cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

I'M Kaaba:)๐Ÿค๐Ÿคฉ

Rabbiyow ma jirto waxaan uga baahi badanahay raali ahaanshahaaga iyo jacaylkaaga ee rabbiyow igu arsaaq labadooda ๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿฅบโค๏ธ Soo dhawoow walal. ๐Ÿฅฐ๐Ÿ’™

Show more
Finland1 307The language is not specifiedReligion & Spirituality17 025
Advertising posts
5 846
Subscribers
-124 hours
-47 days
-4630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

01:58
Video unavailableShow in Telegram
๐ŸŽš Ads ๐Ÿ”บโœ–๏ธ ๐—ž๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ต๐—ฎ๐˜† 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!
Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.
๐Ÿ“ข๐—ง๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—พ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ hubo ama la ๐—ต๐˜‚๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†!โœ…  โœ… ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ฟ ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต! โžก๏ธXayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay. โžก๏ธ  Xayeysiiska saxda ah Tirada dadka telgram aad rabto iyo Waliba qaybahooda da'da Waxbarashada iyo Gobolka Degaanka aad Jeclaan lahayd. โžก๏ธHal-abuur iyo xirado ku suurta galinaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto Mid caan ah Sidoo kale aad hesho Somali Sax ah. ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ? Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo la gaar dadka saxda aad Rabto mudo kooban Gudaheed.! 1๏ธโƒฃ๐Ÿ‘Œ ๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo! โŒจ๏ธ๐—ง๐—”๐—”๐—•๐—ข ๐—›๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—กโ•
Show all...
Xaysiiska Telegram.mp49.01 MB
Waxaan urajaynaya gabdhaha.๐ŸŽ€๐Ÿฉท 1. Hami waliba , dadaal waliba oo maankaaga ahaaday , riyo kasta oo aad rajaynayso inay maalin dhabawdo in ebbe ku tuso rajaynta iyo riyadii aad doonaysay. 2. Nolosha waxaad uqalantaa jacayl , naxariis iyo wax walba oo wanaagsan fadlan ka raadi meelaha munaasibka ah ee lagaa ixtiraamayo , lagu dareensiinayo inaad shay walba ka koraysid aduu . 3. Noloshu way balaadhan tahay , dhis maankaaga Hubka keliya ee aad maanta hayso inaad ku dagaal dagta waa wacyigaaga oo dhisan , fadlan is qaabe oo noloshada qaabe , qof aragti fog noqo meelaha dhawdhaw weligaa yaysan wax sare kula ahaan . 4 . Noqo indheer garad keligeed wax qabsan karaysa, wax raadsan karaysa , nolosheeda dabaran karaysa oo xaqeeda dhacsan karaysa. 5. Noloshu way wajiyo badan tahay marka ay kuu toosi waydo maalin noloshu fadlan caawimo dalbo basharku makala maarmaan oo ilaahay wuxuu isugu abuuray in qofba qofka kale caawiyo , garab qabto ee ha qarsan culaysyada Nolosha . 6. Yeelo saaxiibo hankoodu sareeyo , midkiinba ka kale xasuusiyo ahdaafta iyo ujeedoyinka nolosha inaad wada dhistaan ,is dhiirigelisaan , marxaladaha iyo caqabadaha Noloshana yaga oo gacanta ishaysta kawada gudbi kara. 7. Xidhiidh samayso , oo xidhiidhka aad samaynaysa ha noqdo mid ka madhan isxagxagashooyinka ,iyo weliba naaqusnaanta almacnow xidhiidh caafimaad qaba la samee qofka aad jamato , qof aad iska caawinkaraysan wax walba , agtiisa aanad ka cabsoonayn inaad wax la share garayso , qof aan kuu arkayn inaad ka liidato ee isagu kuuba arkaya inaad tahay boqorad han sare leh oo meel kasoo bixi karaysa , xulo dookhaaga ka ugu wanaagsan , dooro ruux bilaa shuruud ku jecel , jacaylkaasba waare . 8. Ha ilaawin noloshada inaad ka dhigto ahmiyadada koowad , cunto nafaqo leh cun , is qurxi , maqaarkaaga qurxiso waliba adoo ka fogaanaya waxyaabaha ka halaynaya quruxdaada ee waxyeelada ugaysanaya , timahaga qurxiso usamee week kasta routine faaido uleh , biyo badan cab , wax akhri , wax cusub baadh , salaada iyo cabsida ilaahay aad ugu dadaal , quraan akhri , tasbiixso oo dikri .
Show all...
โค 13
Photo unavailableShow in Telegram
โค
Show all...
โค 4
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan xasuustaa markii ay Aayda tidhi: " Ragga oo dhami waa bahallo!" Joosefiinna ugu dartay: "Rashiid mooyi'e."  [Waxaa halkaa ka cad, kala duwanaanshaha garaadka labada gabdhood ee walaalaha ah. Mid ayaa la soo dhaqantay rag aad u xun, oo aan habeenna ka dayn falalka foosha xun, ee ar xandarrada ah. Iyaga oo u arkayay, walax loogu talo galay in la isticmaalo. Halka midda kale ay si sharafle ula qaataday wakhtigeedda; qof qiimigeeda, sharfteeda iyo gabadhnimadeeda yaqaan. Una soo dhicayay, waxyaalo badan oo ay xaq u lahayd. Ugu danabaynna u guursaday, si xalaala oo qumman. Kana warhayn jiray, xaalad kasta. Waataa sababta kala duday labada walaala ah, ee hadana sida is dhaafka ah wax u cabiraya. Qof kastaaba garaadkiisuu hadlaaye, dumarku waxay wax ku cabbiraan, hadba waayaha ay soo joogeen iyo dhacdooyinkii la soo darsay. Waar dumarka masuuliyad ayaa inaga saaran, ee aynu ilaalinno.] Buugga: Jirridda baambu Channelkaa hallagu xidhmo https://t.me/Aqoonyahan1
Show all...
โค 8
๐Ÿ”ต Kacaanka โคต๏ธโคต๏ธ Telegram โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @Diinteenna_Macaan [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Al_xakiim [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Quruxdaislaamka [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Hidaayatu_Rabi [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @hogaan_Dumar [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @Dhaqan_wanaag โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โ”โ”โ”โ”โ”โ” [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @XikmadoSom [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Dhiiragaliye [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Mucaashaq_Jacayl [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @AishaAhmed99 [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @kalimakariim [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @xaqiiqadanolosha [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Albaanichannel252 [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @Ruuxda [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @QalbiDhaye143 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Dareen_side [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Hasancaashaq [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @daren_jaceyl [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Mohametahmed [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Noqoxiddig [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ””@DunnidaSuugaanta โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“ โ”โ”โ”โ”โ” [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @maanhage [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @farsamada [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ””@KobciAqoontaada2 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @somalibooks [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Somalilibrary [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @kobciyebooks โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ” ๐Ÿ’ŽPresented by @zomalibot โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”ปโ”โ”
Show all...
๐Ÿ”ต Kacaanka โคต๏ธโคต๏ธ Telegram โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @Diinteenna_Macaan [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Al_xakiim [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Quruxdaislaamka [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Hidaayatu_Rabi [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @hogaan_Dumar [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @Dhaqan_wanaag โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โ”โ”โ”โ”โ”โ” [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @XikmadoSom [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Dhiiragaliye [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Mucaashaq_Jacayl [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @AishaAhmed99 [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @kalimakariim [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @xaqiiqadanolosha [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Albaanichannel252 [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @Ruuxda [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @QalbiDhaye143 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Dareen_side [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Hasancaashaq [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @daren_jaceyl [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Mohametahmed [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Noqoxiddig [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @DunnidaSuugaanta โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“ โ”โ”โ”โ”โ” [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @maanhage [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @farsamada [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @KobciAqoontaada2 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”Œ @somalibooks [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”œ @Somalilibrary [ ๐Ÿ“ฅ JOIN ]โ”” @kobciyebooks โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ” ๐Ÿ’ŽPresented by @zomalibot โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”ปโ”โ”
Show all...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

