cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Ayaanle Gentle

.........🤏Sariflaha axmeddaahir👌......... 🔥ka Sarifo TELESOM 337261 🔥 *377*337261*Dollar# *277*337261*SLN# 🔥ka Sarifo SOMTEL65 4646 887 🔥 *109*654646887*Dollar# *119*654646887*SLN#

Show more
Finland3 880The language is not specifiedEconomy & Finance77 722
Advertising posts
206
Subscribers
No data24 hours
-17 days
-130 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
00:05
Video unavailableShow in Telegram
Sawiro duni wada Sarif Raadis ah oo sariflaha axmeddaahir yahay mid Adeeg Hufan leh ,Xili kastaana daryeel iyo degdegsiimo ka Helaysid #money #exchange #somali #kasarifo
Show all...
9.80 KB
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Show all...
BORAMA,AWDAL 2024 MuqaalKii Ugu Qurxoona | 4K Video

Photo unavailableShow in Telegram
Show all...
Driving In Borama - Awdal Streets

BORAMA waxay u dhowdahay xadka Itoobiya iyo Jabuuti. Magaaladan waxaa degan dad gaaraayo in ka badan 600,300 oo qof tirkoobki guud ee 2020. Boorama waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu taariikhda dheer dalka Somaliland, waa dhulkii eey maamuli jireen saldanadii Adal. Deegaanka magaaladu ku taalo waa dhul sare oo buuroleey ah, midaasi oo ka dhigta qaboow wakhtiga jiilaalka. Magaalada Boorama waa saldhiga waxbarashada Somalia Gar ahana Somaliland, waxaa ku yaala dugsiyo, koolejyo iyo jaamacado badan; midaasi oo sababtay in Boorama loo bixiyo "hooyga waxbarashada shacabka Soomaaliyeed". Borama waxa ku yaala Jaamacada ugu wayn waqtigan dalka Soomaaliya ee Jaamacadda Camuud( AMOUD UNIVERSITY ) Intaasi waxaa dheer in Borama tahay meeshii lagu aasaasay heshiisyadii beelaha waqooyiga Soomaaliya ka dib dagaaladii sokeeye ee 1991 Kii Guud ahaan magaalada Borama waa mid jawi degan oo nabad iyo aqoon lagu yaqaano #Borama #Awdal #somalia #somaliland

Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
00:07
Video unavailableShow in Telegram
6.75 KB
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.