareynayaa qaraxyada ay argagaxisadu caawa ku weerareen shacabkii ku fiidsanayay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Waxaan la dareen ahay qoysaska, ehellada iyo asxaabta dadkii waxyeelada soo gaaray, waxaan Alle ugu baryaynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo shacabkii ku naf waayay weerarkan, caafimaadna Alaah ha siiyo dadka ku dhaawacmay. In ay argagaxisadu weerarkan ku soo beegaan caawa oo kale oo Jimco ah ay xeebtu ugu saxmad badan tahay waxay muujinaysaa cadawtooyada ay argagaxisadu u qabaan dadka Soomaaliyeed. Bartilmaameedka arxan-darada ah waxa u muujinayaa ciilka iyo cadawtooyada ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed. Waxa keli ah ee inoo furan waa in aan meel uga soo wada jeesanaa cadawgan ka hortaagan bulshadeen nabad ku noolaanshaha iyo Hormarka.
Show all...
๐Ÿ˜ญ 36๐Ÿ‘ 12๐Ÿ˜ข 4โค 2๐Ÿ”ฅ 2๐Ÿ‘ 2
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidamada geesiyaasha ah ee Xooga dalka & Daraawiishta Jubbaland oo guulo tariikhi ah ka garaay dagaalada maanta ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Jubada Hoose. Waxaan ku bogaadinyaa dhiiranayaasha xogga dalka oo markasta u bixiya naftooda difaaca dadka & dalka, inta ku dhimatay difaac dalka ilaahay ha u wada naxariisto, kuwa dhaawacana ilaahay ha u boogadhayo Waxaan ugu baaqayaa dhammaan Ummada Soomaaliyeed inaan u midowno xoreynta dalkeenna si aan uga guulaysanno cadowga baneestay daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed. Guuleysta Dhiiranayaal.
Show all...
๐Ÿ‘ 30โค 11
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.