Photo unavailableShow in Telegram
Dadku waa laba qaybood. 1. Kuwo guuldara aqbala oo ku nagaada. 2. Kuwo aan aqbalin oo markale idb u kaca. Adigu keed tahay? Channel-kaa raaca. https://t.me/Aqoonyahan1
Show all...
โค 8
โ“‚๏ธโž•Somali Promotion โž•๐Ÿ…ฟ๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“šSomali Free Books ๐Ÿ“™ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ“˜Somali Librarians ๐Ÿ“’ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โœจXikmado iyo murti๐Ÿ—ฃ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ“˜Kobciye Books๐Ÿ“— โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐ŸŒธ Mucaashaq Jacayl๐ŸŒท โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐ŸชดDhiirigaliye nolol๐Ÿ€ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โš™๏ธHoyga Farsamda๐Ÿ’ญ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐ŸŒŸ Aqoon Kobciye ๐Ÿ”† โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Hidaayatu Rabbi ๐Ÿ‘ฅ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ‘คQuruxda islaamka๐Ÿซ‚ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โžฐxaqiiqada Nolosha๐Ÿชœ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿชข alxakiim channel ๐Ÿ‘” โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐ŸŒฑDareen Side channel๐Ÿชด โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿง• Aisha bin Ahmed๐Ÿ—ฃ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ’น Hassan Caashaq โ‡๏ธ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ‘ฉ Hogaan Dumar ๐Ÿง• โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Dinteena suuban๐Ÿ’š โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿชค Dhaqan Wanaag โš–๏ธ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โœ‰๏ธ Tamarsinta ruuxda โœจ๏ธ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ”ด Guulaayso bet ๐ŸŸข โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โ™’๏ธ Kalimat Kariim โ™‰๏ธ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ’ฌ albaani channel ๐Ÿ—ฏ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ“’ Qoraalo kooban ๐Ÿ‘€ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿซง MaanHage School ๐Ÿ’ซ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿซง Ruuxda channel ๐Ÿ’ซ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐ŸŽ“ Qalbi Dhaye ๐Ÿ–‡ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โœจ๏ธQalbiyadeena โฃ๏ธ๐Ÿ’” โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โญ๏ธ JOIN ALL CHANNELS โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ku Sali nebiga SCW
Show all...
โ“‚๏ธโž•Somali Promotion โž•๐Ÿ…ฟ๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“šSomali Free Books ๐Ÿ“™ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ“˜Somali Librarians ๐Ÿ“’ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โœจXikmado iyo murti๐Ÿ—ฃ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ“˜Kobciye Books๐Ÿ“— โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐ŸŒธ Mucaashaq Jacayl๐ŸŒท โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐ŸชดDhiirigaliye nolol๐Ÿ€ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โš™๏ธHoyga Farsamda๐Ÿ’ญ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐ŸŒŸ Aqoon Kobciye ๐Ÿ”† โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Hidaayatu Rabbi ๐Ÿ‘ฅ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ‘คQuruxda islaamka๐Ÿซ‚ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โžฐxaqiiqada Nolosha๐Ÿชœ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿชข alxakiim channel ๐Ÿ‘” โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐ŸŒฑDareen Side channel๐Ÿชด โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿง• Aisha bin Ahmed๐Ÿ—ฃ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ’น Hassan Caashaq โ‡๏ธ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ‘ฉ Hogaan Dumar ๐Ÿง• โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Dinteena suuban๐Ÿ’š โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿชค Dhaqan Wanaag โš–๏ธ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โœ‰๏ธ Tamarsinta ruuxda โœจ๏ธ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ”ด Guulaayso bet ๐ŸŸข โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โ™’๏ธ Kalimat Kariim โ™‰๏ธ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ’ฌ albaani channel ๐Ÿ—ฏ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿ“’ Qoraalo kooban ๐Ÿ‘€ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿซง MaanHage School ๐Ÿ’ซ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ ๐Ÿซง Ruuxda channel ๐Ÿ’ซ โŒ˜โŒ˜ Jร˜ล‚โ‚ฆ โ‚ฆร˜โ‚ฉ โŒ˜โŒ˜ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โญ๏ธ JOIN ALL CHANNELS โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ku Sali nebiga SCW https://t.me/Al_xakiim
Show all...
AL XAKIIM CHANNEL

