cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

⚽️ Ciyaaraha Dunida ⚽️

Wararka Ciyaaraha, suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, ciyaaraha maanta, hoyga ciyaaraha caalamka iyo wixi ciyaaraha la mid ah kala soco halkan. UJEEDDADEEDUNA waa haqabtirka baahida loo qabo wararka iyo dhacdooyinka Isboortiga. ⚽⚽ CREDIT : Kooxda.com

Show more
Advertising posts
410
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
-230 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Barcelona Oo Guuldaro Lama Filaan Ah Kala Kulantay Monaco & Arsenal Oo Bar-Baro Kala Timid Bergamo. https://kooxda.com/barcelona-oo-guuldaro-lama-filaan-ah-kala-kulantay-monaco-arsenal-oo-bar-baro-kala-timid-bergamo/
Show all...
Waiting for instantView...
Show all...
12 Kulan Oo Uu Odegaard Ka Maqnaan Doono Arsenal Kadib Dhaawacii Soo Gaadhay. https://kooxda.com/12-kulan-oo-uu-odegaard-ka-maqnaan-doono-arsenal-kadib-dhaawacii-soo-gaadhay/
Show all...
Waiting for instantView...
Show all...
Show all...
Man United Oo War Fiican Ka Heshay Tababarka Ka Hor Kulanka Crystal Palace.

Mason Mount iyo Rasmus Hojlund ayaa labadoodaba muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin inay ku soo laabtaan tababarka Manchester United, iyadoo labada ciyaaryahan ay isha ku hayaan in ay ciyaaraan kulanka Crystal Palace ee Sabtida. Hojlund has not played at all this season due to a hamstring problem that he suffered during his first pre-season appearance of the summer against Arsenal in the United States. Dhanka kale, Mount ayaa dhaawac ku maqnaa tan iyo kulankii labaad ee kooxda ee ololaha cusub ee Premier League…

Show all...
XASAASI:Man City Oo Laga Mamnuucayo Dhamaan Tartamada Oo Dhan, Hadii…

Kooxda Man City ayaa ku jirta difaaca ku aadan eedaymaha 115-ka ah ee lagu soo oogay. Maxkamada Man City ayaa bilaabatay todobaadkan iyada oo lagu haysto sharciyo kala duwan oo ay jabiyeen. Warar ku saabsan ciqaabta ay wajihi karaan ayaa maalin kasta soo baxaya iyada oo taageerayaasheedu wadanaha farta ku hayaan. Wararka haatan soo baxaya ayaa sheegaya in Man City laga mamnuuci doono dhamaan tartamada oo dhan hadii lagu helo dambiga.

Show all...
Heshiis Dhacay: Xiddigii Hore ee Man United Anthony Martial Oo Koox Cusub Ku Biiray & Man United Oo Ka Fal Celisay.

Kooxda AEK Athens ayaa la soo wareegtay weeraryahankii hore ee Manchester United Anthony Martial. Laacibka reer France ayaa ka tagay Old Trafford dhamaadkii bishii June, iyadoo aan loo soo bandhigin heshiis cusub, taasoo la micno ah inuu qaab xor ah kaga tagay. Kooxo dhowr ah ayaa xiiso u muujiyay saxiixa weeraryayhanka khabiirka ah laakiin hadda waxaa la xaqiijiyay in kooxda ka dhisan dalka Greece ee AEK Athens ay la wareegtay. “Anthony Martial waxa uu u saxiixay kooxda ka dhisan Greece ee AEK Athens, kadib…

Show all...
Haaland Oo Ku Fashilmay In Uu Bar-Bareeyo Rikoodh Uu Cristiano Ronaldo Dhigay.

Erling Haaland ayaa lumiyay fursad uu ku jabin lahaa rekoodhka Cristiano Ronaldo ee kulamadii ugu yaraa ee loo baahnaa si uu 100 gool u dhaliyo hal koox. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Norway ayaa arbacadii soo galay kulankii Inter isaga oo dhaliyay 99 gool 103 kulan oo uu ciyaaray waxana uu u baahnaa hal gool si uu u jabiyo Rikoodhkii Ronaldo ee 100 gool uu ku dhaliyay 105 kulan oo uu u saftay Real Madrid. Si kasta ha ahaatee waxa uu ku fashilmay in uu gool dhaliyo waxana uu haatan kaliya la bar-barayn…

Waiting for instantView...
Show all...
Waiting for instantView...
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.