cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Aisha Bintu Ahmed ❤✨

"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌❤ Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021 WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed

Show more
Finland487The language is not specifiedEducation10 841
Advertising posts
16 330
Subscribers
+724 hours
+417 days
+28830 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

╚═══════☆♡☆═══════╝ ┗━━━━━•❅•°•❈•°•❅•━━━━━┛ ✨ Somali Promotion ✨ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ✦ 📖 @Diinteenna_Macaan ❋ 🌟 @Al_xakiim ✽ ✨ @Quruxdaislaamka ❈ 🌼 @Hidaayatu_Rabi ✤ 🌸 @hogaan_Dumar ❅ 🌺 @Dhaqan_wanaag ✎ 💫 @TAMARSIINTARUUXDA ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ✰ 💡 @XikmadoSom ✽ 🏅 @Dhiiragaliye ❋ 📚 @AishaAhmed99 ✦ 🧠 @QalbiDhaye143 ❉ 📘 @kalimakariim ❈ 📝 @xaqiiqadanolosha ✎ 🔥 @Albaanichannel252 ✤ 🌟 @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ✦ 💬 @Dareen_side ❋ ❤️ @Hasancaashaq ✽ 🌹 @daren_jaceyl ❉ 💫 @Mohametahmed ❈ 🦋 @Noqoxiddig ✎ 🌟 @FAAIDOCHANEEL ✤ 🎨 @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 AQOON & FASAALO 🎓 ✦ 📖 @maanhage ❋ 🛠️ @farsamada ✽ 🎓 @KobciAqoontaada2 ❉ 🌟 @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 BUUGAAG 📚 ✦ 📚 @somalibooks ❋ 🏛️ @Somalilibrary ✽ 📘 @kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━  ◤──••──◥  ▐░░░░░░░░░░░░░▌ ⭐️ JOIN ALL CHANNELS https://t.me/dareenbulsho ◣──••──◢ 💫 Ku Sali Nebiga SCW 💫 ∴.·:¨¨:·. ☙.·:¨¨:·.♡
Show all...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

Major waa barnaamij ay soo saareen Telegramka Waana airdrop cusub oo ah update cusub Telegramka ay soo saartay kaasi oo Isticmaalayaasha Telegramka ay ku helayaan abaalmarino aad u qaali ah ayadoo isticmaalkiisa yahay free, Sidoo kale isticmaalkiisa waa reward meesha ku qorantahay adiga oo talo waxyaabaha qaar inaad samayso aad xidigo ku heleysid sida inaad ku biirto channelkooda iyo storyga saarato linkgooda iyo barnaamijyo kalr ayaa ku jiro oo la isku abaalmariyo Meesha kale xiisaha leh ayaa ah 8 saac kasta inaad push and earn qaadato taasi oo ah inaad shaashada telkaaga riixdid ood ku qaadatid ugu yaraan 915 star. Star muxuu faaido leeyahay Star waa sida coin camal 50 star hada wuxuu ka jogga telegramka 1.12 dollar markay so fasaxaana in lala bixi karo ka waran hadii aad heysato 20,000 star qiimahana meeshaas uun joogo imisa dollar haysataa qiyaas? Hadaba barnaamijkaan waxaa ka faaideysan karo qofkasta Telegram isticmaalo si aad isku diiwaangaliso shuruudo ma jiraan kaliya linkga gal kadibna shaqeyso https://t.me/major/start?startapp=5821072057
Show all...
Major

Welcome to @Major bot. Boost your rating by stars and completing tasks. Convert rating to $MAJOR token soon.

Photo unavailableShow in Telegram
Page kaas hala report garey Qur'aanka ayuu ku ciyaar 😡😒 https://www.facebook.com/profile.php?id=61566336471182&mibextid=JRoKGi
Show all...