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan @Abdalle_Yuusuf

"๐ƒ๐š๐ ๐ค๐š๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐Ÿ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง." Markaad ku dhex nooshahay meel aydan isku fikir ahayn ama aan lagu horumari kareyn. 3daa qodob ha hilmaamin. Waxba haku dhex daaliin ee 1๏ธโƒฃDanahaaga ku eekow ( shaqo, family, ubad, xaas, nasasho, Me time: waa wakhti aad nafta kaligaa la qaadato, sport, wax barasho iwm...) 2๏ธโƒฃ Ku badnow meelaha qalbigaaga, maskaxdaada iyo jidhkaaga ilaalinaya. Wuxu noqon kara gurigaada oo ka dhigaatey jano yar, masajidka, gymka, bada, magtabada, hal saxib oo fican, masaakinta iyo agoomaha ood cawiso. Masajidka iyo madarasada ood ka war hayso, ceelasha iyo dhismaha wax qabadka leh oo aad wax ku darsato, waxkasta oo aad ilaahay ugu dhawaaneyso iwm... 3๏ธโƒฃSanad ilaa sanad ku dadaal inaad wax urursato aad summerki ugu yaran hal bil fasax uga baxdo wadana deeriska ee ugu quruxda badan kharashkana yar. Haddi dalkaagu baladhanyahayna soo kala baro. โ›”๏ธWey dhici karta dad aydan isku fikir iyo qab nololeed ahayn inaad isku meel ka shaqeysan, ku nolaatan. Haddi 3dexdaa aad ku dadaasho, wax saameyn ah kuguma yeelanayaan. Ileen maskaxduuba waa addun kalee. Maskaxdadaa kaga jir. Waxa jira wax aad aduu wax ka qaban karto. โ— Waxaad u guuri karta xafado taad ku jirto dhaanta. โ— Shaqo taad dhibsaneyso dhaanta โ— dad kuwaa aad ku dhex jirto dhaama. Waxa yar yar wax waad ka qaban karii. Lakin haddi laa isla badanyahay. Saddexdaa aan so sheegey uun ku dadaal.
Show all...
โค 7๐Ÿฅฐ 1
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.