cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Dhaqan_wanaag ꨄ

🕊

Show more
Finland511The language is not specifiedReligion & Spirituality5 689
Advertising posts
15 778
Subscribers
No data24 hours
+417 days
+36030 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

╚═══════☆♡☆═══════╝ ┗━━━━━•❅•°•❈•°•❅•━━━━━┛ ✨ Somali Promotion ✨ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ✦ 📖 @Diinteenna_Macaan ❋ 🌟 @Al_xakiim ✽ ✨ @Quruxdaislaamka ❈ 🌼 @Hidaayatu_Rabi ✤ 🌸 @hogaan_Dumar ❅ 🌺 @Dhaqan_wanaag ✎ 💫 @TAMARSIINTARUUXDA ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ✰ 💡 @XikmadoSom ✽ 🏅 @Dhiiragaliye ❋ 📚 @AishaAhmed99 ✦ 🧠 @QalbiDhaye143 ❉ 📘 @kalimakariim ❈ 📝 @xaqiiqadanolosha ✎ 🔥 @Albaanichannel252 ✤ 🌟 @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ✦ 💬 @Dareen_side ❋ ❤️ @Hasancaashaq ✽ 🌹 @daren_jaceyl ❉ 💫 @Mohametahmed ❈ 🦋 @Noqoxiddig ✎ 🌟 @FAAIDOCHANEEL ✤ 🎨 @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 AQOON & FASAALO 🎓 ✦ 📖 @maanhage ❋ 🛠️ @farsamada ✽ 🎓 @KobciAqoontaada2 ❉ 🌟 @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 BUUGAAG 📚 ✦ 📚 @somalibooks ❋ 🏛️ @Somalilibrary ✽ 📘 @kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━  ◤──••──◥  ▐░░░░░░░░░░░░░▌ ⭐️ JOIN ALL CHANNELS https://t.me/dareenbulsho ◣──••──◢ 💫 Ku Sali Nebiga SCW 💫 ∴.·:¨¨:·. ☙.·:¨¨:·.♡
Show all...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

Ku qurxista habeenkiinan saliga nabiga ﷺ
Show all...
6 1
Photo unavailableShow in Telegram
❤️
Show all...
14😱 1🎉 1
Photo unavailableShow in Telegram
Wixii ugu qiimaha badnaa:
Show all...
"Dadka qaar ayaa u dhillaysta si ay hammadooda u dhargiyaan, kuwo kalena waxa ay u dhillaystaan si ay caloolahooda madhan u dhargiyaan". —📖 Jiridda Baambu
Show all...
💯 10🫡 3
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Show all...
10
01:58
Video unavailableShow in Telegram
🎚 Ads 🔺✖️ 𝗞𝗮 𝗪𝗮𝗿𝗵𝗮𝘆 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!
Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.
📢𝗧𝗮𝗻𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝘁𝗶𝗿𝗼 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗹𝗮 hubo ama la 𝗵𝘂𝗯𝗶𝘆𝗲𝘆!✅  ✅ 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗦𝘁𝗮𝗿 𝗧𝗲𝗰𝗵! ➡️Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay. ➡️  Xayeysiiska saxda ah Tirada dadka telgram aad rabto iyo Waliba qaybahooda da'da Waxbarashada iyo Gobolka Degaanka aad Jeclaan lahayd. ➡️Hal-abuur iyo xirado ku suurta galinaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto Mid caan ah Sidoo kale aad hesho Somali Sax ah. 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗦𝘂𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮? Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo la gaar dadka saxda aad Rabto mudo kooban Gudaheed.! 1️⃣👌 📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo! ⌨️𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡
Show all...
Xaysiiska Telegram.mp49.01 MB
1
AppBreweryCornellNotesTemplate.pdf0.41 KB
8
Saaxiibkey Maxaamed baan idinka sidaa intan: 2020 xili aan ku jirey bootcamp web development ah oy bixinaysey macalimad angelina yu( london app brewarry) ayaa waxan ka faa'iiday warqad ay nagula talisey inan note ka ku qorano( note-taking) warqadan waxa isticmalkeeda bilaabey proffsor dhigi jirey jamacada Cornell University, 1940 oo la dhaho  Walter Pauk, warqadana waxa la dhaha Cornell Notes. Warqadani waxay u qaybsantahay saddex qaybood, qayb yar oo geeska ah oo logu talogaley in lagu qoro keywords ka ama erayada ku dhaxjira cashirka ee u baahan inad xasuusato ama dhawaan aad si gaara u sii baadhid, qaybta wayn ee dhaxda oo notes ka caadiga lagu qoro iyo qayb hoose oo lo sameyay inad so koobid da note kas iyo waxad ka fahantahay  ku qortid ( summary). Warqadan marwalba oon class bilaabayo ama xirfad aan horumarinayo wan so daabacda, Si aad u isticmaashidna kaliya waxad u baahantahay inad warqada la dagto ood Stationeryada magalada mid iso saar oo buug iga dhig dhahdo, qiimaha ay ka qaadayana ma badna 100 warqadod oo buug lagaga dhigey waxay ka qaadi donan wax 2$ kayar, qiimo ahaan iyo isticmaal ahaanba iyada dhaanta buugagta loo isticmaalo note-taking ka( haduu printer guriga ku yaalana kaba si fiican). Warqada telegram kan hoose ban idin dhigey cidi danaynaysa ha kala dagto si gaara ardaydana wan kula talinayaa isticmaalkeeda iyo qofkii online ka wax ka baranayaba.
Show all...
4🤗 1🫡 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Show all...
7
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.