cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Bakayle Media - Codka dadka.

Warbaahinta Bakayle Media & Idaacada Codka Dadka waa fogaal arag / maqal xor ah waxaanad ka helaysaa warar & barnaamiyo xaqiiqo ah. Youtube Channel: https://linktw.in/qYJrUU

Show more
Finland379The language is not specifiedNews & Media9 369
Advertising posts
20 703
Subscribers
No data24 hours
-387 days
-24730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Maydad cusub oo laga helay duleedka Laascanood. https://youtu.be/ASo_E0f-ouI?si=nP83wUEJJXmYN0Oh
Show all...
XOG: Maydad cusub oo duleedka Laascanood laga helay.

πŸ‘ 4❀ 2🀣 2
"Ma jirto colaad dhextaala Beelaha HARTI iyo GARXAJIS..." Xurmadle Garaad Mukhtaar Garaad Cali Halkan ka daawo https://vm.tiktok.com/ZMrwxqQJp/
Show all...

❀ 4πŸ‘ 2
"Ma jirto colaad dhextaala Beelaha HARTI iyo GARXAJIS..." Xurmadle Garaad Mukhtaar Garaad Cali https://vm.tiktok.com/ZMrwxf6ej/
Show all...

Aabbe Reer Puntland oo la ooyaya in loo hayb soocay in uu yahay beesha Madhibaan oo shaqo la'aan iyo duruufo nololleed ku habsadeen. https://vm.tiktok.com/ZMrvp4GT1/
Show all...
TikTok Β· Mohamed Yusuf Bakayle

Check out Mohamed Yusuf Bakayle’s video.

😭 5
Photo unavailableShow in Telegram
🀣 15😁 9❀ 6
Photo unavailableShow in Telegram
😁 6🀣 3❀ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Jaantuska Khariirad hay’adda Oucha ee Qaramada Midoobay daabacday ayaa dhulka SSC-Khaatumo lagu qoray deegaan lagu muransan yahay [Disputed Area.]
Show all...
🀣 5❀ 3πŸ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Boqor Buurmadow oo weerar afka ah ku qaaday Raysalwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa yidhi; "Xamse waa OGAADEENKII nacaska ahaa ee ISAAQU buudhiga madhan ka kirayn jiray.." Halkan ka daawo. https://vm.tiktok.com/ZMrWrGPYp/
Show all...
🀣 13😁 4❀ 3πŸ‘ 1😱 1
Photo unavailableShow in Telegram
*COD SIR AH*; Askari u dhashay Beesha Habarjeclo oo ka tirsan Ciidamada Somaliland ayaa ka warrmaya kulankii shalay ee Muuse Biixi iyo Ciidamada markii uu OOG booqday. Askarigani wuxu codkan aanu soo helay u duubay sarkaal ay isku reer yihiin wuxuuna sheegay in Nuux Taani shalay Korneyl Biixi ka codsaday in dagaal la galo oo doorashada dib loo dhigo. Wuxu ka sheekeeyay in qoryaha laga ururiyay oo laga shakiyay inay Korneylka toogtaan iyo arrimo kale oo xaasaasi ah - Dhegayso. Halka ka dhegayso xogta codka askarigaas.- Riix-: https://vm.tiktok.com/ZMrnA29gM/
Show all...
😁 8🀯 2πŸ‘Ž 1❀ 1
Photo unavailableShow in Telegram
#DEGDEG: Maamulka SSC ayaa ku hanjabay in BURCO lagu murmi doonno haddii markale Korneyl Biixi dagaal ku qaado waxaanu yidhi; "Haddii baaskoolad dhinacayaga looso rido Burco ayaa lagu murmi doonaa, dagaalkana diyaar baannu u nahay.." Halkan ka daawo hanjabaada culus ee SSC Riix;- https://vm.tiktok.com/ZMrndV1WG/
Show all...
πŸ‘ 17πŸ‘Ž 2πŸ’” 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.