👍 4🤬 3
𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑙 ♥️ part 5 Sagal Waxad Moda Inay Jacayl U Qadayso Hanad Iyado is waydinaysa Qofka sidan kula dhaqmaya sababty niyada uga rabto hadana way is diidsinaysa Waxa qalpigeda ka Guuxaya Hanad Marna niyadisa kuma so dhacdo sagal xta inay qof tahay io in kale maba kala yaqan Iyasu wuxu aad u jecel yahay inu  iska bashaalo imika maagalada Intas ayuba i imid isagu Halkana Saxibad ayu ku le yahay magaceda la idha Malika Malika waa gabar qurux badan hanad waxay u daba socota lacagtisa io inu yahay nin meel wlba laga yaaqan Isaga io iyada maagalada Ayay kuso dalxiisen Iyago Doon ⛴ wada fushan ayuu ku dhahay dhib aya i haysta marka ayay waydisay Maxa jira markas ayu dhahay Naag rer miyi ah aya guursaday intay indhaha tagtay ayay ku tidhi Maxad dhahday Oo imika xaas aya ledahay intu Xanaaqay ayu dhahay aniga xaas ima aha mana jecli kaliya hooyaday aya ku raali galinaya pas Malika niyada ayay iskala hadashay waxayna go’aan ku gadhay naagtas inay ka furi doonto Iyado ku leh Hanad Naag rer miyi ah ma qabi kartid kuma qalanto dadka haysku ceebayn Hanad aya kugu jawaabay hadalka iga xidh meshan uma iman hadalkeede Hanad io Malika Hal guri ayay ku wada nool yihiin kolba Xaflad io dalxiis ayay ku maqan yihin Hooyadi Aya wacday habenki wiilkeda iyado leh ila manta imad so wicin ma fican tahay Markas ayu dhahay haa hooyo mcn alhm seitahy wan yara mashquulsana manta Cabar yay wada hadlayen Mama’da iyado Hadlaysa Ayay tidhi Watan Sagal imika timid suuqa ayay ku maqnayde Hoo Lasi Hadal Markas ayu dhahay hooyo imika wada hadlaynay iyada sagalna way yaabty iyado og inay iskugu danbeysay malinku guriga ka baxay ee uu tagay is kamay jidhine Waxay dhahday haa hooyo imika wada hadlaynay Qolkeda intay gashay yay is waydinaysa Herka intas leg u isku diidsinayo Way iska aamusty Hanad wuxu Maqan Yahay mudo ah 5 bilood Sagalna intas waxa Barasho ayay ku jirta iyado diidaysa aqoon la’aanta io in kolba hanad ku idhahdo isku level ma Nihiin Mama’da aya ah qofka mar wlba sagal garabka sinaya leh waxbaro dharkan xidho hanad haku imado ado isaga ka aqoon io rer maagalnimo badane mama’du way dareensan tahay sagal io Hanad inanay isku ficnayn hadana hoosta ayay ka wadata isku so dhawan shaha labadooda Mudo ka din waxay laso baxday sagal qurux io aqoon dheeri ah iyado kuwa maagalka ka badisa mama’da Aya Hadyad ugu keentay sagal Gaadhi Sagal waxay og’aan ku gadhay mama’da inay wax walba u sheegto io iyada io hanad siday isku yihiin Habenki marka la garay ayay u timd Mamada Waxayna ku tidhi hooyo aniga waxa tahay saxibtyda waxana ku sheegaya wax walba oo jira oky ii sheeg aye ku tidhi Waxay tidhi hooyo aniga hanad marna ixtiraam ima siiyo sababto ah guurka io aniga midna raali kama aha imika wuxu ku maqan yahay maha shaqo Ee Naag ayu u tahay malika u dhaho mar walba isaga aya igu qasbi jiray ina ku dhaho aroos ma rabo ina ku dhaho u iso xidhiidhiya intasba isaga igu qasbay Mama’da intay ilin ka timid ayay ku tidhi hanad wanu fahmayne hooyo labad ayu haysta qof kale waxs uma adkaysten markas ayay ku tidhi inantydiyay wan aqaan dhaqanka hanad lkn waxs kama filayn isug wada wacaya sagal aya ku tidhi may hooyo iska dhaaf waxna how sheegine Mama’di qolkeda ayay gashay wayna  salaad walba u ducaysa sagal Subaxdi marki laso kacay ayay sagal mamada wada quracden Kadib mama’di aya dhahday sagal sidan wax fican maha inu ninkaga naag kale ku maqnado lkn fikir ayan ino haya si u uso noqdo waxan dhahaya wan xanuunsanaya ee kalay wan huba inu markina imanayo way isku raacen Hanad io malika Oo iska jimicsanaya aya laso wacay hanad markas ayay ku tidhi sagal setahy isna u ku damiyay mobelka mar kale ayay so wacday intu ka qabtay ayu dhahay maxad rabta yaah markas bay tidhi kaliya waxan ku sheegayay inay xanuunsa nayso hooyo wayna ku jartay intu Naxay ayu kuso celiyay lkn kamay qaban .
Show all...
13
Maalik Ibnu Diinaar Wxa Uu Ku yiri: "Qalbiga aan Laheen Dareen Murugo leh waa Qalbi Maran sida Guriga aan Cidna Dagganeyn uu U maran Yahay". @AishaAhmed99
Show all...
👍 4🔥 2👎 1
01:58
Video unavailableShow in Telegram
🎚 Ads 🔺✖️ 𝗞𝗮 𝗪𝗮𝗿𝗵𝗮𝘆 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!
Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.
