ilahay xus oo xasuusnow
Inaa ilaah lasheekesato ayaa ka wanagsan inaa ibnu aadam lashekesato๐ฏ
Show more- Subscribers
- Post coverage
- ER - engagement ratio
Data loading in progress...
Data loading in progress...
Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โMIDNIMOโ, which includes 96 chats.
Adigu kuma khasbanid inaad la joogtid qof ku khiyamaaya, adigu kuma khasbanid inay noloshaadu ku dhamaysto nin sanadba sanadku ka dambeeyo adigoo rajaynaaya inuu ku guursado ama adigu aroosto yacni ( lacagtaada ) Kuma qasbanid inaad uu dulqaadato nin carab dheer, kuma qasbanid inaad uu dulqaadato nin aan ku daryeelayn kuma qasbanid inaad xasuusiso inuu taleefanka kaa waraysto ama aad uu daba oradiid siin iyo daryeel iyo daneyn iyo jaceyl naxariis aadan adigu kaheleyn boqoradaay. Noloshu Nin MaAhan โ๏ธ๐๐๐ซ๐ฆ
Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โMIDNIMOโ, which includes 96 chats.
Wll Muscab invites you to add the folder โKORDHISโ, which includes 99 chats.
Waan ku jeclahay ma ahan dhabtii inaan kugu jecelahay wax walbo aad haysatid ee waa sida aad tahay iyo sidaan dareemo markastaan adiga kuu dhowahayโค๐ฆโจ๐๐ซ๐ฅฐ๐ ~Abdullahi dhaqane
Hoyga Rumeynta Riyadaada ..!
Qorraxdu kuma waydo quruxdeeda daruurta qarisay Xijaabka quruxdaada ma qariyo, inuu kordhiyo ma'ahee.โค๏ธ๐ฆ๐ฅ ~Abdullahi dhaqane
Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โMIDNIMOโ, which includes 98 chats.
Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.