cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Dunida Suugaantaโœจ๐Ÿฅฐ

"Sida jidhkaaga oo kale ayay maskaxdaaduna u daasha, ee ku nasi odhaahyada xikmada leh" ~Hazrat Ali

Show more
Finland442The language is not specifiedReligion & Spirituality4 755
Advertising posts
17 970
Subscribers
+124 hours
+207 days
+29830 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ˜†โ™กโ˜†โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ”—โ”โ”โ”โ”โ”โ€ขโ…โ€ขยฐโ€ขโˆโ€ขยฐโ€ขโ…โ€ขโ”โ”โ”โ”โ”โ”› โœจ Somali Promotion โœจ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ โœฆ ๐Ÿ“– @Diinteenna_Macaan โ‹ ๐ŸŒŸ @Al_xakiim โœฝ โœจ @Quruxdaislaamka โˆ ๐ŸŒผ @Hidaayatu_Rabi โœค ๐ŸŒธ @hogaan_Dumar โ… ๐ŸŒบ @Dhaqan_wanaag โœŽ ๐Ÿ’ซ @TAMARSIINTARUUXDA โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก & ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โœฐ ๐Ÿ’ก @XikmadoSom โœฝ ๐Ÿ… @Dhiiragaliye โ‹ ๐Ÿ“š @AishaAhmed99 โœฆ ๐Ÿง  @QalbiDhaye143 โ‰ ๐Ÿ“˜ @kalimakariim โˆ ๐Ÿ“ @xaqiiqadanolosha โœŽ ๐Ÿ”ฅ @Albaanichannel252 โœค ๐ŸŒŸ @Ruuxda โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ โœฆ ๐Ÿ’ฌ @Dareen_side โ‹ โค๏ธ @Hasancaashaq โœฝ ๐ŸŒน @daren_jaceyl โ‰ ๐Ÿ’ซ @Mohametahmed โˆ ๐Ÿฆ‹ @Noqoxiddig โœŽ ๐ŸŒŸ @FAAIDOCHANEEL โœค ๐ŸŽจ @DunnidaSuugaanta โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ AQOON & FASAALO ๐ŸŽ“ โœฆ ๐Ÿ“– @maanhage โ‹ ๐Ÿ› ๏ธ @farsamada โœฝ ๐ŸŽ“ @KobciAqoontaada2 โ‰ ๐ŸŒŸ @guuleyso11 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š BUUGAAG ๐Ÿ“š โœฆ ๐Ÿ“š @somalibooks โ‹ ๐Ÿ›๏ธ @Somalilibrary โœฝ ๐Ÿ“˜ @kobciyebooks โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”  โ—คโ”€โ”€โ€ขโ€ขโ”€โ”€โ—ฅ  โ–โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–‘โ–Œ โญ๏ธ JOIN ALL CHANNELS https://t.me/dareenbulsho โ—ฃโ”€โ”€โ€ขโ€ขโ”€โ”€โ—ข ๐Ÿ’ซ Ku Sali Nebiga SCW ๐Ÿ’ซ โˆด.ยท:ยจยจ:ยท. โ˜™.ยท:ยจยจ:ยท.โ™ก
Show all...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

Photo unavailableShow in Telegram
Kulan ka dib habka Maroodigu isu salaamoโค๏ธ
Show all...
โค 11
01:58
Video unavailableShow in Telegram
๐ŸŽš Ads ๐Ÿ”บโœ–๏ธ ๐—ž๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ต๐—ฎ๐˜† 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!
Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.
๐Ÿ“ข๐—ง๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—พ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ hubo ama la ๐—ต๐˜‚๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†!โœ…  โœ… ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ฟ ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต! โžก๏ธXayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay. โžก๏ธ  Xayeysiiska saxda ah Tirada dadka telgram aad rabto iyo Waliba qaybahooda da'da Waxbarashada iyo Gobolka Degaanka aad Jeclaan lahayd. โžก๏ธHal-abuur iyo xirado ku suurta galinaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto Mid caan ah Sidoo kale aad hesho Somali Sax ah. ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฆ๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ? Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo la gaar dadka saxda aad Rabto mudo kooban Gudaheed.! 1๏ธโƒฃ๐Ÿ‘Œ ๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo! โŒจ๏ธ๐—ง๐—”๐—”๐—•๐—ข ๐—›๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—กโ•
Show all...
Xaysiiska Telegram.mp49.01 MB
โค 4๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
โ€œMa awoodo in aan ku ilaawo, sababtu ma aha in ay xasuustaydu xoogantahay e waa in aan leeyahay qalbi aan ilaawin cidda uu mar gacloodo.โ€ โ€“ Mahmoud Darwish
Show all...
โค 13๐Ÿ’” 8๐Ÿ˜ 2
โ€œKuwa badan hortaa waan la kulmay, Kuwa kaa danbeeyana waa la kulmi doonaa, kuwa kale waan la kulmay markii aan kula joogay, laakiin waad ka duwantahay Dhammaantood.โ€ โ€“ Nizar Qabbaani
Show all...
โค 18๐Ÿ’” 3
In yar oo ka mid ah โ€Œsiraha gaarka ah iyo xaqiiqooyinka cilmi nafsiga 1- In aad iska dhego tirtaa waa dareenka ugu xun ee haweeneyda, maadaama ay dhibeyso oo ay ka lumiso kalsoonida nafteeda 2- In su'aal lagaga jawaabo su'aal waa xeelad caadi ah oo dib u dhigis ah oo inta badan ay adeegsadaan beenaalayaashu 3- Gabadha aamusan waxaa lagu gartaa in ay leedahay garasho 4- In arrimaha gaarka ah la soo dhigo Facebook-ga waxa ay daliil u tahay kalsooni darrada nafta ku timaada 5- 80% dadka isticmaala Facebook waxa ay leeyihiin dad aan loo baahnayn oo ku jira liiska saaxiibadooda 6- Dadka wax kasta yar iyo waynba dhaliila waxa haysta dhibaato ah kalsooni daro naftooda ah 7- In ka badan 70% dadku waxa ay neceb yihiin in ay ku hadlaan talefanka iyaga oo dad la fadhiya 8- Erayada ugu runta badan ee qofku dareenkiisa dhabta ah ku cabira waa erayada uu yidhaahdo waqtiga cadhada 9- Qofku waxa uu lumiyaa kalsoonida naftiisa xiliga uu si fudud ugu fekero ra'yiga dadka kale 10- Dadka sida ugu dhakhsaha badan uga jawaaba fariimaha SMS-ka waxa ay si fudud uga xanaaqaan marka ay dadka kale kala habsaamaan jawaabta 11- Haka dalban qofka in uu is dejiyo haddii aad adigu tahay sababta xanaaqiisa, waayo taasi waxay kordhinaysaa dareenkiisa iyo kacdoonkiisa โ€“ Abdulla Farah
Show all...
โค 13๐Ÿ‘ 7
Show all...
Naafada Caashaqa