📢𝗧𝗮𝗻𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝘁𝗶𝗿𝗼 𝘅𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗹𝗮 hubo ama la 𝗵𝘂𝗯𝗶𝘆𝗲𝘆!✅  ✅ 𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗦𝘁𝗮𝗿 𝗧𝗲𝗰𝗵! ➡️Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay. ➡️  Xayeysiiska saxda ah Tirada dadka telgram aad rabto iyo Waliba qaybahooda da'da Waxbarashada iyo Gobolka Degaanka aad Jeclaan lahayd. ➡️Hal-abuur iyo xirado ku suurta galinaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto Mid caan ah Sidoo kale aad hesho Somali Sax ah. 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗦𝘂𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮? Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo la gaar dadka saxda aad Rabto mudo kooban Gudaheed.! 1️⃣👌 📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo! ⌨️𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡
Show all...
Xaysiiska Telegram.mp49.01 MB
👍 1
𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑙 ♥️ part 4 Sagal aya ka daba kacday markay qolki gashay way iska seexaty isna sidii dhaqankisa ahayd dhulka intu seexday ayu mobelkisi laso baxay isago asxabtisa la sheekeysanaya Kadib Gabar ayu wacay  isago farxad io sheeko isla watan ayu dhahay quruxey Bari Wan ku Imanaya Aad Ayan Kugu xiise Sagal intas way maqlaysa Lkn dhag uma dhigin Wayna iska seexaty Subaxdi Marki laso kacay ayay sagal quracdi diyaarisay Marki miiska lays kugu imid Ee la Quracday ayu Hanad dhahay Hooyo Safar aya saka ahay wana bixi raba Halke ayay ku tidhi Mama’di markas ayu idhi (Canada ) tagaya halkas ayan hawlo ka leyahay Mama’di aya ku tidhi mad iska joogtid hooyo markas ayu dhahay wa qasab ina baxa hooyo markas haye ku dhahday Markas ayu dhahay wan diyaar garoobaya qolkisa ayu galay kadib sagal aya dhahday hooyo isug hanad aya diyaarinayaye markay qolka ugu gashay ayay ku dhahday kalaay hooyo mad runta u sheegtid ina Naago u tagaysid Marks intu uso dhawaday ayu ku dhahay Aniga noloshyda faraha lama so gali kartid waxna kama galin runtayda  io bentyda oky sagal ilin aya kuso istagtay wayna iska Aamustay markas ayu u raaciyay hooyaday waxba uma sheegi kartid   sagal wayka baxday qolkisa bananka intay tagtay kuso oohin dhamaysaty markas ayay wax ay sameeyso garan wayday mama’da haday runta la wadaagi lahyd Xanuuno ayay ledahay oo naxdinta io warwarka wa laga ilaaliya Sagal ma laha hablo ay saxib la tahay oy wax la wadaagto rerkeeda uma sheegto dhibkay ku jirto Wayna iska samirty ilahy ayay talo saraty Hanad asxaabtisa aya u imid si’ay usi keexeyan uso baxay hooyadi ayu macsalaameyay una baxay ✈️ Sagal wajigeeda murug aya ka muqata mama’di ayaa ku tidhi ma waxad ka warwarsan tahay tagi tanka hanad sagal dhibka maba ay dareensin sidi laba qof oo isku fican inay kala tagen Camal ayay u tidhi hooyo haa safarku u iska naxdin badan yahay markas ayay qolkeda gashay iyado leh ilahow nin aan waxba ogayn ha Cadaabin Mama’da waxay moodaysa inay Nin io naagti isku yihiin maba oga colaada dhextala labadan qof Hanad hooyadi ayu so wacay una sheegay inu nabad tahay sagal oo mama’da agjoogty aya maqlaysa iyado niyada ka tidhi alhamdulilah Sheekada inti macaanka io murugta ahayd wayso socota 🥺 Ee comments igu dhiirigeliye aan cajisinee🥺😢 Mideed kale waa ufasaxan tihiin inaa qadatan sheekada kaliya xigashada I oglada
Show all...
15👍 4
Waa gabar ku jirta nolol raaxo leh... Marka aan ku leeyahay waa gabar ku jirta nolol raaxo leh, kama wado waa gabar la gursaday. Inta badan markii aad maqasho nolol raaxo leh waxaa kugu soo dhacaya nolosha guurka, balse nolosh waxa ay ku xiran tahay qof walba sida uu ka dhigto. Waayadaan danbe waxaa badatay oraahda ah "gabdhihii wey hallaabeen iyo wey isbadaleen" lkn waxaa jirta gabar aanba sheekadaas iyo buuqaasba war u hayanin, haddaba waa tuma..? Waxa ay la nooshahay waalidkeeda, waa gabar ku fiican dhanka duruusta iyo waxbarashada, ma aha gabar saaxiibbo badan oo buuqa jecel waa qunyara socod laga nabad galo, ma ahan gabar xiriiro badan oo ninba xiiso kuma hayo danaheedaa ka badan micnaha, haa waa gabar waa la soo damcayaa, lkn taleefankeeda waxaad ku arkeysaa farriimo hal sano ka hor loo soo diray oo aysan wali ka jawaabin, yaaba waqti u haya, habeenkii xilli hore ayaa la iska seexdaa iyadoo uusan jirin faarax ku leh "xabbti iseexi" subixiina walwal la,aan ayay hurdada ka soo toostaa, quraac iyo is diyaarin ka dibne waxbarashadeeda ayay aaddaa!. Gabadhaasi sow jawi deggen kuma jirto😁 #aishabintuahmed
Show all...
27🥰 3👏 3💔 1
Photo unavailableShow in Telegram
Qormadaan ka soo aqriso Facebook page Aisha bintu Ahmed
Show all...
8
𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑦𝑙 ♥️ part 3 Mama’du Ayaa ku tidhi hanad Waa Wiil kaligi Ah Wxan Raba Inu ka baxo Nolashas Mama’du Waxay Arin walba u sheegtay si anay sagal u dhibsan la dhaqanka adag ee hanad Sagal waxay Is waydinaysa Hanad si aay isku fahmi lahayen Lkn hanad maha mid sagal io guurkeda midna uso jeeda Wuxu mar walba Ku dhaha sagal aniga xaaskyga ma tihid kaliya raali ahanta hooyaday aya ku qaaba  io ina iyada nafteeda u ilaaliyo Sagal maha mid dhag u dhigta hadalka hanad waayo hooyadi ayaba wax wlba u sharaxday io hanad dabeecadisa Sagal waxay ku mashquulsan tahay la qabsiga guriga waxana ka cawisa mama’da Waxadba mooda inay tuulo ka iman ay waligedba guriga ku nolayd siday mama’da u wada Sheekaystan io is dhexgalkoda Habenki Ayuu Hanad guriga imid wuxuna imid hooyadi Oo Seexaty kaliya Sagal so jeedo Waxayna Ku tidhi fadhiso Aan Casho kuso diyaariye Lkn intu iska dhafay ayuu dhahay asxabtyda laso casheeyay Qolkisa ayuu galay Sagalna waykaso daba gashay Sidii Dhaqankisa ahayd Dhulka ayu seexday Mobelkisa ayu laso baxay isago hablo la sheekaysanaya video call aadna u qoslaya anay kaba qasnayn Sagal dhaqankiisa io isaga tona uma bogin lkn mama’da darted ayay ugu samraysa Subaxdi Sagal Waxay diyaarisay Quracdi waxayna so yedhay mama’di hanadna uso baxay halki aya lagu wada quracday mam’di aya hadal kaftan ah kuso turtay hanad io sagal waxayna tidhi incha allh malin dhaw waxa miiska buxin doona ciyaalka ayeeyda u noqon doona wan farxad aad u weyn Hanad aya marku maqlay hadalki  hooyadi ku saxday cuntadi isago ka Naxay hadalkas Markas ayay hooyadi ku tidhi Hoo biyaha maxa kugu dhacay marku Cabay ayu dhahay waxna kaliya wan saxday Markas ayu baxay sagal aya qolkedi iska gashay mama’di Aya uso gashay Oo ku tidhi Sagalay mid samee Cuntada hanad cunaya shaqalaha haw dirin adiga gacantaada ugu so kari qolkisana adiga hagaji waxay ka caawinaysa inu hanad dhaqankisa badalo Wana ku baraya cuntoyinka u jecel yahay haye hooyo ayay ku tidhi mama’da aya aad ula dhacda dhaqanka wanaagsan ee sagal io siday u ixtiraanto anay hadalkeda u diidin Sagal waxay is waydisa mama’da wanaagsan io wiilkan dhaqanka xun haddana waxay ku hilmamta xumantisa hooyada xanaanadeda fican Mama’di io sagal waxay wada diyaariyen Casho aad U Qurux badan Hanadna u jecel yahay kadib ayay Mama’di ku tidhi sagal orod dharkas so xidho sagal qolka ayay gashay wayna so xidhaty iyado dhibsanaysa waxanba Markay so baxday Ayay mama’di aad ula dhacday Quruxda sagal kuna tidhi m.a inantydiyay Hanad aya so galay guriga Markas intu qolkisa galay ayu so baxay halki io miiska cashada imid iyago hooyadi ku leh mamo seetahy is yara wareysten kadib Cashadi la so wada dul fadhistay markas ayay mam’du aragty hanad inanu marna ishu kaga dhacayn Una xageda egayn Markas ayay mama’di dhahday hanad Hooyo waxad heshay Gabar aad u qurux badan una fican iyado rabta inu eego sagal lkn hanad waxasi uma jeedo isago eeginba ayu dhahay haye hooyo Cafimaad igu cashe kadib qolkisa ayu Tagay
Show all...
10👍 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.