Dhagar-qabayaasha aannu jeclaanayoow nabadiinno.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

Photo unavailableShow in Telegram
Dabciga dhabta ah ee aadamigu waa dhereg dabadeed baashaal. Waxbarashada, shaqada iyo tacabka nolosha oo dhami waa jihaad aan la jeclayn ee la gu qasban yahay. Ronaldo in uu ciyaarta kubbadda innagu maaweeliyo wax uu ku noqday qofka loo gu jecel yahay dadka dunida ku nool, iyo in ay hal bilyan oo qof ka la socdaan twitter (X). Taa beddelkeeda culimada sayniska ee habeen iyo maalin ku indho madoobaaday soo saaridda dawo iyo farsamo la ga ga adkaado cudurrada dilaaga ah cidi ma taqaan. โ€“ Ibraahin Hawd
Show all...
๐Ÿ‘ 16โค 3๐Ÿซก 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Haddii aad rabto in aad wax ka ogaato (Shacab/ Bulsho)keliya eeg Baarlamaankiisa iyo cidda matasha iyaga uun..!!" - Winston Churchill..
Show all...
๐Ÿ‘ 17โค 3
โญ•๏ธโ™ก Somali Promotion โ™กโญ•๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ โ–  ๐Ÿ“– @Diinteenna_Macaan โ–  ๐ŸŒŸ @Al_xakiim โ–  โœจ @Quruxdaislaamka โ–  ๐ŸŒผ @Hidaayatu_Rabi โ–  ๐ŸŒธ @hogaan_Dumar โ–  ๐ŸŒบ @Dhaqan_wanaag โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก & ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โ–ก ๐Ÿ’ก @XikmadoSom โ–ก ๐Ÿ… @Dhiiragaliye โ–ก ๐Ÿ“š @AishaAhmed99 โ–ก ๐Ÿง  @QalbiDhaye143 โ–ก ๐Ÿ“˜ @kalimakariim โ–ก ๐Ÿ“ @xaqiiqadanolosha โ–ก ๐Ÿ”ฅ @Albaanichannel252 โ–ก ๐ŸŒŸ @Ruuxda โ–ก๐Ÿ’ช@TAMARSIINTARUUXDA โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ โ–  ๐Ÿ’ฌ @Dareen_side โ–  โค๏ธ @Hasancaashaq โ–  ๐ŸŒน @daren_jaceyl โ–  ๐Ÿ’ซ @Mohametahmed โ–  ๐ŸŒˆ @Noqoxiddig โ–  ๐ŸŽจ @DunnidaSuugaanta โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ AQOON & FASAALO ๐ŸŽ“ โ–ก ๐Ÿ“– @maanhage โ–ก ๐Ÿ› ๏ธ @farsamada โ–ก ๐ŸŽ“ @KobciAqoontaada2 โ–ก ๐ŸŒŸ @guuleyso11 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š BUUGAAG ๐Ÿ“š โ–  ๐Ÿ“š @somalibooks โ–  ๐Ÿ›๏ธ @Somalilibrary โ–  ๐Ÿ“˜ @kobciyebooks โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”        โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ™ก JOIN ALL CHANNELS        โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” *ku Sali nebiga SCW https://t.me/dareenbulsho
Show all...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

๐Ÿ‘ 3โค 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.